Sign in to follow this  
SOO MAAL

Waxaa magaalada Jowhar kasoo degay wafdi uu hogaaminayo Ra'iisul wasaare Cali Gheedi

Recommended Posts

SOO MAAL   

Waxaa magaalada Jowhar kasoo degay wafdi uu hogaaminayo Ra'iisul wasaare Pro Cali Maxamed Geedi

Somaliweyn - Jowhar Garoonka Diyaaradaha -Somalia - 7/06/05

 

Waxaa timi dayaaradii ugu horeeysay oo sidey hay'adaha qaramada midoobay iyo wariyeyaal uu ka tirsan yahay C/raxmaan Koronto oo ah wariyaha BBC-da waxa ayna soo degtay abaarihii 10:00am barqanimo waxaana lafilayaa ineey goor dhow soo garaan diyaaradii sidey Pro: geedi.

 

 

Waxaa ka mid ah dadka kasoo hormaray Pro. Geedi Safiirka Baritain ee soomaliya Devid pil safiirka Mareeykanka, safaarada swedan masuul ka socda, safiirka Talyaaniga, safiirka koonfur Afrika u fadhiya Keenya, masuuliyiin UNDP, Saciid warsame oo ah madax ka tirsan WFP oo hadal yar ka jediyey garoonka ayaa sheegay ineey sugayaan ra'iisul wasaaraha oo halsac ka dib soo degi doona iyadoo oo halkaasi ugu sii gudbi doona kiliga Shiinaha oo la doonayo in xariga loo jarro.

 

 

Dayaaradii labaad ayaa waxa ay soo degtay abaarihii 10:37Am Barqanimo waxa ayna sidaa wafdigii Pro Geedi oo uu ka mid ahaayeen labada Gole ee dowlada Federaalka wasiiro iyo xildhibaano oo aan gartay Mawliid Macaani Maxamuud iyagoo ugu sii gudbay kiliga Shiinaha.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this