Allamagan Posted May 27, 2007 M. Dhere the mayor, the governor, and now the head of police... Mogadishu 27, May.07 ( Sh.M.Network) Guddoomiyaha gobolka Banadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Max'ed Cumar Xabeeb Max'ed Dheere oo shalay la hadlayay qaar ka mid ah ciidamada dowladda ayaa sheegay in aan la sheegan karin darajo qof aanu laheyn. Max'ed Dheere ayaa sheegay in ay jiraan dad aan heysan decreeto dowladeed oo wata garaadooyin sar sare, kuwaasi oo uu ku tilmaamay waxba kama jiraan. Waxa uu sheegay in wixii ka dambeeyay markii ay dhacday dowladdii hore ee Max'ed Siyaad Barre qofkii garaado dheeri ah qaatay waxaanu la tiigsan doonaa sharciga ayuu yiri Max'ed Dheere. Waxa uu sheegay in maamulkiisa uu hayo liiska ciidamada ayna tahay in ciidamada ay joojiyaan nidaam xumi uu sheegay in ay ka shaqeynayaan, isagoo tilmaamay in la xaadiri doono ciidamadaasi, isla markaana qofkii lagu arko darajo uusan laheyn oo aanu siin madaxweyne ama duq magaalo ay horkeeni doonaan sharciga. Guddoomiyaha gobolka Banadir ayaa waxa uu sheegay in askari kasta laga doonayo in uu diyaar u yahay gudashada waajibaadkiisa, isla markaana aysan jirin cid lagu qasbayo shaqadooda. Waxa uu sheegay in ciidamada booliska la siin doono seminaaro la xiriira howlahooda si sare loogu qaado tayadooda. Waa hadalkii ugu kululaa oo Max'ed Dheere uu u jeediyo ciidamada booliska tan iyo markii loo magacaabay maamulka gobolka Banadir. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted May 27, 2007 Dhere is funny man......his job is to upset Yey and the Ethiopians are giving him the green light. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted May 28, 2007 loool...tolow yuu u dan leeyahay? Afgudud? G/sare Beebe (what a joke)? Mise isaga laftiisa...? horta jagadan uu xambaarsan yahay ma qaban karaa? Maroodigu takarta saaran uma jeedo! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ojelle Posted May 28, 2007 Good job Mr Dhere, Clean up the mess, We somalians are behind you, kick some asses. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted May 28, 2007 Kick some asses aa, Duke ha ku maqlo! Quote Share this post Link to post Share on other sites