General Duke Posted August 22, 2008 Baardheere: Barre Hiiraale oo ku sii jeeda gobalka Gedo. 22. august 2008 Baardheere(AllPuntland)- Xildhibaan Barre Aaden Shire ( Hiiraale) ayaa maanta laga saaray Magaalada Kismaayo ee xarunta Jubada Hoose ,wuxuuna caawa ku sii jeedaa Magaalada Baardheere ee gobalka Gedo. Jenanka oo ay Maleeshiyadiisii u awood sheegteen Kooxo ka soo horjeeda Maamulkiisa ,ayaa galinkii dambe ee maanta isagoo wata gaadiid dagaal oo kooban ka baxay Magaalada Kismaayo duleedkeeda ,markii dagaalo xoog leh looga adkaaday. Warar hoose oo ku dhow dhow Xildhibaanka ayaa sheegaya in uu Barre Hiiraale ku sii jeedo Magaalada Baardheerre oo uu ka soo jeedo ,isagoo halkaasi kula kulmaya Odayaasha dhaqanka kalana hadli doona sidii loo siin lahaa ciidamo uu dib ugu laabto Magaalada Kismaayo. Gen. Barre Hiiraale oo dhawaan hadlayay ayaa sheegay in uu dagaal la gali doono Kooxaha ka soo horjeeda maamulkiisa, dagaalkaasi wuu dhacay waana tan maanta Xildhibaanka looga saaray magaalada Kismaayo. Wariye ka tirsan AllPuntland ayaa sheegay in uu Xildhibaanka iyo Ciidamo la socda ,ay ka baxeen Magaalada ayna sii baacsadeen Kooxaha ka soo horjeeda Maamulkiisa. Saarida maanta Gen. Barre Hiiraale & Xubnihii la socdey laga saaray Magaalada Kismaayo ,kama aysan hadlin dawladda Faderaalka ee Soomaaliya oo uu xubin ka yahay Barre Hiiraale, waxa ayna horey usheegtay dawladda Soomaaliya in ay Kismaayo isku hayaan beelo halkaasi dega. Gudoomiyihii gobalka Jubada Hoose Ilyaas Badal Gaboose, Duqa Magaalada Ibraahim Timajilic & dhamaanba xubnihii dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ayaa sannadkii 2007-ba laga saaray Kismaayo ,ayadoo ay ka saareen Maleeshiyo taabacsan Xildhibaan Barre Aaden Shire (Hiiraale). F. C. Geylan AllPuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 22, 2008 source An article in a Somali based "Mujahid supporter" or an InadacADE site on Hiiraale, Kismayu and its importance of the JVA... Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 22, 2008 Hiiraale and his anti governemnt stance "Kismayu is mine alone".. source Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted August 22, 2008 ^Lol, war maad iska daysid Horn madax xanuun hakuridinee Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 22, 2008 generel duke its not like the joined the t f g its alshabaab and xassan turki these guys Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 23, 2008 ^^^Adeer who are the Al-Shabaab or Kismayu. Its simple the youth of Waamo= Al Shabaab of KISMAYU. As for Xasan Turki, what ever help he gave may Allah reward him and guide him. Quote Share this post Link to post Share on other sites
unknown1 Posted August 23, 2008 guide him to what? qabiil or what? i know you consider him as a traitor because he fights for al-islaam. Quote Share this post Link to post Share on other sites