Sign in to follow this  
Emperor

More reinforcements for Hizbul Islam pour into Mogadishu

Recommended Posts

Emperor   

Axmed Madoobe oo sheegay inay Gurmad u soo direen Muqdisho

 

By Somalimirror on 12 May, 2009 4:45 PM in Main, Wararka

 

MuqaawamoAxmed Madoobe oo Xubin ka ah Xizbul Islaam ee ku sugan Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa ku baaqey dagaal ka dhan ah Ciidamad AMISOM ee ku sugan Magaalada Muqisho.

 

Ciidamada Xisbul Islaam ee Kismaayo

 

Ciidamada Xisbul Islaam ee Kismaayo

 

Xilli uu u waramayey barta Enternet-ka ee Al-jazeera.net ayuu ka hadley fikirkiisa ku aadan Dagaalada Muqdisho oo uu sabab uga dhigey joogitaanka ciidamada AMISOM, waxa kale oo uu intaa raaciyay in Dadka Soomaaliyeed isku filan yihiin arimahoodana ay xalisan karaan haddii aan fara gelin shisheeye lagu heynin.

 

Ciidamada AMISOM ayuu ka dalbadey inay Dalka isaga baxaan waxa kale oo uu intaa raaciyay”Boqolaal ka mid ah Ciidamadeena ayaanu u dirney Muqdisho oo gacan siiyaan xoogaga kale Xizbul Islaam & al-shabaab si ay ula dagaalamaan Ciidamada AMISOM”.

 

Waxa uu sidoo kale ka hadley Niyada uu Dagaalka u hayo waxa uuna yiri”Waxaan diyaarinay Qeybo si sare ugu tabo baran Dagaalka khibranba ka helay Dagaalkii Ciidamada Gumeysiga lala galey”.

 

 

Baaq ayuu u jeediyay Xoogaga Muqaawamada oo ugu baaqey in danaha gaarka ah ee Shakhsi ama Urur ka horeysiiyaan midda guud.

 

Dhanka kale Afhayeenka Maamulka Islaamiga ah ee Magaalada Kismaayo, Sh Xasan Yacquub ayaa ku tilmaamey dagaalada Muqdisho ka socdo jihaad xukuumada Sh Shariif hogaaminayo ayna waxba dhaamin tii C/laahi Yuusuf.

 

Waxa uu sidoo kale sheegay in Dagaalada Muqdisho ka socda ay qeyb ka yihiin, waxa uu sidoo kale sheegay inuu jiro gurmad balaaraan oo dhinac walba Magaalada Muqdisho uga imaanaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

There is no Xizbul Islam to talk about. It’s a sham entity that has no real organization to back up its claims. There is an understanding however among various Islamic groups to support each other in the large conflict in the south. This war will set back whatever developments achieved in important areas in the south.

 

It’s a major setback not for Sharif only, but for many like Madoobe who foolishly brandish sending youths to kill their brethren in Xamar.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^They are united thus far, lets say Sharif is toppled and AMISOM are thrown into the sea. Then what ? You have various organisations all indepenent of each other.

 

This looks silly.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Its getting mad Xiinow, and as it seems the madness and mortars isn't gona stop any soon...

 

Kuwa hada carcartoodi qaba ayaa kusoo gurmaaya, Ilaahow masaakiinta ugargaar...

Share this post


Link to post
Share on other sites

The unity is superficial, and will not last long. Madoobe has been insisting to significantly change the Kismayo admin, which is dominated by alshabaab. Since the arrival of Aweys some including him are counting on drastic changes of the dynamics in Xamar in order to weaken Alshabaab’s military power. Aweys wants to head Xizbul Islam, but there is no effective framework to do so in existence.

 

They will kill, destroy and weaken somalia and its people. Even if they win this one, they wont get far with it for they have no plans to compromise with others who are independent of thier rule

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by xiinfaniin:

The unity is superficial, and will not last long. Madoobe has been insisting to significantly change the Kismayo admin, which is dominated by alshabaab. Since the arrival of Aweys some including him are counting on drastic changes of the dynamics in Xamar in order to weaken Alshabaab’s military power. Aweys wants to head Xizbul Islam, but there is no effective framework to do so in existence.

It is amazing what people are willing to admit when the going gets tough.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Fiiri laakiin saaxiib, jumladaan qoray waxaad ka heshay maad noo sheegtid Horn. Kolbaa waxbay kuu dhashay'e

 

Midda kale xaaladu labadeenna kuma cakirna, ee meela kalay ka cakirantahay

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Waxay ku cakirantahay dadka dagaalku ku haysto guryahooda, oo ama dhaawaca ah ama baqada ah. Anigu hadda xafiiskaygaan dhex fadhiyyaa oo waa horaan soomaliyya ka imi awoowe

 

War adna?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

So why take my earlier comment personally?

 

Waxaad moodaa inaad shaqsiyan u qaadatay hadalkii yaraa aan soo tuuray.

 

Kolay ha ahaato.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this