Sign in to follow this  
General Duke

Galkacyu: Puntland troops arrest masjid Salahudin Imaam

Recommended Posts

^^^lol..Thats funny adeer thank you.

 

However Duke has never been confused about the threat of the fake religious groups and their naive fans. He was never gullible enough to believe in the “religious” convictions of those who fight the Kafirs all the way from the comfort of their western homes. Galkacyu today is much safer than any other comparable city in Somalia because its inhabitants wont stand for such crap. So the message is clear, these people dont fear God, they fear men and institutions like the PIS, which will hunt you and them down if you open your mouth like the case of this man.

PIS will come for you specially if you wear old ladies garb like Godane.

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamo Dheeraada Iyo Taliyaha Policka Puntland Oo Galkacyo Soo Gaaray.

Posted by Ali on September 20th, 2010

 

Galkacyo(Puntlandi.com);- Magaalada Galkacyo ayaa maanta waxaa soo gaaray taliyaha ciidanka Policka Dawlada puntland Afay Cali Xaashi iyo ciidamo uu horkacyo.

 

Taliyaha ayaa waxaa weliyay saraakiil ciidan iyo ciidama Polica waxaana ay ka qaybgaleen kulan looga hadlayay amaanka.

 

Imaanshaha taliyaha ayaa kadanbaysay shaqaaqo ka dhalatay hawlgal ay sameeyeen ciidamada sirdoonka dawlada puntlad.

 

Taliyaha iyo Saraakiishan ayaa booqday xabsiga dhexe ee magaalada Galkacyo halkaa oo uu ku xiranyahay Shiikh Ismaciil Jamac Mire.

 

Ali Ahmed Abdi

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Is the man still in jail?

 

I am getting reports that he is free and back to his mosque to breach . And authorities are calming the masses down.

 

Wararka Maanta ee Minneapolis :

 

Warar hordhac ah oo ka imaanayya magaalada mattaansan ee gobolka MN ayyaa sheegaya in wiil dhalinyaro ah oo calanka Puntland labisan, farshaxan lagu xardhay qoraalka P.I.S jeeni qaaran, oo labada gacmood ku sitta sawirkii hoggaamiyihii fashilmay ee dawladda TFGdii hore uu mudaaharaad aan cidina ku wehlin ka wado xaafada Cedar. Waxa wararku intaa ku darayaan in wiilkan dhalinyarada ahi uu caro la muraara dillaacay ka dib markii uu maqlay in Sheekhii shalay lagu xiray Gaalkacyo la sii daayey.

 

Waxaa la arkayaa isagoo ku qaylinayoo halku dhegyo ay ka midyihiin Sheekh Ismaacil ha dhaco, P.I.S ha guulaysato, iyo erayo xammaasadi ku dheehantahay oo ku cabirayyo dareenkiisa. Gabar meesha goob jooge ka ahayd ayyaa xaqiijisay in inanka calanka Puntland labisan ay maalin ka hor ku aragtay coffee shop, isagoo xayeesiinaya, dharka hoos laga xirto ooy ku dhantahay astaamihii calanka Puntland...ayna la yaabyatay markay aragtay asagoo keligii qaylinayya. waxay tiri, wuxuu magaciisa markii iigu sheegay duke

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Good well done, again that was amusing. The young man in your story was exercising his, American right to demonstrate. Unlike some he did not literally blow himself up out of anger,on the instruction of and on behalf of men who occupy ones fathers home. :D Never the less thank you for the story. At least one of us can take a joke.

 

Now back to the topic, not sure if the man is released or not, but he was sent a clear message, he has no power other than which is traditional and clan based in Galkacyu, he was arrested, man handled and taken to jail, and as the news reports are clear it was not, Al Shabaab, Godane or his follower Xiin who released him, but his elders who have put their names on the line. Let’s wait and see how things turn out.

Share this post


Link to post
Share on other sites

:D:D @it was not Al Shabaab, Godane or Xiin who released him

 

 

Ninkii la fasax baan u gartay, duke.

 

Hadda ma waxaad na leedahay waxoo dhami dhoollo-tus bay ahaayeen :D ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^If he is indeed released, which is not clear yet the sources stated that it’s on condition and to to his sub clan elders. Maybe the PIS, found out he was all just hot air, and under duress started sweating and pleading innocent, who knows?

 

Again he had no power to stop the PIS, when they came for him, his followers could only scream for no more than an hour, and had no power to stop his arrest nor could they release him, he was shown to be what he was, a simple man who could be touched, regardless of what he thought of himself. The era of the fake religious groups is wanning in Somalia, and the PIS are still strong, those who are upset at this fact and want to explode themselves can do so... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by xiinfaniin:

Allow dalka noo deji, oo nabad noo keen

Indeed if only they stopped giving false cermons to children while fearing for their safety.. Life would be sweet.

 

Again no need for fiction lad, let me refer you to todays news and another shamefull example of the fake religious nonsense some support blindly...What a waste of life

 

Suicide bomber attacks Somali's presidential palace:MOGADISHU, Sept 20 | Mon Sep 20, 2010 1:58pm EDT

 

(Reuters) - A suicide bomber blew himself up at the gates of the presidential palace in the Somali capital Mogadishu on Monday but there were no other casualties, police said.

The sad irony is he was trying to blow up the ultimate fake Shiekh Sharif Ahmed... :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Labadiina iga koreeya maxaad isu shidaynaysaan? Duke adiguna bilaash baad PIS udhifaacaysaa, Xiin adiguna gardaraad kuhaysataa nimankaa haday sidan wax udhaceen.

 

Wadaadka lagama shakiyi karo miyaa, lamana xiro karo miyaa? Hiidiise PIS-tu markay wax kuwayday ama ay odayaasha damiinteen siidaayeen soo sidii larabay ma ahan, like any system does.

 

Dhib majiree shidada iska daaya, Wadanka Maamul iyo Odayaalba waa leeyahay waana inay is dhagaysteen oo wada shaqeeyaan. Wa intaas wax dhacay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

KKL, adeer there is no shiddo to speak of, so calm down

 

duke, the news is sad, your cheap point scoring even sadder. One understands the alshabaab craze, and the reactionary mercenaries that had come about to combat them.

Share this post


Link to post
Share on other sites

xaji xunjuf, adeer maleeshiyada yaa dirsaday horta, ma anagaa dirsannay mise ninka markabka badda yaal saaaran?

 

tan danbaan u haystaa xaaji xunjufow :D ,

 

midda kale xaaji xunjuf, waaydan isma aannan waraysane, nimankii ogaad-een ee badda kasoo daatay yaa loo haystaa ninyahow :D ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xiin: lol@ Cheap point scoring. No there is nothing cheap about it, you have to take it like a man and down blow yourself up in this thread. :D I remember not long ago, a mere few years, you were a die hard fan of Al Shabaab/Xasan dahir, then Sharif Ahmed and now the man in Galkacyu. A clear pattern indeed. I have been supporting the state and the people of Puntland throughout.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xiinfanin laga yaaba inu Melez dirtay melez wa balayo, laakin meleeshiyadka ashahaado la dirirku wa hayad madax banaan sidan anigu ogsoonahay , wixi puntland ku halis ah ama wixi ay argagixso ku arkan inyar xita haday dareeman sujudu haday aad u madowdahay , ashahaado la dirirku way so dhaqaaqan hawsha na way qabtaan

 

Xiin faninow Nimanki cagaha dhadheera arimahoodi wala badhaya siilanyo gudi bu u saaray sidi caadada u ahayd waxa la igu yidhi aniga intay badhitaanku socdo waxba saxaafada ha u sheegin :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this