A_Khadar Posted March 10, 2010 Huge demo in Buuhoodle for supporting the SSC meeting in Buro wadal and its final outcome . This is the wish of the SSC people and supporting gesture from the people to the new elected Khusuus that were sworn. Best wishes to the 21 elected Khusuusi. Success! Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted March 10, 2010 Blue flag is waving up high in the clear sky of Buuhoodle! Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted March 10, 2010 Buuhoodle(Jidbaale):-Banaanbax balaadhan oo lagu taageerayo go,aamada kasoo baxay shirkii madax dhaqameedka dhaqanaka ee Gobolada Sool Sanaag iyo Cayn mudooyinkan uga soconayay deegaanka Buuro-wadal ayaa maanta ka dhacay magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn Halkan ka daawo Muuqaal. Banaanbaxaasi ayaa waxaa ka qayb qaatay dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Buuhoodle kaasi oo lagu tilmaami karayo banaanbixiii ugu balaadhnaa ee abid ka dhaca magaalada Buuhoodle. Shacabkan banaanbaxayay oo aad uqiiraysnaa ayaa waxay socdaal dheer oo lug ah ku soo wada mareen wadooyinka waawayn ee magaalada Buuhoodle iyagoo ku dhawaaqaya halku dhigyo kala duwan oo ay ku muujinayaan taageerada balaadhan ee ay uhayaan shirka madax dhaqameedka ee SSC uga socda magaalada Buuro wadal iyo qaab dhismeedka 21 xubnood ee golaha khusuusiga ee ay yeelan doonaan gobolada SSC . Socdaal kaasi dheer ee ay dadwaynahani kusoo mareen wadooyinka waawayn ee xaafadaha kala duwan ee magaalada buuhoodle ka dib ayaa waxay isugu yimaadeen garoonka kubada cagta ee xabado Stadium football, halkaasi oo ay kula hadleen masuuliyiin tiro badan kuwaasi oo dhamaantoodba taageero balaadhan u muujiyay shirka madax dhaqameedka ee Gobolada SSC uga socda deegaanka Buuro wadal. Dadwaynahan oo shucuubtoodu aad u kacsanayd ayaa dhamaantoodba waxaa wajiyadooda ka muuqanaysay farxad balaadhan iyagoo intooda badan ruxayay caleemo qoyan iyo calanka buluuga ah ee Soomaaliya. Isku soo wada duuboo banaanbaxaasi ayaa wuxuu kusoo gabo gaboobay jawi farxadeed kaasi oo si habsami leh u qabsoomay halkaasna ku muujiyey shucuurtooda. Abdi omar cabdi Buuhoodle, Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 10, 2010 Garaad soofe duraan shirki fashil bu ku sheegay maxa ka jira arinkas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted March 10, 2010 ^ Xaaji that's mini internal disputes and already resolved. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 10, 2010 I heard Garaad soofe Maxamuud xaji cumar camay buu meesha keenay oo walaga diiday shirki na wa diiday now Beesha buhoodle support the khusuusii but the garaad of buhoodle doesn’t. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted March 10, 2010 The will of people matters most! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted March 10, 2010 Thank you walaal A Khadar, True the will of the people matters most! Well done reer Buuhoodle Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted March 11, 2010 Few may try score point here and there and many successionists may exagerrate but the end of the day the populas will win...Yes the people will win.. The blue flag is still waiving Buhodle. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted March 11, 2010 I suspect they support garad baruud. He is another garaad of another section at buhoodle!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 11, 2010 *Great pics, the blue flag Is right there in the capital of Cayn in the heart of Buhudle. Well done & power to the people. Quote Share this post Link to post Share on other sites