Jacaylbaro Posted October 17, 2009 Deegaan ka tirsan Gobolka Sool, ayaa la sheegay in uu ka dhacay wax loo maleeyay in uu yahay Folkaane ka qarxay. Kaas oo sababay in uu dhulka hoos u qodo meelo kala duwan. Siday sheegayaan Wararka ka imanaya Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, Deegaanka Dhallaamo-cune oo hoos yimaadda Deegaanka Kala-baydh ee Gobolka Sool, ayaa la sheegay in ay ka dhaceen Qaraxyo xoog leh oo sababay in Dhulku hoos u go’o, kuwaas oo dadka deegaanka ku dhaqan iyo Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolkaas oo goobta tegay ay sheegeen in loo maleeyay in uu yahay Folkaane qarxay amaba Dhul-gariir goobtaa ku dhuftay. Wararku waxay intaa ku dareen in goobta ka hor intii aanu goobtan Qaraxu ka dhicin, maalmihii la soo dhaafay la arkayay goobahan oo ay ka soo baxayeen Qiiq iyo Gariir xooggan. Kuwaas oo aakhirkii habeen hore sameeyay Qarax xooggan oo laga maqlayay deegaankaas iyo kuwa ku ag-dhaw. Siday sheegeen, dad goobtaas gaadhay oo ka mid ah Masuuliyiinta Gobolka Sool iyo kuwa deegaankaa ka ag-dhawaa, Qaraxan dhacay wuxuu sababay in ay samaysmaan laba God oo waawayn, kuwaas oo qiyaastooda lagu sheegay ilaa 30-Mitir oo isku wareeg ah ballac ahaan iyo dherer ahaanba. Goobtan Qaraxu ka dhacay oo ah Dooxo ku dhex taala meelo Buuraley ah, ayay goob-joogayaashani waxay ntaa ku dareen in labada God ee dillaacay ay ku shubmeen Biyihii Dooxadu. Sidoo kale, dadka goobta gaadhay waxa kale oo ay sheegeen in laga maqlayay gudaha Godadkan sanqadh ay u qaateen inay tahay in Godku uu dumayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted October 17, 2009 Interesting. A similar phenomenon was experienced in Togwachale district couple of years ago. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted October 17, 2009 Maybe this has been coused by the first roadside bomb planted by the supporters of Garaad Jaamac. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted October 17, 2009 Could be the Earth's tectonic plates, da boundaries for that may not be far from this region. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 17, 2009 Originally posted by MoonLight1: Maybe this has been coused by the first roadside bomb planted by the supporters of Garaad Jaamac. loooooooooool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 17, 2009 This is great news waxa fiicnan lahayd inay ka qaraxdo dhul dilaac between Somaliland and koonfuria taasa fiicnan lahayd. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted October 18, 2009 ^ loool @ Konfuria! ...may be this could be related to Al Shababs oo dhoola tus ka suubinaya area-yada. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted October 18, 2009 Originally posted by Xaaji_xundjuf: This is great news waxa fiicnan lahayd inay ka qaraxdo dhul dilaac between Somaliland and koonfuria taasa fiicnan lahayd. How is this great news???? Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted October 18, 2009 ^^^ I think he explained dat at da end of his sentence. dhul dilaac between Somaliland and koonfuria Xaaji Xeyraan would like to see the seperation of Somali regions by means of natural disasters like dat of volcanoes and earthquakes. dat would make Somaliland stand out from the rest and no borders. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 19, 2009 He should see Filibiin or Indonesia if he thinks that isolated islands, et cetera, cannot be united and can work for his favour of disunity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 19, 2009 cimiladiina idinkama amaan helayso idinka ,,,, i mean xaajiga ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted October 19, 2009 Illaahow hadday dabiici tan tahaa..... nomads sempre nomads, yaa ka dhaadhacsiin kara in Somalia became a natural testing laboratory... before it was somali sea now the main land Quote Share this post Link to post Share on other sites