Sign in to follow this  
Paragon

Dad lagu xir-xirey Galkacayo [repost]

Recommended Posts

Paragon   

Well, an earlier topic of the same title simply vanished without a trace. I have no idea why it disappeared. I am hoping it has something to do with the mentioning of clan names within the article. Having that in mind I omitted the clan references and I am reposting it. I am also hoping contributors would not mention clan names to avoid deletion.

------

 

Dad lagu xir-xirey Galkacayo

8 Nov 8, 2006, 08:34

 

Ugu yaraan dhawr iyo toban qof ayaa lagu xiray Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunt Gobolka Mudug kadib Markii ay sheegeen in ay taageersan yihin Maxkamadaha.

 

Ciidamada Dawlada Puntland iyo dad taageersan Dawlada ayaa maanta weerar ku qaaday meherado lagu tuhusan yahay in ay joogaan dadka taageersan Maxkamadaha halkaas oo laga soo qabqabtay dad gaaraya tobaneeyo.

 

Magaaladda Galkacyo oo dhawaan looga dhawaaqay Maxkamad Islaami ah ayaa keentay in Madaxweynaha DGPL iyo inta badan Wasiiradda DGPL ay u kicitimaan Galkacyo si ay u dejiyaan xiisada ka dhalatay ku dhawaaqida Maxkamadaas.

 

Dhinaca waxaa socda dadaal ay ---------------- ay ka wadaan Magaaladda Galakacyo kaas oo ay damacsanyahiin in Maxkamad Islaami ah ay ku dhawaaqaan.

 

Garowe Online, Garowe

Share this post


Link to post
Share on other sites

Beesha----------------------loool

 

offended by the omission of Qabiil's name.

 

Ok who do we complain to about this. My beel obviously can't attack SOL admin headquarters.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^^ che-lol. :D , I shall apogolize for the offense sxb, on behalf of all. Xaal qaado! smile.gif Adeer Beelahanaga maba lagu dhex sheegi karo SOL, so ma ogid?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saaxib....SOL laftikeeda Maxkadama inaa beeshada kafurato waaye. Anoow Che Ah waxaan ku dhawaaqa Maxkadama Al-Madinah Beesha--------------. I invite all SOLers to join da movement.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Lol, Che. Cyber Court, :D . Very promising, no technicals involved with physical safety guaranteed.

 

Libaax; I don't think clan names were used intentionally to break the site's rule but ofcourse the initial article did contain a mentioning of one beel.

 

Sakhar, you spoilt it for us man. You went about mentioning names man!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this