Paragon Posted November 8, 2006 Well, an earlier topic of the same title simply vanished without a trace. I have no idea why it disappeared. I am hoping it has something to do with the mentioning of clan names within the article. Having that in mind I omitted the clan references and I am reposting it. I am also hoping contributors would not mention clan names to avoid deletion. ------ Dad lagu xir-xirey Galkacayo 8 Nov 8, 2006, 08:34 Ugu yaraan dhawr iyo toban qof ayaa lagu xiray Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunt Gobolka Mudug kadib Markii ay sheegeen in ay taageersan yihin Maxkamadaha. Ciidamada Dawlada Puntland iyo dad taageersan Dawlada ayaa maanta weerar ku qaaday meherado lagu tuhusan yahay in ay joogaan dadka taageersan Maxkamadaha halkaas oo laga soo qabqabtay dad gaaraya tobaneeyo. Magaaladda Galkacyo oo dhawaan looga dhawaaqay Maxkamad Islaami ah ayaa keentay in Madaxweynaha DGPL iyo inta badan Wasiiradda DGPL ay u kicitimaan Galkacyo si ay u dejiyaan xiisada ka dhalatay ku dhawaaqida Maxkamadaas. Dhinaca waxaa socda dadaal ay ---------------- ay ka wadaan Magaaladda Galakacyo kaas oo ay damacsanyahiin in Maxkamad Islaami ah ay ku dhawaaqaan. Garowe Online, Garowe Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 8, 2006 Beesha----------------------loool offended by the omission of Qabiil's name. Ok who do we complain to about this. My beel obviously can't attack SOL admin headquarters. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted November 8, 2006 ^^ che-lol. , I shall apogolize for the offense sxb, on behalf of all. Xaal qaado! Adeer Beelahanaga maba lagu dhex sheegi karo SOL, so ma ogid? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 8, 2006 Saaxib....SOL laftikeeda Maxkadama inaa beeshada kafurato waaye. Anoow Che Ah waxaan ku dhawaaqa Maxkadama Al-Madinah Beesha--------------. I invite all SOLers to join da movement. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted November 8, 2006 Saaxiibayaal, magacyada qabiilka naga yara ilaaliya. Waa la isku wada dayan as was in the case for the last thread and everybody would be using clan names within the span of 15 posts. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted November 8, 2006 Lol, Che. Cyber Court, . Very promising, no technicals involved with physical safety guaranteed. Libaax; I don't think clan names were used intentionally to break the site's rule but ofcourse the initial article did contain a mentioning of one beel. Sakhar, you spoilt it for us man. You went about mentioning names man! Quote Share this post Link to post Share on other sites