Saalax Posted February 23, 2010 xaflad balaadhan oo ka dhacday hoolka shirarka ee xarunta bisha cas ee degmada ceerigaabo ayaa waxaa shahaadooyin lagu gudoonsiiyey arday kabadan 50 arday oo ka qalin jebiyey caafimaadka gaar ahaan gargaarka degdega ah oo ay fulisey xafiiska ururka bisha csas ee degmada ceerigaabo waxaana xafladaa ka soo qayb galay masuuliyiinta Maamulka deg mada Maamulka bisha cas ardayda qalin jabinaysey iyo marti sharafkale Waxaana ugu horayn halkaa hadal kooban ka soo jeediyey madaxa hay’da bisha cas ee gobolka sanaag Axmed maxamed xaashi{kuli kuli} waxaana uu sheegay ina ardaydani tahay dufcadii 17aad ee ka qalin jabisa bisha cas ku waas oo bartay gargaarka deg dega ah waxaana uu sheegay in bisha casi ku shaqarso mutadawacnimo waxaakale oo uu xusay inay gacanta ku hayaan 55 tahriibayaala oo dhawaan laash ku la soo caaryey xeebaha sanaag waxaakale oo uu intaa kudaray in arday kale ay usocoto barashada xirfadaha computerka waxa kale oo isna halkaa ka dalay isduwaha wasaarada beeraha maxamed degel waxaana uu ku dheeraaday ahmiyada aqoontu uleedahay noolaashaha bulshada. Ing:abdulaahi oo halkaa erayo kooban ka soo jeediyey ayaa ardayda ku booriyey in aanay ka caajisin aqoonta siciid axmed maxamed oo kamid ahaa xubnaha bishacas ayaa sheegay in loo baahan yahay in lakordhiyo aqoonta islamar kaana lagaadhsiiyo meelaha miyigaa ah Masuul kale oo halkaa ka hadlay ayaa ka codsaday in hayada bisha cas soo saarto kala kaaliya yaal aqoon sare leh si loogaadho isku filaansho waxaana halkaa lagu soo bandhigay riwaayad ka turjumaysa ahmiyada aqoonta iyo sida loogu gargaaro dadka tabaalaysan Waxaa soo gaba gabeeyey gudoomiye ku xigeenak golaha deegaanka degmada ceerigaabo mr herdi waxaana uu ka cod saday aradayda inay dadkooda ugu shaqeeyaan si mutadawac nimo ah ugu danbayna munaasibadaa ayaa ku soo gabag gabowday jawi farxadeed siciid axmed tamreyse ceerigaabo/sanaag/somaliland Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted February 23, 2010 That is the city my father was born. GoodNews. Thanks Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 23, 2010 and what is it doing in the politics ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted February 23, 2010 ^And why is the title all in caps? LOL. This Sacad M*** dude thinks everything is political LOL. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted February 23, 2010 Good news ,,,,illaah ka dhigo kuwii dalkooda iyo dadkooda anfaca Quote Share this post Link to post Share on other sites