Sign in to follow this  
Saalax

CEERIGAABO:ARDAY SHAHAADOOYIN

Recommended Posts

Saalax   

67jeo1.jpg

 

 

xaflad balaadhan oo ka dhacday hoolka shirarka ee xarunta bisha cas ee degmada ceerigaabo ayaa waxaa shahaadooyin lagu gudoonsiiyey arday kabadan 50 arday oo ka qalin jebiyey caafimaadka gaar ahaan gargaarka degdega ah oo ay fulisey xafiiska ururka bisha csas ee degmada ceerigaabo waxaana xafladaa ka soo qayb galay masuuliyiinta Maamulka deg mada Maamulka bisha cas ardayda qalin jabinaysey iyo marti sharafkale

Waxaana ugu horayn halkaa hadal kooban ka soo jeediyey madaxa hay’da bisha cas ee gobolka sanaag Axmed maxamed xaashi{kuli kuli} waxaana uu sheegay ina ardaydani tahay dufcadii 17aad ee ka qalin jabisa bisha cas ku waas oo bartay gargaarka deg dega ah waxaana uu sheegay in bisha casi ku shaqarso mutadawacnimo waxaakale oo uu xusay inay gacanta ku hayaan 55 tahriibayaala oo dhawaan laash ku la soo caaryey xeebaha sanaag waxaakale oo uu intaa kudaray in arday kale ay usocoto barashada xirfadaha computerka

waxa kale oo isna halkaa ka dalay isduwaha wasaarada beeraha maxamed degel waxaana uu ku dheeraaday ahmiyada aqoontu uleedahay noolaashaha bulshada.

Ing:abdulaahi oo halkaa erayo kooban ka soo jeediyey ayaa ardayda ku booriyey in aanay ka caajisin aqoonta

siciid axmed maxamed oo kamid ahaa xubnaha bishacas ayaa sheegay in loo baahan yahay in lakordhiyo aqoonta islamar kaana lagaadhsiiyo meelaha miyigaa ah

Masuul kale oo halkaa ka hadlay ayaa ka codsaday in hayada bisha cas soo saarto kala kaaliya yaal aqoon sare leh si loogaadho isku filaansho

waxaana halkaa lagu soo bandhigay riwaayad ka turjumaysa ahmiyada aqoonta iyo sida loogu gargaaro dadka tabaalaysan

Waxaa soo gaba gabeeyey gudoomiye ku xigeenak golaha deegaanka degmada ceerigaabo

mr herdi waxaana uu ka cod saday aradayda inay dadkooda ugu shaqeeyaan si mutadawac nimo ah

ugu danbayna munaasibadaa ayaa ku soo gabag gabowday jawi farxadeed

siciid axmed tamreyse

 

 

ceerigaabo/sanaag/somaliland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this