Sign in to follow this  
General Duke

IndaCade escaped to Eritrea

Recommended Posts

For all the threats coming from clan court supporters on how they would exile the TFG and make it "irrelevent" guess who has run away and become a joke?

ind91993wirethumb.jpg "Waziirka" Gaashaandhigga Golaha Maxaakiimta Soomaaliyeed Yuusuf 'Indhacadde' Oo u Baxsadey wadanka Ereteriya.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Warar kale ayaa sheegaya in Yuusuf Maxamed Siyaad ‘Indhacadde’ uu u baxsadey Dalka Ereteriya iyadoo uu raacey Dayaaraddii keentey Shariifka iyo Sheekh Xasan Daahir. Cararka ‘Indhacadde’ ayaa loo aaneeynayaa sababo badan oo Dowlladda iyo Itoobiya ka sokoow uu cabsi badan uu ka qabo xitaa xubno ka tirsan Golaha Maxaakiimta’ waxaana jabka ciidamada Maxaakiimta soo gaarey lugu eedeeynayaa Yuusuf ‘Indhacadde’ oo sabab u ahaa dagaalada 8ka maalmood socdey. Waxaa la xasuusan karaa in Yuusuf ‘Indhacadde’ uu todobo maamood siiyey ciidamada Itoobiya in aay iskaga baxaan dalka Soomaaliya. Markii aay dhammaatey todobadaas maalmood wuxuu Yuusuf ‘Indhacadde’ uu amar ku bixiyey in ciidamada Maxaakiimta ay weerar ku qaadaan goobaha Dowladda Kumeelgaarka aay ka taliso. Yuusuf ‘Indhacadde’ wuxuu awoodaas ku heley asagoo ah ninkii Maxaakiimta u qaabilsan arimaha Ammaanka taas oo u dhiganta ‘Waziirka’ Gaashaandhigga Golaha Maxaakiimta.

Warqad ay soo saareen Qowmiyada Gobolka Shabeellada Hoose

[27/12/06]

KU:MADAXWEYNAHA DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA.

KU:WASIIRK KOOWAAD DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA.

OG:DHAMMAAN MUDANEYAASHA LABADA GLOE EE DOWLADDA.

OG:XILDHIBAANADALABADA GOLE EE DIGIL/MIRIFLE.

OG:XILDHIBAANADA GOBOLKA SHABEELAHA HOOSE.

OG:XILDHIBAANADA QOOMIYADDA BANAADIR.

....................

Khalaf   

Originally posted by General Duke:

The people in lower Shabbele are no doubt celebrating today. Inda-Madobe is no longer in their face, looting their properies, turning their trees into charcoal.

But M. Dheerre, Qanyare, Qaybdeed are any better adeer........come on now there are many theives, killers running around and it is ppl that get cheated.........adeer mark my word TFG wont succeed.

Share this post

Link to post
Share on other sites

^^^Khalaf, Jowhar is in the hands of the TFG Dheere is just the face, to calm down the clans, otherwise they would have said..Reer Hebel is coming abck for revenge. He also ran an area dominated by hus own sub-clan,

Qaybdeed, is an officer of the army, he controls not an inch of the areas under the TFG, Cadaado, Guriceel, Hobyo, Banderadlay, Galinsoor will all be run by its locals.

No strong man will rule any town in Somalia without the consent of the public.

Look at how defanged, Xabsade, Saransoor are and use Puntland as the model for these regions now.

He wants to be closer to Tigray State, Ethiopia, or he wants to come to Addis Ababa from the North.

One thing is for certain. The first person Isayas will call is President Abdullahi Yusuf to assure him that IndaCadde will not be allowed to conduct anything from Eritrea.

President Abdullahi Yusuf staff will be the highest Isayas will be able to talk to.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this