Jamster Posted April 21, 2008 Apr 20, 2008 By:jidbaale Washington(jidbaale)Musharaxa da,da yar ee dawlad goboleedka Puntland Dr Suleimen Isse Ahmed kaar iyo madaxweynaha dawladda fadaraalka ah mudane Cabdillaahi yusuf Ahmed ku kulmay washinton ayaa soo dhaweeyey musharaxnimada Dr suleyman isse Arimaha iyagoo ka wada hadlay siyaasadda Dawlad goboleedka puntland iyo sidii ay isula jaan qaadi lahaaayeen Dawladda Fadaraalka ah,isadoo uu madaxwaynuhu siiyey talooyin badan maadaama uu ahaa madaxweynihii ugu horeeyey ee maamulka puntlnad Hadana yahay madaxweynaha dawladda fadaraalka ah. madaxweyne cabdulaahi yuusuf oo soo dhaweeyey masharaxa reer puntland ee suleiman ayaa waxay wada hadlayeen muddo 1sacaac iyo badh ah iyago ka wada hadlay arimo badan oo xaasaasi ah musharaxa ayaa markuu la kulmayay cabdulaahi yusuf waxaa ku weheliyey lix xubnood oo ka soo jeeda beelaha sscda iyagoo ay ka wada hadleen Arinta laascaanood,soomaliland iyo siyaasadda dawladda . warbixin ku saabsan qoraalo aan idiinka diyaarino lasoco qoraaladayada danbe ee boocame, iyo qoraalo muhiim ah oo kulankii cabdulaahi yuusuf,cali jangali,iyo safiirka UN ee NewYORK ballanta mushraxa iyo siyaasiyiinta reer puntland sida ay u majara ha baabiyeen siyaasadda puntland. waxaa kaloo iyadana ay kulmeen musharaxa DR suleimanisse wasiirka arimaha dibadadda iyo xidhiidhka caalamiga ah mudane cali axmed jama jangali iyo wafuudkale oo ka soo jeeda beelaha sscda oo ka yimi gobolada maraykanka iyo canada,iyadoo caawa oo ay axad tahayna ay la kulmayaan madaxweynaha dawladda fadaraalka saraakiil sar sare oo ka soo jeeda beelaha sscda kuwaaasoo dhawaan u socdaali doona deegaanka gobolada sscda iyo puntland. Full pictures: http://jidbaale.com/fullpage.php?sscid=6361 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 21, 2008 Haye ,, Isku saloon miyaa laga soo wada lebbistay mise waa dress dadka qaar u gaar ah ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yaabka-Yaabkiis Posted April 21, 2008 Marna Rashiid marna Risaaq Inta kale Ma Rootiyaaa............lol Quote Share this post Link to post Share on other sites