Sign in to follow this  
xiinfaniin

Gerenade Attack at Galkacyo Hotel

Recommended Posts

Qarax caawa ka dhacay Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug

Posted to the Web Nov 09, 18:21

 

Gaalkacyo:-Waxaa caawa qarax lala beegsaday Hotel ku yaal xaafada Wadajir ee Koonfurta magaalada Gaalkacyo qarax oo sida la sheegayo ahaa Bam gac meed ayaa waxaa ka dhashay khasaaro nafeed, ilaa 5 qof ayaa waxaa soo gaaray dhaawac waxaan dhamaantood loola cararay Isbitaal ku yaal Koonfurt Gaalkacyo.

 

Hotelka Embassy ayaa waxaa deganaaa wafti uu hogaaminayo wasiiru-dawlaha arrimaha gudaha ee DFKM C/rashiid M. Xidig iyo Taliyaha ciidanka Booliska DFKM Jen Cabdicawaale Qaybdiid

 

Wixii faahfaahin ah dib ayaan idin kala soo socodsiin doonaa insha Allaahu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gaalkacyo(AllPuntland)- Qarax lo adeegsaday Bambo ah kuwa gacanta laga tuuro ayaa ka qarxay dhanka Koonfureed ee magaalada Gaalkacyo, ayadoo aan la garan karin cida sida rasmig ah loola beegsaday Qaraxaasi, ayaa hada warar hoosaadyo soo baxayaa ay ka hadlayaan Qaraxan.

 

Khasaaraha uu geystay qaraxa ayaa ah dhaawaca 6 lix qof oo rayid iyo ciidan iskugu jira, waxaana ciidamada Maamulka Galmudug ay xireen wadooyinka dhinaca Koonfureed ee magaalada iy hareeraha halka uu ka dhacay qaraxan, ayadoo ay adag tahay in la ogaado xaqiiqada qaraxaas waxa uu yahay.

 

War laga helay Galmudug ayaa sheegay in qaraxan lala beegsaday Ciidamo ka tirsan ayaga oo ku sugnaa halka la weeraray oo ay joogeen Saraakiil ka tirsan dawladda faderaalka ee Soomaaliya, ayadoo ay warar hoosadyo la helayo ay sheegayaan in qaraxa lala beegsaday Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliya Cabdi Xasan Cawaale (Qeydiid), hadana wararkaas ayaa si rasmi ah looga xaqiijin dhinaca Koonfureed ee magaalada Gaalkacyo.

 

Goor dhaw AllPuntland.com xaqiiqada warkan oo faahfaahsan.

 

F. C. Maxamed

AllPuntland, News Desk

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Dadka grenade isku weerarayaa wallahi waxbaa u dhiman. Where are they getting these ideas? what happened to the good ole shoot out.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

It's just informal way of fighting. Some guy running towards you with a hand grenade instead of a asault weapon. It's crazy.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this