xiinfaniin Posted November 9, 2009 Qarax caawa ka dhacay Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug Posted to the Web Nov 09, 18:21 Gaalkacyo:-Waxaa caawa qarax lala beegsaday Hotel ku yaal xaafada Wadajir ee Koonfurta magaalada Gaalkacyo qarax oo sida la sheegayo ahaa Bam gac meed ayaa waxaa ka dhashay khasaaro nafeed, ilaa 5 qof ayaa waxaa soo gaaray dhaawac waxaan dhamaantood loola cararay Isbitaal ku yaal Koonfurt Gaalkacyo. Hotelka Embassy ayaa waxaa deganaaa wafti uu hogaaminayo wasiiru-dawlaha arrimaha gudaha ee DFKM C/rashiid M. Xidig iyo Taliyaha ciidanka Booliska DFKM Jen Cabdicawaale Qaybdiid Wixii faahfaahin ah dib ayaan idin kala soo socodsiin doonaa insha Allaahu. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 9, 2009 Gaalkacyo(AllPuntland)- Qarax lo adeegsaday Bambo ah kuwa gacanta laga tuuro ayaa ka qarxay dhanka Koonfureed ee magaalada Gaalkacyo, ayadoo aan la garan karin cida sida rasmig ah loola beegsaday Qaraxaasi, ayaa hada warar hoosaadyo soo baxayaa ay ka hadlayaan Qaraxan. Khasaaraha uu geystay qaraxa ayaa ah dhaawaca 6 lix qof oo rayid iyo ciidan iskugu jira, waxaana ciidamada Maamulka Galmudug ay xireen wadooyinka dhinaca Koonfureed ee magaalada iy hareeraha halka uu ka dhacay qaraxan, ayadoo ay adag tahay in la ogaado xaqiiqada qaraxaas waxa uu yahay. War laga helay Galmudug ayaa sheegay in qaraxan lala beegsaday Ciidamo ka tirsan ayaga oo ku sugnaa halka la weeraray oo ay joogeen Saraakiil ka tirsan dawladda faderaalka ee Soomaaliya, ayadoo ay warar hoosadyo la helayo ay sheegayaan in qaraxa lala beegsaday Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliya Cabdi Xasan Cawaale (Qeydiid), hadana wararkaas ayaa si rasmi ah looga xaqiijin dhinaca Koonfureed ee magaalada Gaalkacyo. Goor dhaw AllPuntland.com xaqiiqada warkan oo faahfaahsan. F. C. Maxamed AllPuntland, News Desk Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 9, 2009 According to the reports the target hotel is where Qaybdiid & Xiddig are staying in the south side of the city Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 9, 2009 This is the fifth consective grenade attack? Qeybdiid survived it all. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted November 9, 2009 Dadka grenade isku weerarayaa wallahi waxbaa u dhiman. Where are they getting these ideas? what happened to the good ole shoot out. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 9, 2009 ^^And you think you are making a distinction between the two. There are reports of 6 wounded Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted November 9, 2009 It's just informal way of fighting. Some guy running towards you with a hand grenade instead of a asault weapon. It's crazy. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 9, 2009 I am sure the reer Mudug guy in your signature did not say 'hadhsanaa' Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 9, 2009 FB & Che, ninkan Muhammed ah taqaannaan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted November 9, 2009 I wouldnt know, I'm not from Mugdi Mudug sxb. So xiin, waligaa geedka qaraha ma harsatay maandhow aad? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 9, 2009 ^^So you have a problem with 'Mugdi Mudug'? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 9, 2009 ^Ceelka ciduu kasoo cabey labadaan bari-guulwade noqdey Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted November 9, 2009 Somalia' achiles heels: That is what it is. Quote Share this post Link to post Share on other sites