Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: the venue for the conference is ready..

Recommended Posts

Muqdisho: Dib u dhiskii lagu waday xarunta lagu qaban lahaa shirka oo la dhameeyay

 

24. June 2007

Muqdisho(AllPuntland)- Waxaa soo gabagabooway dhismihii ka socday xarunta lagu wado in lagu qabto shirka dib u heshiisiinta ee bartamaha bisha soo socoto ka furmi doona xarunta gaadiidka Booliska ee magaalada Muqdisho.

 

Mar aan xarunta Gaadiidka Booliska aan booqday ayaa waxaa ka muuqday dhismooyin cusub iyo dhismo horay aan halkaasi ugu dhisneyn, waxaana lagu soo kordhiyay dhismooyin kala duwan.

 

Wasiirka dib u heshiisiinta ayaa isagana sheegay in gebi ahaanba la soo gabagabeeyay dhismihii ka socday xarunta lagu qabanayo shirka dib u heshiisiinta ee dowladdu ku dhawaaqday, wuxuuna Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) uu sheegay in gebi ahaanba la diyaariyay xaruntii shirka lana sugayo waqtiga loo iclaamiyay.

 

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Sh. Aaadan Madoobe oo shalay shir jaraa’id ku qabtay magaalada Nayroobi ayaa waxaa uu sheegay in xiligii loogu talagalay uu qabsoomayo shirka, isla markaana xili kale uusan dib u dhac ku imaan doonin, wuxuuna Sh. Aadan Madoobe uu sheegay in Guddoomiyaha shirka dib u heshiisiinta uu kala hadlay arrimaha shirka.

 

Cali Muxiyaddiin Cali

AllPuntland, Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

So there was no venue in Mug before this one? I know EVERY bit of news will be spun to make the TFG look good ya Duke. But come on saxib. Your slipping here,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Not one large enough, secure enough and belonged to the public adeer. Many venues owned by businessmen and former groups defeated, but the public institutions such as this one are being reborn under the TFG. NO SPIN LAD ITS THE TRUTH.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^You doubt they will? It was postponed saxib it was not held and stoped due to lack of turnover. But again facts are not the basis of the argument on your side right. Secessionist survival is paramount.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Lack security prevented it from happening. Why does it need millions of dollars to finance?

 

Why not just sit under a tree to sort things out saxib?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^This is not a clan event or localised area such as the North-East or North-West regions. This is nationwide saxib, clans from every corner of the country, from difficult areas in terms of Geography have to be brought to the capital. They need to be housed, fed while there for two whole months.

 

Also a small injection of money into the capital would be a posative thing dont you agree, adeer?

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

I have nothing against it per say. Rather i have something against the 'reconciliators'. Warlords maanta kalaheeshiis kujira lama rumeesankaro ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this