Abwaan Posted May 8, 2007 lol...Jacaylbaro....tolow wararka korena maxay sheegayaan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 8, 2007 ,,,,,,,, waa ta aan la yaabanahay Mida kele ,,, some websites are just like they are writing for 4yrs old children ,,, even they not up to the standards u know ,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 8, 2007 An interesting article, thats all. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 8, 2007 looooooool ,,,,,,,, I know what u mean Quote Share this post Link to post Share on other sites
A.J. Posted May 9, 2007 SomaliECon, I was referring to outsider help in terms of Ethiopians and Americans but your impatience and knack of jumping to conclusions didnt allow you to think first. Somaliland will always help its Somali borthers where it can. We have shown it in the past and will continue to do so. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gordon Gekko Posted May 9, 2007 ^^ Good, thats great. Then you wont have any trouble joining the rest of Somalia as a state. Welcome. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A.J. Posted May 9, 2007 A brotherly hand of help is as far is we are willing to go. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 12, 2007 NOW EAT THIS : Warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada S/Land JAMHUURIYADA SOMALILAND 12/05/07 Anagoo tix raacayna warar ay qoreen saxaafada qaarkood laguna baahiyay baraha Internatka mid ka mida kaas oo udhignaa in Maraykanka iyo Ethiopia in ay ku howlan yihiin qorshe dib loogu midaynaayo Somaliland iyo Somalia. Iyadoo maraykanku waa siday hadalka ay u dhigeene damaanad wayn uu u dhigay hadii ay Somaliland ogolaato in ay mar labaad dib ugu laabato mid nimadii Somalia waxaanu lee nahay wararkaasi waa qaar aanay waxba ka jirin oo aan sal iyo raad toona lahayn wararkaas oo saxaafada qaarkood ay ka soo xigteen sida ay shegeen wargayska al khaliij ee ka soo baxa imaraadka meesha uu warkaas ka keenay wargayskaasi isaga ayay jirtaa, hasa yeshee waxaanu halkan ku cadaynaynaa inaanay jirin cid haba yaratee kala soo xidhiidhay Somaliland arintaa ay ku andacoonayaan saxaafadu. sidii horeba Madaxwaynaha JSL uu ku sheegay khudbadisii udanbaysay ee uu umada ujeedinayay waxay Somaliland diyaar u tahay in wada hadal ay la gasho Somalia marka ay ka hirgasho dowlad nabad iyo xasilooni dalkeeda ku soo dabaasha waxaanay wada hadaladaasi ay noqon donaan qaar ku salaysan xidhiidh walaaltinimo iyo jaarnimo oo u dhexeeya laba dal oo siman waxaana xidhiidhkaasi noqon donaa mid la mida xidhiidhka Somaliland ay la wadaagto wadamada kale ee ay dariska yihiin. waxaa kale oo aanu ushegaynaa calamka intiisa kale gaar ahaan cida danaynaysa madaqadan in gooni isku taaga Somaliland uu yahay mid muqadasa oo aan ka soo noqosho lahayn mana jirto cid Somaliland ay gooni isku tageeda marti ugu noqonayso. Wararka nocaas ah ee lagu bahinaayo saxaafada qarkood waxa ay yihiin qaar laysku dayaayo in lagu mijoxaabiyo qaranimada iyo madaxbaanida Somaliland. Allaa Mahad leh Siciid Cadaani Mooge Afhayeenka Madaxtooyada JSL Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted May 12, 2007 JB, Jamhuriyada SL is so "sensetive" about what tabloids write haye? serious brother! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 12, 2007 Yeah ,,, some Arab media can be so confusing these days ,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites