General Duke Posted August 25, 2008 Dadweynaha Puntland Oo Soo Dhoweeyey Heshiiskii DGPL & Shirkadda Jabal ali Waxa Laba Maalmood Ka Hor Heshiis Aad U Balaran Uu Ku Dhexmaray Xukuumada Dowlada Gobaledka Puntland Shirkad Jabaal Cali Ee Wadan Imaaradka Carabta Heshiiska Ayaa Lagu Garaaya Madax Tooyada Magalada Bosaso Ee Gobalka Bari Oo Ku Salaysan Mashruuc Horamarinta Dakada Iyo Airport magalada Bosaso Ee Gobalka Bari . Heshiiskan Oo U dhexeya Dowlada Gobaledka Puntland Iyo Shirkada Jabaal Cali oo iyadu ah shirkad kashaqeysa Howlaha Mashaariicda sida Dakadaha iyo Airpotyada fadhigeeduna yahay Wadanka isutaga Imaaraadka Carabta Ee Abuu Dubia, Oo Lagu Wado In ay Dhisto Dakada Wayn Iyo Airpotka Magalada Bosaso . Saxiixa Heshiiskan Shirkada Jabaal Cali Iyo Xukuumada Puntland Ayaa Waxa Uu Ka Dhacay magalda Bossaso Ee Gobalka Bari Waxn Heshiiskaa Qalinka Ku Duugay Madax Wayne Cadde Muuse Waxan Ka Qaybgalay Maamulka Puntland Uu ugu Horeyo Madax wayne Cadde Muuse Qaar Kamid Ah Golihiisa Wasiirada Ismada Culumaa udiinta DGPl. Hadaba Shaacabka Ku Nool Deeganada Puntland Gobalaka Bari Gaar Ahaan Magalad Basaso See U Arkeen Mashruucan Dhaqaalaha Farhadan Uu Ku Baxaayo Ee Lagu dhisayo Dakada Iyo Madaarka Bandar qaasin Airport Magalad Bosaso Mar Aan makaroofanka Warbahin Caalamiga ah SBC Aan ladhex qaaday See Uarkaan Heshiiskan U dhexeya Xukuuma DGPL ,Waa Kuwaan Iyaga Oo Sheegay In Ay Soo dhawaynayan Xirirkan Horamarined Ee Lagu Wado Magaalda Bosaso Ee Gobalka Bari Ayaga Oo Intaa Ku Daray In Waxa Wayn Ka Badalidono . Inkastoo Aan lashaacinin Xiliga Uu Ku Egyahay Heshiiskan u Dhaxeya Mamulaka Iyo Shirkadan Jabal Cali Waxaase La Tilmaamay In Mashruucani Uu Waxa wayn ka Badali Doono Arimaha Dhaqaalha Puntal Mustaqbalka Dhow. C/Qaadir C/laahi Nuur Almis SBCInternational- Boosaaso Quote Share this post Link to post Share on other sites