Sign in to follow this  
General Duke

Bossaso: Public welcome air sea port deal with UAE..

Recommended Posts

Dadweynaha Puntland Oo Soo Dhoweeyey Heshiiskii DGPL & Shirkadda Jabal ali

Waxa Laba Maalmood Ka Hor Heshiis Aad U Balaran Uu Ku Dhexmaray Xukuumada Dowlada Gobaledka Puntland Shirkad Jabaal Cali Ee Wadan Imaaradka Carabta Heshiiska Ayaa Lagu Garaaya Madax Tooyada Magalada Bosaso Ee Gobalka Bari Oo Ku Salaysan Mashruuc Horamarinta Dakada Iyo Airport magalada Bosaso Ee Gobalka Bari .

 

Heshiiskan Oo U dhexeya Dowlada Gobaledka Puntland Iyo Shirkada Jabaal Cali oo iyadu ah shirkad kashaqeysa Howlaha Mashaariicda sida Dakadaha iyo Airpotyada fadhigeeduna yahay Wadanka isutaga Imaaraadka Carabta Ee Abuu Dubia, Oo Lagu Wado In ay Dhisto Dakada Wayn Iyo Airpotka Magalada Bosaso .

 

Saxiixa Heshiiskan Shirkada Jabaal Cali Iyo Xukuumada Puntland Ayaa Waxa Uu Ka Dhacay magalda Bossaso Ee Gobalka Bari Waxn Heshiiskaa Qalinka Ku Duugay Madax Wayne Cadde Muuse Waxan Ka Qaybgalay Maamulka Puntland Uu ugu Horeyo Madax wayne Cadde Muuse Qaar Kamid Ah Golihiisa Wasiirada Ismada Culumaa udiinta DGPl.

 

Hadaba Shaacabka Ku Nool Deeganada Puntland Gobalaka Bari Gaar Ahaan Magalad Basaso See U Arkeen Mashruucan Dhaqaalaha Farhadan Uu Ku Baxaayo Ee Lagu dhisayo Dakada Iyo Madaarka Bandar qaasin Airport Magalad Bosaso Mar Aan makaroofanka Warbahin Caalamiga ah SBC Aan ladhex qaaday

 

See Uarkaan Heshiiskan U dhexeya Xukuuma DGPL ,Waa Kuwaan Iyaga Oo Sheegay In Ay Soo dhawaynayan Xirirkan Horamarined Ee Lagu Wado Magaalda Bosaso Ee Gobalka Bari Ayaga Oo Intaa Ku Daray In Waxa Wayn Ka Badalidono .

 

Inkastoo Aan lashaacinin Xiliga Uu Ku Egyahay Heshiiskan u Dhaxeya Mamulaka Iyo Shirkadan Jabal Cali Waxaase La Tilmaamay In Mashruucani Uu Waxa wayn ka Badali Doono Arimaha Dhaqaalha Puntal Mustaqbalka Dhow.

 

C/Qaadir C/laahi Nuur Almis

SBCInternational- Boosaaso

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this