Nephissa Posted December 13, 2007 Ciidamada Cadawga Itoobiya oo Maanta Muwaadiniin Soomaali ah ku xasuuqay Suuqa Bakaaraha Muqdisho . MudugNet, Muqdisho. Khamiis, Dec 13, 2007. Ciidamada Cadawga Itoobiya ee gumaysiga Cadawtooyada ah ka wado dalka Soomaaliya gaar ahaan magalada Muqdisho ayaa Maanta Xasuuq arxan dara ah ka gaystay xaafado katirsan magaalada Muqdisho xili ay dagaalo kulul kala kulmayaan Mujaahidiinta Soomaaliyeed. Ciidamada Tikreeda Amxaarada ayaa maanta Madaafiic ku garaacay Suuqa Bakaaraha oo ah suuqa ugu wayn magaalada Muqdisho, xiligii ay Cadawgu madaafiicda ku garaacayeen Suuqa Bakaaraha ayaa waxaa suuqa soo camiray dadawayne doonayay in ay ka ganacasadaan. ilaa iyo 15-qof ayaa ku geeriyooday Madaafiicdii ay cadawga Itoobiya ku garaaceen gudaha Suuqa Bakaraha, dadka dhintay qaarkood ayaa la sheegay in jirkoodu uu jar jarmay islamarkaana ay waxyeeleeyeen Madaafiicda goobaha ay Madaafiicdu kuhabsatay ayaa kala ah Bakhaar kuyaal aga gaarka Shirkadaha Isgaarsiinta iyo gudaha Suuqa lagu iibiyo badarka This morning's relentless Ethiopian assault hit close to home, my cousin and his son were amongst those whose lives were taken unjustly. May they rest in peace. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Baashi Posted December 13, 2007 Allah yarxama. Samir iyo iimaan dhuubo. Get the rest of fam out if that is possible. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted December 13, 2007 Allaha u naxariisto. For sure their lives were taken unjustly. Top dogs of this tfg will pay the price. Like they done to Sadam, people will bring them to the gallows of death one by one. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xoogsade Posted December 14, 2007 Ilaahay ha u naxariisto Sis. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted December 14, 2007 Thanks bros. Dadkeena meel kastoo ay joogaan intii dhimatoo dhan Allaha u wada naxariisto. Cadawga iyo wixii la jirana Naartii Allaha ku fogeeyo. Aamiin Aaamiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Khalaf Posted December 14, 2007 nothing any of us say will make up for it, but sorry for you loss sister and condlences to victims families. Allahu ya Rahmah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted December 14, 2007 Allow u naxariiso! Bishaaro, adna samir iyo Iimaan allaha kaa siiyo! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted December 14, 2007 Alla Ha Unaxariisto!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted December 14, 2007 walal samir iyo Imaan Ilahayna naxariis janno hasiiyo. They were injustly killed. But they will pay hefty price at the end. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted December 14, 2007 Allaha ha naxariisto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted December 14, 2007 Amiin. Allaha u naxariisto masaakiin xaq-darrada lagu xasuuqay. Allow u naxariiso Muslimiinta dhibaateysan dhamaantood. Aamiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 14, 2007 Samir iyo iimaan, intii Soomaaliya lagu xasuuqaayo by Xabashis iyo wixii u daba taagan. Eebba ha u naxariisto walaalaheen la xasuuqaayo dhamaantood. Just watched a new clip on Aljasiira a few minutes ago, seeing the blodied bodies of today's xasuuq at Suuqa Bakaaraha. So sad. So ciil ku qabto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted December 14, 2007 Alle hau naxariisto. Samir iyo iimaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chimera Posted December 14, 2007 Sorry for your lost sister,allahu naxaristo Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted December 14, 2007 Allah yarxamhum. Sabr wa Imaan to you and the fam Neph. Quote Share this post Link to post Share on other sites