General Duke Posted April 14, 2008 Beled-weyn: Macalimiin Ajaaniib ah iyo soomaali xalay lagu dilay Gudaha Beled-weyn, kadib markii magaaladaas saqdii dhexe ee xalay galeen Kooxaha ka soo horjeeda Dawlada 14. april 2008 Beled-weyn (AllPuntland) - faah faahin dheeri ah ayaa ka soo baxaysay dilal xalay kooxaha dawlada ka soo horjeeda u geysteen macalimiin ajaaniib iyo soomaali isugu jiray, markii xalay saqdii dhexe galeen Magaalada Beled-weyn. Gelitaanka kooxaha ka soo horjeeda Dawlada ayaa wuxuu ka dambeeyay markii Gudoomiyaha gobalka Hiiraan Yuusuf Dabageed uu ka baxay Magaaladaas gelin kii dambe ee shalay. Wararku waxay intaa ku darayaan in Magaalada markii ay galeen Kooxaha ka soo horjeeda dawlada ay in kooban ku sugnaayeen gudaha magaalada, deetana saacado kadib ka baxay. Balse ka hor inta aysan ka ambabixin ayay waxay kooxahaas ku dhaq dhaqaaqeen fal aad u murugo badan, waxaana ay mid mid u galeen xarumaha dawlada, iyagoona dab qabad siiyay saldhiga booliska iyo hoygii gudoomiyaha gobalka. Sidoo kale Kooxahaas ayaa galay hoy ay degenaayeen Macalimiin Ajaaniib iyo soomaali wax ka barayay Iskuul ku yaala Magaaladaas, waxaana ay dileen 3 ajaaniib oo dhalashadooda lagu sheegay Labo u dhalatay Dalka Kenya iyo mid kale oo u dhashay Dalka Ingiriiska. Qofka soomaaliga ah ayaa isna ahaa Maamulaha Iskuulka Magaalada Beled Weyn oo lagu magacaabayay Prof. Daahir Xasan, waxaana ilaa iyo iminka la ogeyn sababta loo dilay. Dadka ku dhaqan Magaalada Beled-weyn ayaa walaac aad u weyn ka muujiyay dilka macalimiintaas soomaaliga iyo ajaaniibta ee ay u geysteen kooxaha dawlada ka soo horjeeda. Cabdicasiis Maxamed AllPuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 14, 2008 Emerging reports indicate that suspected insurgents raided a private school in Beletwein where the English language was taught by Somali and foreign-born instructors. Five school workers – two Kenyans, one British national and two Somalis – were forcefully pulled out of the school and executed by the insurgents, local sources reported. It was not immediately clear why the school was targeted for such an attack. In a separate incident, a Somali with a Canadian passport was shot and killed by the armed groups who took control of Beletwein. Islamist rebels have intensified their guerrilla war in the central regions in recent weeks, when they successfully captured key towns, including capturing Beletwein for the second time in less than two months. These people are in fact ******, why kill the teachers? :mad: Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 14, 2008 British teacher killed in Somalia attack: witnesses Posted to the MOL April 14, 2008, 5:30 am MOGADISHU (AFP) — A British school teacher, her two female Kenyan colleagues and a Somali headmaster were killed in an overnight attack in central Somalia blamed on Islamist insurgents, witnesses said Monday. The four were killed when suspected rebels attacked and briefly took control of Beledweyne, the capital of Somalia's Hiraan region located about 300 kilometres (187 miles) north of the capital Mogadishu. "The British female teacher and the two Kenyans, who were teachers, were killed last night here in Beledweyne," Abdhakin Mohamoud Hassan, a cousin of the deceased Somali, told AFP. "We don't know why they were killed, but it happened when Islamist insurgents briefly took control of Beledweyne town last night," he added. Mohamed Nur Ali, another local, said at least 15 men armed with machine guns stormed the house where the three foreign teachers were residing. "Minutes later, we heard gunshots that killed the two Kenyans and the British woman of Somali origin," added Ali. Several other witnesses confirmed the attack and put the toll at four. Mukhtar Robbow, a spokesman for the Islamist rebels, confirmed the killing but did not own responsibility. "We know that three foreigners have been killed in Beledweyne, but we do not know who is responsible," Robbow told AFP. Over the past year, insurgents have attacked government targets after being ousted from southern and central regions by Ethiopian-backed Somali troops in early 2007. The guerrilla fighting has killed thousands of people and forced hundreds of thousands to flee -- mainly from Mogadishu, which has been the epicentre of the clashes. Somalia has lacked an effective government since the 1991 ousting of dictator Mohamed Siad Barre. Ensuing factional clashes have defied numerous bids to restore stability. AFP Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 14, 2008 Argagixisada caalamiga ah ee Al Shabaab oo la ogaaday in ay usoo dhar dhigteen ugaarsiga dadka wax tarka u leh bulshada Soomaaliyeed {macalimiin ay xalay ku xaquuseen beledweyn markii ay guryohooda ugu dheceen} DIIRADDA CARMOOYIN. Ururka argagixisada caalamiga ah ee Al shabaab ayaa markii ugu horeysay wixii ay is qariyaanba si toos ah isu soo banana dhigay sida ay uga go’antahay in ay beegsadaan oo dilaan qof kasta oo wax u taraya bulshaada Soomaliyeed muwaadin iyo Ajnabi intaba. Ururka argagixisada caalamiga ah ee Al shabaab ayaa markii ugu horeysay wixii ay is qariyaanba si toos ah isu soo banana dhigay sida ay uga go’antahay in ay beegsadaan oo dilaan qof kasta oo wax u taraya bulshaada Soomaliyeed muwaadin iyo Ajnabi intaba. Iyadoo tan iyo soo shaac boxoodiiba ay argagixisadu wadeen falal isugu jira amni darro,leynta dadka aan waxba galabsan,argagax gelin shacabka Soomaaliyeed iyo dadka ajnabiga ah ee Soomaaliya u yimid in ay wax taraan dadka dhibaatoonaya,iyo wax kasta oo diinta islaamka wax u dhibaya ayaa xalay waxaa ay si aan gabasho lahayn ay gudaha magaalada Beled weyn ugu xaquuseen macallimiin dalka u yimid in ay kobciyaan aqoonta dhalaanka Soomaaliyeed. Xalay markii ay magaalada Beled weyn si qarda jeex ah kusoo galeen waxaa ay xarumaha dowladda ka sokow beegsadeen guryo ay daganaayeen 3 macallin oo ajaanib ah oo in muddo ahba halkaa joogay waxna u dhigi jiray ubadka Soomaaliyeed ,kuwaas oo laba ka mida ay u dhasheen dalka Kenya. Daka ku nool magaalada Beled weyn qaarkood ooaan la xariinay ayaa sheegay in ay dareemayaan in mdi ka mdia sababaha ugu waaweyn ee argagixisadu xalay u galen Beled weyn ay ahayd in ay laayaan maclimiinta ajaanibta ah taas oo qeyb ka ah dagaalka lagula jiro aqoon ka hana qaada Soomaaliya. qeybta bulshada ka midka ah ee ugu badan oo argagixisadu ay maskaxda ka xadaan una adegsadaan dagaalada iyo qarxinta miinooyinka ayaa ah dhallinyarada,waxaana ay ka dagaalamayaan hadii dhallinyaradu ay wax bartaan in aanay ka yeeli doonin duufsigooda,sidaa daraadeedna si ay u helaan dhalinyaro badan oo jaahiliin ah lana duufsan karo ayay macalimiinta laayeen argagixisadu. Horay qorshaha argagixisadu waxaa uga mid ahayd in la beegsado shaqaalah agargaarka caalamiga ah ee dalka u yimid in ay wax taraan dadka dhibaateysan,hadana waxaa qorshohoodii lagusoo kordhiyay arrin kale oo ah in shacabka lagala dagaalamo xaga aqoonta lana laayo cid kasta oo loo arko in ay leedahay aqoon ay u gudbinkarto ubadka Soomaaliyeed ee soo koraya si mustaqblka ay wax isu taraan dalkoodana wax ugu qabtaan Xafiiska warqabadka shabakada wararka carmooyin.com ee Baydhabo. Contact:carmooyin@hotmail.com or carmooyin@gmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Koora-Tuunshe Posted April 15, 2008 Why would they kill teachers? Somalia needs serious intervention and help. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 15, 2008 They want people to be scared. It will not work. Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted April 15, 2008 dukie.. so u finally came outta of the wood-work buggland state..! is it always gonna be tribe against tribe war 4ever!! there wont be no winner but the amxaarows!! http://www.youtube.com/watch?v=Cig2TO6p07g&feature=related Check out the real situation: homie Nation war against nation. Where did it all begin? When will it end? Well, it seems like: total destruction the only solution, And there ain't no use: no one can stop them now. Ain't no use: nobody can stop them now. Give them an inch, they take a yard; Give them a yard, they take a mile (ooh); Once a man and twice a child And everything is just for a while. It seems like: total destruction the only solution, And there ain't no use: no one can stop them now. There ain't no use: no one can stop them now; Ain't no use: no one can stop them now; There ain't no use: no one can stop them now. Check in the real situation (check it out, check it out): Nation fight against nation Where did it all begin? Wo-oo-o-o-oh! Where will it end? Well, it seems like: total destruction the only solution. Mmm, no use: can't stop them; W'ain't no use: ya can't stop them; Ain't no use: no one can't stop them now; Can't stop them now (no one can't stop them now). There ain't no use: no one can't stop them now. Everybody strugglin': ain't no use - ain't no use - Ain't no use you even try; Ain't no use: got to say 'bye-'bye! Ain't no use! Ain't no - ain't no use: no one can stop them now Quote Share this post Link to post Share on other sites