Sign in to follow this  
Koora-Tuunshe

Sheikh Shariif: UN peacekeepers will be welcomed by Somalis

Recommended Posts

Kenya Gudoomiyaha Golaha Isbahaysiga Dib Uxoreynita Somalia Shiikh Shiriif Shiikh Axmed oo Sheegay In Aan Ciidamada Qaramada Midoobe ey Keento Dalka Somalia Aan Loola Dhaqmi Doonin Sida Kuwa Ethiopia

 

 

Kenya Gudoomiyaha Golaha Isbayhaysiga Dib Uxoreynta Somalia Shiikh Shiriif Shiikh Axmed oo Haatan Kusugan Magaalada Nairoobi Ayaa Sheegay In Ciidamada Beesha Caalamka Iyo Qaramada Midoobee Ay Keeni Doonaan Dalka Somalia Aan Sida Kuwa Dowlada Ethiopia Loola Dhaqmi Doonin Maadaama Ay Yihiin Kuwo Hashiis Dalka Ku soo galay.

 

Gudoomiyaha Golaha Dib Uxoreynta Somalia Shiikh Shiriif Shiikh Axmed Ayaa Soo dhoweyey In Laga Wada Shaqeeyo Nabada Iyo Hirgelitaanka Nabad Kusoo Dabaalida Dalka Somalia oo Mudooyinkan Ay Dagaalo Ka OOgnaayeen.

 

Mr Shiikh Shiriif Shiikh Axmed Ayaa Sheegay In Beesha Caalamka Iyo Dowlada Somalia Dowladaha Deriska Aan Nahay Iyo Kuwa Somalia Saaxiibada La ah Ay Ku dedaaleen In uu Hirgalo Hashiikii Lagu Soo Ansixiyey Dalka Jabuuti Si uu Umiro Dhalo.

 

Gudoomiyaha Golaha Isbahaysiga Dib Uxoreynita Somalia Ayaa Meesha Kasaaray oo Aan Soo Hadal Qaadin Kooxaha Kusugan Magaalada Asmara oo Kugacan Sayray Hashiiskaas Isla Markaana Aaminsan In Hashiskaasi Aanu Suurto Gali Karin Dalkana Ay Dagaalo Kasiisocdaan Isla Markaana Aan Wada Hadal Lala Gelikarin Dowlada KMG Ah ee Somalia Iyo Cidii Dib Uhashiisiin Wada oo Dhan.

 

Dhinaca Kale Kooxaha Al Shabaab Ayaa Sheegay In Ay Dagaalka Siiwadi Doonaan oo Aaney Aqoon Sanaynin Hashiiska Lagu Soo Saxiixay Magaalada Jabuuti Isla markaana Dagaal Kubaaqay Markale Iyo In Ay Howl Galo Kale Filiyaan Tan Iyo Inta Ay Kabaxayaan Dalka Ciidamada Dowlada Ethiopia.

 

 

Badhanonline.com

 

Maxamed Siciid

 

Nairoobi

 

 

updated on 21-06-08

By: []

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this