General Duke Posted November 12, 2008 Ambassador Ebyan oo saxiixday mashruuc ku baxaya 120-milyan oo dollar India (Calanka.com) 11-November-08 Safiiradda Soomaaliya u fadhida Dalka India Ms. Ebyan Ladane Salah Deer ayaa maanta u saxiixdey Dawladda Federalka Ku Meelgaarka ee Soomaaliyeed (TFG) mashruuc loogu magacdarey “ Pan African E NetWork”. Mashruucan ayaa loogu talo galay inay waddamada Africa ka faa`iideystaan technologiyada casriga ah iyo khuburada Hindida ee horkacaya programkaan. Mashruucan fikirkiisa waxaa lahaa Madaxweynihii hore ee India Mr. Dr. A.P.J Abdul Kalam, soona jeediyey in lagu maalgaliyo kharaj gaaraya 120 million-Dollar. Mashruuca wuxuu ahmiyad weyn siinayaa isku xirka waddamada Africa iyo India, isu soo dhaweynta masuuliyiinta iyo madaxda dalka Africa (VVIP Connectivity), sidoo kale, kor u qaadidda iyo kordhinta aqoonta, iyo caafimaadka iyadoo la adeegsanayo technolojiyo casri ah, (Tele Education, Tele Medicine and e governance). Programkan waxaa loo xilsaarey TCIL oo ah Agency ay maalgalisay Dawladda India, isla markaana dhowr Jaamacadood iyo Isbitaalada ugu waaweyn ee dalkan India, ay iyana qayb lixaad leh ka qaadan doonaan inta uu socdo programkaan oo ku ek shan sannadood, kadibna lagu wareejin doona Dawladda Soomaaliyeed. Mashruuca ayaa bilaabanaya horaanta sannadka 2009, haddii uu Alle idmo. Waa mashruucii labaad ee ay safaaraddu u saxiixdey Dawladda Soomaaliya, kan kii ka horeeyey oo ahaa Deeq waxbarasho, Waxaana ku rajo weynahay in Ummadda Soomaaliyeed iyo dhalinta soo koreysa ay ka faaiideysan doonaan. Xogheynta Safaaradda Calanka.Com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted November 12, 2008 if only this government was given he chance to just focus on development, we would have seen a different Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xidigo Posted November 12, 2008 ^^ Naxaroow u sheeg naagtaa wax saxiixaysa, inay caruur iyo ciroolaba dhamaadeen. waxad ku tiri xidigo waxay ku tiri mar uun baan banaanka kaa heli markay xabashidu baxaan oon dacas sagaal iyo badh ah kula dhici :mad: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted November 12, 2008 Originally posted by Xidigo*: ^^ Naxaroow u sheeg naagtaa wax saxiixaysa, inay caruur iyo ciroolaba dhamaadey. waxad ku tiri xidigo waxay ku tiri mar uun baan banaanka kaa heli markay xabashidu baxaan oon dacas sagaal iyo badh ah kula dhici ahahhahah! Xabashi dhexdiisa boood-boodoooy maruun baan banaanka kaa heli, ax! Alam dhe.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted November 12, 2008 Originally posted by Xidigo*: ^^ Naxaroow u sheeg naagtaa wax saxiixaysa, inay caruur iyo ciroolaba dhamaadey. waxad ku tiri xidigo waxay ku tiri mar uun baan banaanka kaa heli markay xabashidu baxaan oon dacas sagaal iyo badh ah kula dhici loooooooooooool, but why, that poor lady, God knowws, is doing her part for her country. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 12, 2008 Xidago...Feer iyo faralaabka meel uun haku joog sado. Dagaal intaa noogu filan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xidigo Posted November 12, 2008 Originally posted by Nephthys: quote:Originally posted by Xidigo*: ^^ Naxaroow u sheeg naagtaa wax saxiixaysa, inay caruur iyo ciroolaba dhamaadey. waxad ku tiri xidigo waxay ku tiri mar uun baan banaanka kaa heli markay xabashidu baxaan oon dacas sagaal iyo badh ah kula dhici ahahhahah! Xabashi dhexdiisa boood-boodoooy maruun baan banaanka kaa heli, ax! Alam dhe.. loool Alem gari goodiroow rax dhee qalamdhe, ala aniga dabdhlka way noo tallaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 12, 2008 From the comfort of their PC, cooking pasta for their children the single mothers do make threats, and chant war songs. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 12, 2008 ^I don't understand the sligh against single mothers?/ Is that suppose to be offensive. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xidigo Posted November 12, 2008 Waar ma Bishaaruu sheegayaa? sidani waaba cajiibe loool Oo single mother ku ma caybaa. Cimrigaas raagey geel dhalaa ku tusaaa wallee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted November 12, 2008 . He made no statement for anyone to take offense to, really. Only a sniveling waste of skin would think "cooking pasta and raising kids" is an insult. Try again Mistah... Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 12, 2008 Che, no adeer its just an observation. They live in comfort and make noise, single or not. But the girls in question can take it how they want. One supports suicide bombers and thinks brainwashing kids and sending them to their deaths is a winning strategy. The other is only mad her city was bombed lately. Another observation. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted November 12, 2008 and what exactly do you do outside the "comfort of your PC?" butcher the blood sucking b@stard Shabaaabs? cut them in pieces? yeah, yeah? You are man for woman far braver, . Nin rag ah baa tahay. xaax! Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 12, 2008 ^^^I am not like you adeer, don’t superimpose your dancing on corpses //b]mentality to my person. Take that filth with you. Wipe that filth of your face, I am a principled fellow like my expectant group. We are rational. None of us would encourage a child to go to war, while you think it’s a winning formula. Quote Share this post Link to post Share on other sites