Sign in to follow this  
nuune

Sharif in Libya and sends hambalyo on July 1st

Recommended Posts

nuune   

Raxanreeb, Published on: June 30,2009 Garowe Time 8:26 pm

 

 

 

Madaxweynaha Somalia oo Umadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Munaasabada Israacii Gobolada Koonfur iyo Waqooyi.

 

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somalia Shariif Shiikh Axmed ayaa Hambalyo u diray dhaam shacabka Soomaaliyeed munaasabadda Kowda Luuliyow aawgeed.

 

Cajalada Maqal ah oo horay loogasii duubay Madaxweyne Shariif ayaa caawa lagasii daayay Warbaahinta magaalada Muqdisho xilli uu Madaxweynuhu u baqoolay dalka Libya.

 

Madaxweyne Shariif wuxuu ugu horayn sheegay in Kowda Luuliyo ay tahay maalin weyn oo ah maalintii ay Somalia ka xoroowday Gumaystayaashii reer Yurub islamarkaana ay Midoobeen Gobolada Koonfur iyo Waqooyi.

 

Isagoo arrintaas ka hadlayay ayuu yiri Madaxweyne Shariif ” waxaan Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyaynayaa sanad guurada 49-aad markii ay israaceen gobolada Koonfur iyo waqooyi, runtii waa munaasabad qaali ah” ayuu yiri Madaxweyne Shariif.

 

Marka laga reebo Hambalyada Madaxweynaha dowlada Federaalka majiraan astaamo loogu dabaal degayo Maalinta Kowda Luuliyo oo ah maalintii ay Gobalada Koonfur iyo Waqooyi Midoobeen.

 

RBC Muqdisho Somalia

 

source: Raxanreeb

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar:

I am glad
Soomaali dedicated today to Kowda Luulyo. Dhageysta.

That was 1969 man smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this