nuune Posted June 30, 2009 Raxanreeb, Published on: June 30,2009 Garowe Time 8:26 pm Madaxweynaha Somalia oo Umadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Munaasabada Israacii Gobolada Koonfur iyo Waqooyi. Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somalia Shariif Shiikh Axmed ayaa Hambalyo u diray dhaam shacabka Soomaaliyeed munaasabadda Kowda Luuliyow aawgeed. Cajalada Maqal ah oo horay loogasii duubay Madaxweyne Shariif ayaa caawa lagasii daayay Warbaahinta magaalada Muqdisho xilli uu Madaxweynuhu u baqoolay dalka Libya. Madaxweyne Shariif wuxuu ugu horayn sheegay in Kowda Luuliyo ay tahay maalin weyn oo ah maalintii ay Somalia ka xoroowday Gumaystayaashii reer Yurub islamarkaana ay Midoobeen Gobolada Koonfur iyo Waqooyi. Isagoo arrintaas ka hadlayay ayuu yiri Madaxweyne Shariif ” waxaan Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyaynayaa sanad guurada 49-aad markii ay israaceen gobolada Koonfur iyo waqooyi, runtii waa munaasabad qaali ah” ayuu yiri Madaxweyne Shariif. Marka laga reebo Hambalyada Madaxweynaha dowlada Federaalka majiraan astaamo loogu dabaal degayo Maalinta Kowda Luuliyo oo ah maalintii ay Gobalada Koonfur iyo Waqooyi Midoobeen. RBC Muqdisho Somalia source: Raxanreeb Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted July 1, 2009 Hambalyo from man who invited invaders, anyhow in honor of those who fought Somalia past and present, Happy Independence Day. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 1, 2009 Raxanreeb Shabakada magaceeda i dishayba. Happy Kowda Luulyo again. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 1, 2009 1st july eh ? ,,, Hmmmm Hambalyo Somalia ....... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 2, 2009 I am glad Biibiisii Soomaali dedicated today to Kowda Luulyo. Dhageysta. Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted July 2, 2009 Homie in Libya! what a freaking joker. He cant even stay in his country to commemorate his countrys independence. What a loser! :mad: Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted July 2, 2009 Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar: I am glad Biibiisii Soomaali dedicated today to Kowda Luulyo. Dhageysta. That was 1969 man Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 2, 2009 and i like how he is making it too long "Sagaaaaaal Sanadood muddo haatan laga joogo" ,,, and it is 49 now ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites