Kamalu Diin Posted December 11, 2006 Gaalkacyo(AllPuntland)- Isu soo bax aad u ballaaran ayaa maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo , isu soo baxaasi oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka gobolka Mudug ee uu madaxda u yahay C/rashiid Cali Xaashi (Dhuubane), ururada haweenka iyo kuwa dhallinyarada,waxaana kasoo qaybgalay badi shacabka magaalada Gaalkacyo. Kasoo qayb galayaasha bannaanbaxa ayaa watay boorar iyo hal ku dhigyo ay ku taageersan yihiin go'aankii kasoo baxay qaramada midoobay ee Soomaalida u ogolaanayay in dalkooda ay tagaan ciidamo nabad ilaalin ah. Waxaa sidoo bannaanbaxan si xooggan loogu dhaliilay maxkamadaha Islaamiga ee Soomaaliya oo la sheegay inay isku ballaarinayaan gobollo nabad ah sida Puntland , waxaana dadku ay si gaar ah u dhaliilayeen qaar kamid ah maxkamadaha oo ay ku sheegayeen inay qaddiyado gaar ah wataan. Guddoomiyaha gobolka Mudug C/rashiid Cali Xaashi (Dhuubane) oo maanta hadal ujeediyay isu soo baxayasha ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsan yihiin in dalka la keeno ciidamo nabad ilaalin ah , kuwaasoo dalka ka bad baadiya in wax ka badan 16 sano dadku ay dhibaato kusii jiraan. Dhuubane wuxuu intaasi raaciyay in muddo lagu taamayay dalka ay ciidamo yimaadaan, haddana ay hirgashay, ayna muuqato saan saan nabadeed . Guddoomiyaha gobolka wuxuu sixooggan u weeraray maxkamadaha Islaamiga , wuxuuna ku sheegay inay doonayaan dhul ballaarsi iyo bur bur iyo barakac ku dhaca shacab Soomaaliyeed. Wuxuu uga digay inay sii wadaan dhaq dhaqaaqyada ciidan ee ay kawadaan gobolka Mudug , wuxuuna u sheegay inaysan faa'iido kala kulmi doonin arintaasi. Dhuubane wuxuu si cad u weeraryay guddoomiyaha golaha shuurada maxkamadaha magaalada Muqdisho oo uu ku tilmaamay inuu bannaystay dhiigga shacab aan waxba galabsan , wuxuuna ku eedeeyay in shacabka ay mar walba been ku qanciyaan waa sida u hadalka u dhigaye. Bannaanbaxayaashii maanta isugu soo baxay waddooyinka Gaalkacyo ayaa maray waddada laamiga ah, kuna soo gabo gabeeyay kulankooda suugaan Stadiumka Gaalkacyo , halkaasi oo maanta laga soo jeediyay suugaan isugu jirta Gabayo, iyo Buran burro kala duwan oo kusaabsan in midnimada Puntland muqaddas tahay. CCC Farayaamo AllPuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wisdom_Seeker Posted December 11, 2006 The funny thing is that they don’t mind the barbaric Africans who are likely to be infected with HIV/AIDs to enforce law in their land, but they go all wacko when the ICU says the same thing. Since that is the case and they want peacekeeping forces then they should have them in Puntland only. They can't trespass on the areas controlled by the ICU. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamalu Diin Posted December 11, 2006 Puntland is very peacefull place but Marka Cadeey Minikii ow Cismaanka. that where they heading. Eriterianka iyo Al-Qa'edada joogtana waa laga burinayaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cindrella Posted December 11, 2006 once this un resolution is passed those people wouldnt be demonstrating once ethiopia soliders start raping and killing women and boys. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamalu Diin Posted December 11, 2006 Those communites already fed up seventeen years of continious rape. this would seem little bit of change. We all pray for this, and wish it to happen. thanks god hadaan problemkeena xal u helnay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cindrella Posted December 11, 2006 May this be the end of Ethiopia.Amen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamalu Diin Posted December 11, 2006 Million times - I use to hear this in Masjidka Ali Boolaay - never happened. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cindrella Posted December 11, 2006 You're just hating on them because their ****** nothing else. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamalu Diin Posted December 11, 2006 Since when did you find out ......ouch Are they Somalifiyow firSt..... USC/ICU... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cindrella Posted December 11, 2006 ICU all the way.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamalu Diin Posted December 11, 2006 Originally posted by Modesty_Chick: ICU all the way.... Since the USC/ICU uprising against muslims in Southern "Somalia" or even before that ayaad ahay USC/ICU Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cindrella Posted December 11, 2006 Whatever man,expect the fact that the leaders of the icu arent ******(even though there are some ****** high ranking),but since the big shots are not ******.I bet if they were you would be supporting them 100%. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamalu Diin Posted December 11, 2006 I see ICU as an offspring of USC whom are still after remnants of Siyad Bare and Muslims of Somalia as whole. that about it they are the problems not the solution. Quote Share this post Link to post Share on other sites