Sign in to follow this  
General Duke

Col Abdi Mahdi ; interview rubishes claims made by some....

Recommended Posts

Sxbayaal waxaa wax laga naxo ah waxa macnayarida aad ku murmaysaanaccident wuu dhacay waxaanna alle ka baryi inuu shaafiyo raga dhaawaca ciddii dhimatayna alla u naxariisto.

 

waa tan kala gurida dadka walaalaha ah ee aad kala guraysaan waalaydiin dhaamaa sxbyaal xaawalay ha noqonida ee hurdada ka kaca,,,

 

Kismanyo waa ku filantahay ******** clan oo dhan gacantayna inoogu jirtaa markaa sxbyaal ilaawa waxii dhacay. Dadaw horusocod.

 

insha alah bacda 2 sano iyo badh waa kala cadaan cida degaanka Kismanyo leh marka doorasho la qabto oo dadku cod ku kalabaxaan, markaas ninka kusoo baxa tertankaas baa Kismaanyo kaadidiisa usoo cabbay!!!^^^^^^sorry^^^

 

teeda kale ********* clan Xamar bayba ku gorgortamayaane hurdada ka kaca xayawaaniinyahow, intaad ku xiiqaysan magaaladan yar.

war waxu hanyaraaa

 

[ February 14, 2007, 06:15 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites

teeda kale ********* clan Xamar bayba ku gorgortamayaane hurdada ka kaca xayawaaniinyahow, intaad ku xiiqaysan magaaladan yar.

U really are in a great error if this is what u believe in.U cannot reduce the National Government in to a mere clan.It's wrong and a great lie!

 

[ February 14, 2007, 06:16 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Garaad-

 

Maxuu ******** noo hayaa aysan Soomaalinimo noo haynin :confused:

 

[ February 14, 2007, 06:17 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Xoogsade:

^
:D:D:D:D
, no he is not in error. Waa daacad isaga oo waa ka dhab qabyaaaladda halka adiga aad huwaneysid go'kale.

Thats where u went Wrong,not all Pro Governance is ********** Clan.Ever thought things that way?

 

[ February 14, 2007, 06:17 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Originally posted by Garaad:

Kismanyo waa ku filantahay ******* clan oo dhan gacantayna inoogu jirtaa markaa sxbyaal ilaawa waxii dhacay. Dadaw horusocod.

 

insha alah bacda 2 sano iyo badh waa kala cadaan cida degaanka Kismanyo leh marka doorasho la qabto oo dadku cod ku kalabaxaan, markaas ninka kusoo baxa tertankaas baa Kismaanyo kaadidiisa usoo cabbay!!!^^^^^^sorry^^^

 

teeda kale ********* clan Xamar bayba ku gorgortamayaane hurdada ka kaca xayawaaniinyahow, intaad ku xiiqaysan magaaladan yar.

war waxu hanyaraaa

Oh dear :D

 

[ February 14, 2007, 06:18 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

Captain Xalane, TFG supporters are not pro-governance per se but pro clan system and dominance. Dadka soomaalida labo qeybood waaye:

 

A- Dad nidaamka qabiilka aaminsan ----> supporters of the TFG.

 

B- Dad nidaam ka baxsan kan Qabaliga(TFG) aaminsan ---> they would like an islamic system and be done with the premitive clan system.

 

You fall within the first category. You believe in the clan system. We have yet to see a successful clan based national government take root in Somalia. Clan system works only in One-clan-dominated areas and sometimes not in the case of Muqdisho. It is too disruptive of a system and conflict ridden.

Share this post


Link to post
Share on other sites

sxbyaal we put in order P/land sidoo kale J/land waa soconaysaa oo waa la isku duba ridi soon insha allah khilaafadka yaree aad buun buuninaysaan if it exist will be over soon insha allah

Kanxoow Nafta waaa

 

waxaan la yaabaa kuwa halkan wax ku qora oo iska dhiga inay siyaasad wax ku diidan yihiin oo naftooda been u sheeega.

 

TFG kuwa diidanaw waan idin ognahay allena waa idin ogyahay oo waxaad ku diidan tihiin ********* clan baa madaxwayne ka ah,,,

 

markaa sxbyaal waxba yaan shaadh fake ah laysu soo gashan,

 

Mid waan aaminsanahay oo daawladan dhisan marka waqtigeedu dhamaado the chance is open for all clans, and walaahi i will support who ever wins the presidence,,,, maxaa yeelay waxaan rumaysnahay fear chance anigoo ku dhegan who i am as ********* clan. waxaan ku helona waa alxamdu lilaah waxii aan ku waayona allaan ii qorin.

 

As i said one hand can not clap United *********** clan iv very crucial

 

Vive ******* clan Viva Somalia

 

[ February 14, 2007, 06:21 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horn Afiq somaali ma tahay horta waxse ma kataqaan dhaqanka iyo sida soomaalidu u nooshahay?

 

it seems inaad su'aasha iska qortay adoon adigoon deep u eegin soomalinimadu waxay tahay iyo sida ay ku dhisan tahay, war soomaliya waa qabaa'il waligeedna saas bay ahaan, soomaalinimada aad radin waxay ku base garaysan tahay ******** clan, ******* clan ******** clan and so on,,,,,,,

 

markaa sxb ogow waxaad soomaalinimo ku hesho ******** clan bad ku heshay,,,, adigoon cidna sad bursi ku samayn adna lagugu samayn. fear go.

 

[ February 14, 2007, 06:22 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this