Garaad Bari Posted February 14, 2007 Sxbayaal waxaa wax laga naxo ah waxa macnayarida aad ku murmaysaanaccident wuu dhacay waxaanna alle ka baryi inuu shaafiyo raga dhaawaca ciddii dhimatayna alla u naxariisto. waa tan kala gurida dadka walaalaha ah ee aad kala guraysaan waalaydiin dhaamaa sxbyaal xaawalay ha noqonida ee hurdada ka kaca,,, Kismanyo waa ku filantahay ******** clan oo dhan gacantayna inoogu jirtaa markaa sxbyaal ilaawa waxii dhacay. Dadaw horusocod. insha alah bacda 2 sano iyo badh waa kala cadaan cida degaanka Kismanyo leh marka doorasho la qabto oo dadku cod ku kalabaxaan, markaas ninka kusoo baxa tertankaas baa Kismaanyo kaadidiisa usoo cabbay!!!^^^^^^sorry^^^ teeda kale ********* clan Xamar bayba ku gorgortamayaane hurdada ka kaca xayawaaniinyahow, intaad ku xiiqaysan magaaladan yar. war waxu hanyaraaa [ February 14, 2007, 06:15 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
Captain Xalane Posted February 14, 2007 teeda kale ********* clan Xamar bayba ku gorgortamayaane hurdada ka kaca xayawaaniinyahow, intaad ku xiiqaysan magaaladan yar. U really are in a great error if this is what u believe in.U cannot reduce the National Government in to a mere clan.It's wrong and a great lie! [ February 14, 2007, 06:16 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xoogsade Posted February 14, 2007 ^ , no he is not in error. Waa daacad isaga oo waa ka dhab qabyaaaladda halka adiga aad huwaneysid go'kale. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted February 14, 2007 Garaad- Maxuu ******** noo hayaa aysan Soomaalinimo noo haynin :confused: [ February 14, 2007, 06:17 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
Captain Xalane Posted February 14, 2007 Originally posted by Xoogsade: ^ , no he is not in error. Waa daacad isaga oo waa ka dhab qabyaaaladda halka adiga aad huwaneysid go'kale. Thats where u went Wrong,not all Pro Governance is ********** Clan.Ever thought things that way? [ February 14, 2007, 06:17 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted February 14, 2007 Originally posted by Garaad: Kismanyo waa ku filantahay ******* clan oo dhan gacantayna inoogu jirtaa markaa sxbyaal ilaawa waxii dhacay. Dadaw horusocod. insha alah bacda 2 sano iyo badh waa kala cadaan cida degaanka Kismanyo leh marka doorasho la qabto oo dadku cod ku kalabaxaan, markaas ninka kusoo baxa tertankaas baa Kismaanyo kaadidiisa usoo cabbay!!!^^^^^^sorry^^^ teeda kale ********* clan Xamar bayba ku gorgortamayaane hurdada ka kaca xayawaaniinyahow, intaad ku xiiqaysan magaaladan yar. war waxu hanyaraaa Oh dear [ February 14, 2007, 06:18 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xoogsade Posted February 14, 2007 Captain Xalane, TFG supporters are not pro-governance per se but pro clan system and dominance. Dadka soomaalida labo qeybood waaye: A- Dad nidaamka qabiilka aaminsan ----> supporters of the TFG. B- Dad nidaam ka baxsan kan Qabaliga(TFG) aaminsan ---> they would like an islamic system and be done with the premitive clan system. You fall within the first category. You believe in the clan system. We have yet to see a successful clan based national government take root in Somalia. Clan system works only in One-clan-dominated areas and sometimes not in the case of Muqdisho. It is too disruptive of a system and conflict ridden. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Captain Xalane Posted February 14, 2007 For the last time,not all pro TFG are of the ********** clan. [ February 14, 2007, 06:19 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garaad Bari Posted February 14, 2007 sxbyaal we put in order P/land sidoo kale J/land waa soconaysaa oo waa la isku duba ridi soon insha allah khilaafadka yaree aad buun buuninaysaan if it exist will be over soon insha allah Kanxoow Nafta waaa waxaan la yaabaa kuwa halkan wax ku qora oo iska dhiga inay siyaasad wax ku diidan yihiin oo naftooda been u sheeega. TFG kuwa diidanaw waan idin ognahay allena waa idin ogyahay oo waxaad ku diidan tihiin ********* clan baa madaxwayne ka ah,,, markaa sxbyaal waxba yaan shaadh fake ah laysu soo gashan, Mid waan aaminsanahay oo daawladan dhisan marka waqtigeedu dhamaado the chance is open for all clans, and walaahi i will support who ever wins the presidence,,,, maxaa yeelay waxaan rumaysnahay fear chance anigoo ku dhegan who i am as ********* clan. waxaan ku helona waa alxamdu lilaah waxii aan ku waayona allaan ii qorin. As i said one hand can not clap United *********** clan iv very crucial Vive ******* clan Viva Somalia [ February 14, 2007, 06:21 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garaad Bari Posted February 14, 2007 Horn Afiq somaali ma tahay horta waxse ma kataqaan dhaqanka iyo sida soomaalidu u nooshahay? it seems inaad su'aasha iska qortay adoon adigoon deep u eegin soomalinimadu waxay tahay iyo sida ay ku dhisan tahay, war soomaliya waa qabaa'il waligeedna saas bay ahaan, soomaalinimada aad radin waxay ku base garaysan tahay ******** clan, ******* clan ******** clan and so on,,,,,,, markaa sxb ogow waxaad soomaalinimo ku hesho ******** clan bad ku heshay,,,, adigoon cidna sad bursi ku samayn adna lagugu samayn. fear go. [ February 14, 2007, 06:22 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ] Quote Share this post Link to post Share on other sites