Jacaylbaro Posted February 23, 2009 Wafdi ka socda WFP oo kulan la qaatay wasiirka arrimaha gudaha sheekh C/qaadir Cali Cumar ka dib safar ay ku yimaadeen Caasimada Wafuud ka socda hey'adda cunada ee Qaramada Midoobay ayaa maanta kulan qaatay magaalada Muqdisho Wasirka arrimaha gudaha Sheekh C/qaadir Cali cumar ka dib markii ay ka soo dageen garoonka Cisaleey ee duleedka magaalada Muqdisho. Xubnaha wafdigaan oo ka soo duulay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kuwaas oo ahaa saraakiil ka socoda hey'adda OCHA ee gargaarka bini'aadanimada u qaabilsan. Wafdigaan oo ka kooban ilaa 6-xubnood ayaa kulan waxaa ay kula qaateen wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha dowladda KMG ah ee midnimada qaran, C/qaadir Cali Cumar magaalada Muqdisho, iyagoo kala hadlay wasiirka sidii loo xaqiijin lahaa amaanka shaqaalada gar gaarka, islamarkaana ay Hay’ada WFP ay ugu qayb qaadan lahayn xaalada amaanka ee dalka. Qaar ka tirsan xubnaha wafdigan ayaa saxaafadda la hadlay ka dib markii uu soo idlaaday kulanka, kuwaasoo ka war bixiyey ujeedka ay u yimaadeen Muqdisho oo ah arrimo la xiriira gargaarka bini'aadanimo ee dalka Soomaaliya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted February 23, 2009 THis should be the governmen uniform. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted February 23, 2009 ^It shouldn't. We like to believe that there is freedom of dress choice. Haddii kale waa... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 23, 2009 Imagine a Minister coming to his office with Macawis ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted February 23, 2009 ^^ not on a windy days though. Paragon; ok, only for the office for the mujahid sheikh. They should have someone to check the cimamad cleanliness and length of beard every morning. Quote Share this post Link to post Share on other sites