nuune Posted October 19, 2004 Ilaah ha u naxariisto Generalka, aamiin. genaralka general gaani Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nationalist Posted October 19, 2004 Alle Haa Uu Naxariisto Generalka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bachelor Posted October 19, 2004 Allah ha u naxaristo wa bil ramadan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted October 19, 2004 Magaalooyin Ka Tirsan Gobalka Gedo, C/Waaq Iyo Kismaayo Oo Aad Looga Tiiraanyoodey Geeridii Marxuum Gen.Gaani Wararka naga soo gaaraya magaalooyinka G/Haarey ee caasimada gobalka Gedo, B/Xaawo, Doolow, Ceelwaaq, Baardheere, C/Waaq iyo magaalada Kismaayo ayaa sheegayaa in aad iyo aad looga tiiraanyadooday geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Marxuum Gen.Maxamed Xaashi Gaani oo ahaa siyaasi rugcaadaa ah aad looga qadariyo gobalada Gedo iyo G/Gaduud. In ka badan oo 360 email oo dhambaal tacsi ah ku socota xaaskii marxuumka iyo caruurtii iyo eheladi uu ka tagay ayaa soo gaartay Gedonet kuwaas dhamaantood ka yimid magaalooyinka ka tirsan gobalada Gedo iyo Galgaduud. Culumaadiinka ku nool magaalooyinkaas ayaa ka codsaday dadweynaha ku dhaqan magaalooyinkaas in ay marxuumka Gen.Maxamed Xaashi Gaani ay u soo duceeyaan ilaaheyna jannadii fardowso aheyd ka waraabiyo. Aamiin. Sida oo kale, dhambaal tacsi ah oo uu soo gaarsiiyey Gedonet, ugaaska Beesha SADE, Ugaas Cumar Ugaas Xirisi oo ku sheegay dhambaalkiisa inuu aad iyo aad uga tiiraanyaadoodey geerida ku timid marxuum Gen.Maxamed Xaashi Gaani oo ku tilmaamay nin weyn oo sharaf iyo maamus ku leh beesha SADE. Ugaasku waxaa kale oo tacsi u dirayaa xaaskii iyo caruurtii uu ka geeriyoodey marxuum Gen.Maxamed Xaashi Gaani, waxuuna ilaahey ugu baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo. Gedo News Network Gedo, Somaliya Quote Share this post Link to post Share on other sites