Sign in to follow this  
Liibaan

Faysal Waraabe Jaalle Rayaalow adaa saxsan wax kasta ood samayso

Recommended Posts

Liibaan   

Waxa loo baahan yahay xisbiyo kale oo bedella UDUB iyo UCID, waa haddii doorasho dhacdo, u malayn mayo inay dhacaysee. Waa in laga tashadaa UCID haddii Faysal xisbigiisa ka tashan waayaan.

Jamhuuriya Online:FAYSAL CALI WARAABE, IYO KAALINTIISA MUCAARIDKA.

 

 

 

 

waxay ahayd 2002 bishii September , waxan joogay xaflad lagu gudoonsiinayay arday, dhamaysatay barashada luqadda ingiriisiga oo dhiganayay machadka NUURA DIIN ee ku yaalla xaafada sheikh madar, waana markii iigu horeysay een arko Faysal Cali Waraabe, waxa aan aad ugu diirsaday hadalada uu ku hadlayay wallow uu ka muuqday fudeyd badan, hadana waxaan lahaa waa loo baahan yahay ninkan oo kale.

 

Faysal waa nin deganaan jiray wadanka Finland, waa nin firfircoon, lakin lagu xanto inuu yahay nin dantiisa ka hore marsiiya danka dadka kale.

 

Waxa faysal uu ka sameeyay finland jaaliyad Somali ah, lakin waxa dhacday in markii uu in muddo ah hayay laga qaaday markii la arkay inuu isku qoray meesha si uu isagu leeyahay, oo kale, markii laga qaaday xilkii uu hayay waxa dhacday inuu faysal joojin waayay calaacal iyo wax la mid ah, una qaadan waayay sida fudud ee looga qaaday, isaga oo lahaa anaa ku soo dhintay meeshan oo xaq u leh oo galiyay xoogeygii, iyo wakhtigaygii.

 

Hadaba waxa muuqata faysal in sheekada uu imika wadaa ay tahay tiiyoo kale oo uu u baahan yahay faysal in la nasiyo, xisbigiisa ay u qaadaan vote of confidence, oo ah cod kalsooni u qaad ah. Faysal, waxad moodaa inay waxa uu wado ay tahay waxba igama galin xisbiga UCID, ee uu sheekada uu wadaa ay tahay hunguri weyn oo ka haya hantidan qaranka ee xukuumada Rayaale ku tumanayo.

 

Faysal waxa uu hadal ka dhigtay uun Rayaalow adaa saxsan wax kasta ood samayso, tan arinta QARAN baa ugu dambaysay , waxa uu leeyahay way saxsan tahay dowladdu.

 

Xagee kaga qoran tahay dastuurka saddex xisbi qaran uun baa taagnaanaya meesha markasta, markasta oo doorasho dhacayso, waxay noqonaysaa sheekadu in is iibin awgii uu is iibinayo si uu xil u helo uuna u baabiinayo xisbigiisa, taas haddii ay ka tashan waayaanna waxa dhacaysa in xisbiga UCID uu noqon doono mid uu galaafanayo Faysal Cali Waraabe.

 

Waxa loo baahan yahay xisbiyo kale oo bedella UDUB iyo UCID, waa haddii doorasho dhacdo, u malayn mayo inay dhacaysee. Waa in laga tashadaa UCID haddii Faysal xisbigiisa ka tashan waayaan.

 

cabdirisaq guled

 

 

Jamhuuriya Online

Share this post


Link to post
Share on other sites

Faysal waxa uu hadal ka dhigtay uun Rayaalow adaa saxsan wax kasta ood samayso

looooooooool ,,,,, so he wants to say Rayaalow adigaa khaldan waxkastood samayso :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

In Siyaad Barre time, faysal waraabe was working with Riyaale, both of them were working for siyaad to last minutes, Riyaale was senior spy and Faysal junior spy of NSS

 

At that time, Faysal motto was "Jaalle Siyaadow adaa saxsan wax kasta ood samayso"

 

In Egal time, Faysal’s motto was "Jaalle Egalow adaa saxsan wax kasta ood samayso"

 

 

And presently under Riyaale rule, Faysal’s motto is "Jaalle Rayaalow adaa saxsan wax kasta ood samayso"

 

 

Faysal first he is calooshii u shaqeeste, second he is qabiilist who only knows hate speech

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

In Siyaad Barre time, faysal waraabe was working with Riyaale, both of them were working for siyaad to last minutes, Riyaale was senior spy and Faysal junior spy of NSS

 

At that time, Faysal motto was "Jaalle Siyaadow adaa saxsan wax kasta ood samayso"

 

In Egal time, Faysal’s motto was "Jaalle Egalow adaa saxsan wax kasta ood samayso"

 

 

And presently under Riyaale rule, Faysal’s motto is "Jaalle Rayaalow adaa saxsan wax kasta ood samayso"

 

 

Faysal first he is calooshii u shaqeeste, second he is qabiilist who only knows hate speech

Riyaale is a master of the dark arts, the man is amazing. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^I was a sceptic I thought he was a mere tool for certain clans in the Traingle, but now days I am swayed by the argument that this man is the best weapon Somalia and the Federalist have in Hargaysa. The example of these past weeks makes this argument ever more valid.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lool. Riyaale never said anything about SOOL & SANAAG, it was Warrabe and we all know what time of day his brain works.

 

Riyaale has never made any direct thraets against anyone, he is the least hawkish out of all of them.

 

The midwife made threats, the deputy made threats, Faisal made threats, the average joe made threats against Puntland and Somalia. Riyaale? I dont remmeber a single threat.

 

He even fired the clan defence chief who went without orders and was defeated by Puntland troops in Dhahar.

Rememeber how skillfully he handled that situation leaving the secessionist angry and impotent.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wow ,, all that for Rayaale ,,,, of course he is the President of Somaliland and thus he should be wise enough to attract all of you guys .... it is a political game just like Igal (Allah yarxamah) .......

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this