Abwaan Posted April 27, 2007 http://cadaado.net/node/1459 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gordon Gekko Posted April 27, 2007 Abwaanow maalmahaan calaacal ayaad ka bixi la'dahayee aaway jihaadkii iyo awr-kacsigii dagaalka aad waday?? Mise waxaad is leedahay markaan waa idin dhamaatee iska qayli oo "humanitarian spokesman" iska dhig? Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 27, 2007 ^^^ Wuxuu ka wadaa Soomali wey u dhamaatey Itoobiyaan baa dhameestirey oo dhagta ciidda darey, si fiican u dhuux hadalkiisa! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gordon Gekko Posted April 27, 2007 ^^^ "xoogaga-xaq-u-dirirka" aka. muqaawamada aka. dowladdiidka ayeey u dhamaatey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted April 27, 2007 Marka xaq u dirirkii haday u dhamaatay maxaa hadhay, adigu bal yaad la jirtaa? Xaqa lama jirtid? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gordon Gekko Posted April 27, 2007 ^^ Adeer waxba ha is yeel-yeelin waad fahmaysaa in aan sarcastic ahayee. Waxa kaliya oo xaq-u-dirir eh waa dowladda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted April 27, 2007 ^ si fiican ayaad isu soo qabatay hasa yeeshee waa goor ee kaa fakaratay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted April 27, 2007 Originally posted by TheSomaliEconomist: Abwaanow maalmahaan calaacal ayaad ka bixi la'dahayee aaway jihaadkii iyo awr-kacsigii dagaalka aad waday?? Mise waxaad is leedahay markaan waa idin dhamaatee iska qayli oo "humanitarian spokesman" iska dhig? Adigay indhahaaga ula muuqataa inay Soomaali u dhammaatay laakiin dabadhilifyada adigoo kale ah iyo Amxaaro ayey u dhammaan doontaa insha Allah. Malaha midka dariiqyada la baryootama argagixisaa Soomaaliya joogta oo aan Xamar la aadi waayey adiga iyo dabadhiilifka Yey oo Baydhabo u cararay, marna Addis safar laba maalmoood oo isku xigta baqdin u aadey ma ahan? Ka jawaab af-janjeera lahayde. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gordon Gekko Posted April 27, 2007 ^^ Adeer xooga waad isku jaacday markaan oo cay aan kala-joogsi lahay ayaa wadaaye waxaad yeelaysaa iga raali'ahow hadii aan ka kacsiyay, niyadaada kheer u sheeg, koob shaaxna ku dhufo. W/Salaam. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted April 28, 2007 Economist cay maxaad u taqaan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gordon Gekko Posted April 28, 2007 ^^ "laakiin dabadhilifyada adigoo kale ah iyo Amxaaro ayey u dhammaan doontaa insha Allah" "Malaha midka dariiqyada la baryootama argagixisaa Soomaaliya joogta oo aan Xamar la aadi waayey adiga iyo dabadhiilifka Yey oo Baydhabo u cararay" "Ka jawaab af-janjeera lahayde" I believe the above phrases and statements can be defined as ad hominem. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 28, 2007 ^^^lool. You got the old man on the act. Abwan whats the new front or have you given up and are prepared to help rebuild your country? Quote Share this post Link to post Share on other sites