Mr. Somalia Posted December 9, 2009 Xaaji, Islaanta buuran aad shaygaysid, waxaad Eebe ka baridaa inuu idiin daayo. Waayo haduu meesha ka dago, sadexda habrood uu kala hayo, ayaa digada iska dhigi doonta. Marka ma fidnaad rabtaa ummadaan masaakiinta ah inaad ka dhex dhalisid, saaxiib? Waa maya: Marka ila dheh...Boqor Riyaale weligiis ha noolaado. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 9, 2009 Mr somalia Riyaale Hayb iyo assal iyo gobol uu ka yimi lugu ma diidayo waxa lugu diidaya wax qabbad la aan iyo siyaasad xumo. hadaad leedahay dad ba is dilaya hadu riyaale tago dalku nabbad buu aha marku riyaale dalka qabsaday in 2002. sxb Xata Mudane Cabdiraxman Cabdullaahi Ismaciil Seylici. the vice president of xisbiga kulmiye madaxweynan uu dooran laha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 9, 2009 Walee inaanad rag aqoon ahayn xaaji ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites