Jacaylbaro Posted May 17, 2009 .. Let's not judge the dead saaxiibayaal ,,, those guys are gone and have nothing to do with what is happening now. They did great during their time, that is all we know. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Meiji Posted May 17, 2009 Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: .. Let's not judge the dead saaxiibayaal ,,, those guys are gone and have nothing to do with what is happening now. They did great during their time, that is all we know. First time we can agree on something! 13 SYL young men are legends. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 17, 2009 It is not first time i guess ....... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Meiji Posted May 20, 2009 Is there a complete SYL history written? Books, articles any information source? If so, please share with us. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 15, 2014 Toban iyo shanta Maajo waa maalin xusid mudan. Halyeydii u soo halgantay Soomaaliyana Eebbe janadiisa fardowso haka waraabsho — aamiin, aamiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
CidanSultan Posted May 15, 2014 What did they achieve?? Please enlighten us... ??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
CidanSultan Posted May 15, 2014 And what was their idea??? To gain independence. The process of decolonisation had already started across the developing world. Italian Somalia was handed over to the UN by Italy not because of some boys from Somalia but by the wider geo political reality that colonialism was dead or dieing. After UN trusteeship it was handed over a weak government whose sole purpose was self enrichment hense why they were stunned when the then northern people's proposed unity. What did the syl achieve, what was there objective I bet you not one person can tell me. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 15, 2014 Gaaroodi you like the energizer bunny...they haven't banned yet? Quote Share this post Link to post Share on other sites
CidanSultan Posted May 15, 2014 ^^^^ SYL and not one person can tell me what they did. Mr Somalian enomoly made another pointless point. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 15, 2018 Aabiyaashii gobonnimodoonka had iyo jeer waxee naga mudan yihiin xusid. Rabi janadiisa fardowso haka waraabiyo halyeeyda - aamiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 16, 2019 Aabiyaashii gobonnimodoonka had iyo jeer waxee naga mudan yihiin xusid. Rabi janadiisa fardowso haka waraabiyo halyeeyda - aamiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 16, 2019 Madaxweyne Farmaajo oo xalay ka qeyb-galay munaasabad lagu maamuusayay xuska 15 May Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ubax dhigay taallada SYL ee magaalada Muqdisho oo lagu maamuusayo dhallinyaradii 13-ka ahaa ee aasaasay ururkii gobannimo-doonka Soomaaliyeed ee SYL. Madaxweynaha ayaa intaas kaddib waxa uu kala qayb galay boqollaal dhallinyaro ah oo ka kala yimid guud ahaan deegaannada dalka munaasabad lagu qabtay Taliska Gaadiidka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, taas oo ay ugu dabaal degayeen 76-aad guurada ka soo wareegtay aasaaska Ururkii Dhallinyarada Soomaaliyeed ee SYL. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa madasha ka jeediyey kalmad uu ku dhiirri-gelinayo dhallinyarada Soomaaliyeed, isagoona dib u xasuusiyey doorkii taariikhiga ahaa ee ay ku lahaayeen xornimo doonkii, qaran-dhiskii iyo horumarintii dalka. “Dadaalkii ay bixiyeen dhallinyaradeennii SYL ayaa horseeday in dalkeennu uu safka hore ka galo dalalkii xornimada ka qaatay gumeystihii. Dadaalkoodu waxa uu ku hirgalay waa sida ay qabyaaladda uga fogaayeen, una aaminsanaayeen midnimada, waddaniyadda iyo wadajirka dadkeenna.” Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa Alle uga baryey naxariis iyo in uu jannadiisa ku abaal mariyo 13-kii dhallinyarada ahaa ee SYL oo baal dahab ah kaga jira sooyaalka shacabka Soomaaliyeed. Dhanka kale, Hobollada Kooxaha Qaranka ayaa munaasabadda ka sameeyey bandhig suugaaneed ay ku muujinayeen dadaallada dhallinyaradeennu ay ugu jiraan dib u dhiska dalkooda, rajada lagu qabo iyo caqabadaha ku xeeran ee dhanka fursadaha shaqada, qabyaaladda iyo fikirka gurracan ee argagixisanimada. Munaasabaddan waxaa ka soo qayb galay Guddoomiye Kuxigeenka 2aad ee Aqalka Sare Mudane Mowliid Xuseen Guhaad, Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye, Taliyeyaasha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye-Gaas Daahir Aadan Cilmi, Booliska Sarreeye-Gaas Bashiir Cabdi Maxamed, Asluubta Sarreeye Guud Bashiir Maxamad Jaamac, Maamulka Gobolka Banaadir iyo xubno ka tirsan Urrurada Bulshada Rayidka ah. Xigasho ____________________ Waa ku faraxsanahay inaa arko taaladii Macallin Jaamac si heersare ah loo dayactiray. Quote Share this post Link to post Share on other sites