Geel_jire Posted March 26, 2008 The fighting between government forces in Jowhar and Islamists continued for at least 40 minutes and the troops escaped while the Islamists released all prisoners in the town's biggest jail," Osman added. A spokesman for the Islamic Courts forces, Abdirahin Isse Addow said four government soldiers were killed in the fighting. something else occurred to me while the resistance is pushing from the north via Jowhar the xabash were moving south via afgooye yesterday ....... they probably knew this was going to happen and took the wise course of action The tides are turning and the tigre are running! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted March 26, 2008 Jawhar: Faahfaahin ku saabsan Qabsashadii Magaalada Jawhar. 26. marts 2008 Jawhar(AllPuntland)- Kooxo hubeysan oo la rumeysan yahay in ay ka tirsan yihiin Maxkamadihii Soomaaliya laga saaray sannado hore ayaa weerar xoog leh ku qaaday Magaalo Madaxda gobalka Shabeelada Dhexe ee Jawhar. Kooxahan ayaa weerarkooda ku qaaday Xeryaha ay leeyihiin Ciidamada dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ee ku sugnaa gobalka Shabeelada Dhexe ,waxaa la usuurtagashay in ay galaan Magaalada Jawhar. Inta la og yahay waxaa weerarkaasi gaadmada ah ku geeriyooday 8 Ruux ooo iskugu jira Shacab ,Ciidan & Maleeshiyadii weerarkan ku soo qaaday Magaalada Jawhar ee xarunta Shabeelada Dhexe. Mid ka mid ah Maamulka Shabeelada Dhexe oo ay la xiriirtay Shabakada AllPuntland ayaa sheegay in dagaalkan lugu soo qaaday xili habeen ah ,ayna soo qaadeen Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Masuulkan oo magaciisa diiday ayaa intaasi ku darey in aysan Ciidamadoodu ka bixin Magaalada oo dhan wuxuuna tilmaamay in ay joogaan meelo aan waxba ka fogeyn Magaalada Jawhar. Sarkaalkan ayaa diiday in ay ka tageen guud ahaan gobalkaasi ,isagoo sheegay in ay hada ayagu ka ariminayaan Magaalada Jowhar meelaha ugu muhiimsan ,inkastoo ay jiraan warar ka hor imaanaya warkaasi. Xaaladu hadda waxaa lasheegayaa in ay degan tahay ayna Magaalada qeybo badan oo ka mid ah magaalada ayaa lasheegayaa in ay joogaan Kooxo Wajiga ku duubtey Cimaamado ,waxa ayna diideen in ay la haldaan Odayaasha dhaqanka ee Magaalada Jawhar. F. C. Geylan AllPuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 27, 2008 Maxkamadihii Soomaaliya laga saaray sannado hore How many years ago ?? ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted March 27, 2008 The tides have changed, indeed! And the river is beginning to flow the other direction. I can only hope something good comes from it. Quote Share this post Link to post Share on other sites