Sign in to follow this  
Geel_jire

Somali Islamists seize Jowhar

Recommended Posts

The fighting between government forces in Jowhar and Islamists continued for at least 40 minutes and the troops escaped while the Islamists released all prisoners in the town's biggest jail," Osman added.

 

A spokesman for the Islamic Courts forces, Abdirahin Isse Addow said four government soldiers were killed in the fighting.

something else occurred to me while the resistance is pushing from the north via Jowhar the xabash were moving south via afgooye yesterday ....... they probably knew this was going to happen and took the wise course of action :D

 

The tides are turning and the tigre are running!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jawhar: Faahfaahin ku saabsan Qabsashadii Magaalada Jawhar.

26. marts 2008

 

Jawhar(AllPuntland)- Kooxo hubeysan oo la rumeysan yahay in ay ka tirsan yihiin Maxkamadihii Soomaaliya laga saaray sannado hore ayaa weerar xoog leh ku qaaday Magaalo Madaxda gobalka Shabeelada Dhexe ee Jawhar.

 

Kooxahan ayaa weerarkooda ku qaaday Xeryaha ay leeyihiin Ciidamada dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ee ku sugnaa gobalka Shabeelada Dhexe ,waxaa la usuurtagashay in ay galaan Magaalada Jawhar.

 

Inta la og yahay waxaa weerarkaasi gaadmada ah ku geeriyooday 8 Ruux ooo iskugu jira Shacab ,Ciidan & Maleeshiyadii weerarkan ku soo qaaday Magaalada Jawhar ee xarunta Shabeelada Dhexe.

 

Mid ka mid ah Maamulka Shabeelada Dhexe oo ay la xiriirtay Shabakada AllPuntland ayaa sheegay in dagaalkan lugu soo qaaday xili habeen ah ,ayna soo qaadeen Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.

 

Masuulkan oo magaciisa diiday ayaa intaasi ku darey in aysan Ciidamadoodu ka bixin Magaalada oo dhan wuxuuna tilmaamay in ay joogaan meelo aan waxba ka fogeyn Magaalada Jawhar.

 

Sarkaalkan ayaa diiday in ay ka tageen guud ahaan gobalkaasi ,isagoo sheegay in ay hada ayagu ka ariminayaan Magaalada Jowhar meelaha ugu muhiimsan ,inkastoo ay jiraan warar ka hor imaanaya warkaasi.

 

Xaaladu hadda waxaa lasheegayaa in ay degan tahay ayna Magaalada qeybo badan oo ka mid ah magaalada ayaa lasheegayaa in ay joogaan Kooxo Wajiga ku duubtey Cimaamado ,waxa ayna diideen in ay la haldaan Odayaasha dhaqanka ee Magaalada Jawhar.

 

F. C. Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

The tides have changed, indeed! And the river is beginning to flow the other direction.

 

I can only hope something good comes from it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this