Sign in to follow this  
General Duke

Baidoa: PM NAMES Cabinet , no room for Mogadishu warlords looters

Recommended Posts

RWNuur_cadde.jpg

 

WAR DEG DEG: Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde oo magacaabay Golahiisa Wasiirada

2. December 2007

 

 

Baydhabo(AllPuntland)- Waxaa iminka ka socda Magaaladda Baydhabo gaar ahaan xarunta Madaxtooyada munaasabad weyn oo uu Ra'iisal wasaare Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde)uu ku Magacaabayo Magacyadda Golaha Wasiiradiisa Cusub ee Xukuumadda uu Horkacayo.

 

Xiriiro aan goor dhaw la sameynay xubno ku sugan Baydhaba ayaa noo Xaqiijiyay inay socoto Xaflada uu ra'iisalwasaare Nuur Cadde uu kusoo Bandhigayo Wasiiradda Cusub oo isugu jira kuwo laga soo xulay Baarlamaanka oo xildhibaano ah iyo Kuwo kale oo laga soo Magacaabay Baarlamaanka dibadiisa oo isugu jira Aqoonyahanno iyo Siyaasiyiin Caan ah.

 

Iyadoo iminka ay socoto Xafladda magacaabista oo aan weli Saxaafada loo qeybin Liiska Magacyadda ayaan ku dadaali doonaa sida ugu Dhaqsiyaha badan inaan aqristeyaasheena ugu soo gudbinno Magacyadda Wasiiradda Cusub ee uu xiligan ku dhawaaqayo Ra'iisal wasaare Nuur Cadde, Haddii ALLE idmo haka dheeraan AllPuntland.com XARUNTA WARARKA SOOMAALIYA EE DEG DEGA iyo XAQIIQDA AH !!

 

Maxamed Xasan Jeeri

AllPuntland, Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Baydhabo: Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde oo ku dhawaaq dhismaha xukuumaddiisa, halkan ka aqriso magacyada iyo xilalka

2. December 2007

 

Muqdisho(AllPuntland)- Ra'iisul Wasaare Nuur Xasan Xuseen "Nuur Cadde" caawa fiidkii ku dhawaaqay magacyada Ra'iisul Wasaare ku xigeenadda, wasiiradda, wasiir ku xigeenada iyo wasiirul dowlayaasha xukuumaddiisa cusub, iyadoo goobta xafladda magacaabista ay ka dhacday xarunta Madaxtooyadda Baydhabo ayna goob joog ka ahaayeen mas'uuliyiin uu ka mid ahaa Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed iyo xubno kale oo ka tirsan labada gole.

Ku dhawaaqistii magacyada Wasiirada cusub oo ka yimid inta badan Baarlamaanka dhexdiisa ayaa Madaxweynaha oo halkaa ka hadlay kula dardaarmay iney xilkooda u gutaan si ay ku jirto daacadnimo, wadannimo iyo karti ayna ka soo dhalaalaan xilalka loo magacaabay, kuwaasoo la filayo in Baarlamaanka la horgeeyo oo ay ansixiyaan.

 

Xil.Saalim Caliyow Ibrow R/wasaare ku xigeen ahna wasiirka Wasaarada Hidaha & Tacliinta Sare

Xil.Ceydiid Cabdulaahi Ilka Xanaf R/Wasaare Kuxigeen ahna Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka

Xil.Maxamed Cali Xirsi R/Wasaare Ku xigeen ahna Wasiirka Howlaha Guud & Guriyeynta

Xil.Cali Maxamed Maxamuud Xareed Wasaaradda Dalxiiska

Xil.Khadiija Maxamed Diiriye Wasaaradda Haweenka

Mr.Cabdiraxman Cabdi Xuseen (Guul Wade) Wasaaradda Warfaafinta

Xil.Ismaciil Maxamuud Hure Wasaaradda Waxbarashada

Xil.Xusseen Ceelaabe Faahiye Wasaaradda Qorsheynta iyo tirakoobka

Xil.Drs.Qamar Aadan Cali Wasaaradda Caafimaadka

Xil.Ismaaciil Axmed Nuur Wasaaradda Gaashaandhigga

Xil.Cabdi Xaashi Cabdullaahi Wasaaradda Degaanka iyo Bey’adda

Xil.Maxamed Cabdulaahi Kaamil Wasaaradda Warshadaha

Xil.Xassan Maxamed Nuur (Shaatigaduud) Wasaaradda Amniga Qaranka

Xil.Maxamed Nuuraani Bakar Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha

Xil.Ibrahim **** Yarow Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Awqaafta

Mr.Maxamed Cali Xaamud Wasaaradda Arrimaha Dibedda & Iskaashiga caalamiga

Xil.Maxamed Ibraahim Xaabsade Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka

Xil.Madoobe Nuunow M. Wasaaradda Dhallinyada iyo Isboortiga

Xil.Cabdi Maxamed Tarax Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta

Xil.Axmed Jaamac Jangeli Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa

Xil.Cali Ismaaciil Cabdi Giir Wasiirka, Wasaaradda.Gadiidka Badda & Dekedaha

Xil.Cabdiraxmaan Jaamac Cabdalla Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda

Xil.Maxamed Yusuf Weyrax Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda

Xil.Cabdullaahi Yusuuf Maxamed Wasaaradda Batroolka iyo Tamarta

Xil.Cabdirisaaq ***** Biixi Wasaaradda Dib u dhiska iyo Dib u Dejinta

Xil.Maxamed Maxamuud Guuleed Wasaaradda Arrimaha gudaha

Xil.Cabdulaahi Axmed Afrax Wasaaradda Ganacsiga

Xil.Xassan Dhimbil Warsame Wasaaradda Garsoorka iyo Cadaaladda

Xil.Cabdulqaadir Nuur Caraale Wasaaradda Beeraha

Xil.Cali Cabdulaahi Cosoble Wasaaradda Dib U heshiisiinta

Xil.Muuse Nuur Amiin . Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha

 

Magacyada Wasiir Ku-xigeenada

 

1.Xil.Fahma Axmed Nuur Wasaaradda Arrimaha Gudaha

2. Xil.Xassan Ibrahim Maxamed Wasaaradda Hiddaha iyo Tacliinta Sare

3. Sh.Jaamac Xaaji Xuseen Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta

4. Xil.Axmed Ciise Cawaale Wasaaradda Dhallinyarada & Isboortiga

5. Xil.Maxamed Ismaciil Bulbul Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha

6. Xil.Caasha Cabdullahi Ciise Wasaaradda Haweenka & Horumarinta Qoyska

7. Xil.Cabdirahman Ismail Dirir Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta

8. Xil.Maxamed Cabdi Cawad Wasaaradda Dib U Dhiska iyo Dib u Dejinta

9. Xil.Maxamed Cali Daheeye Wasaaradda Dalxiiska iyo Duur Joogta

10.Xil.Xassan Buraale Maxamed Wasaaradda Garsoorka

11.Xil.Sharif Cali Maxamed Abuukar Wasaaradda Warshadaha

12.Xil.Cabdi Kaafi Xassan Wasaaradda Ganacsiga

13.Xil.Cabdi Xaaji Yariis Wasaaradda Dastuurka iyo arrimaha Federaalka

14.Xil.Khaliif Sheekh Cabdullahi Wasaaradda Beeraha

15.Xil.Maxamud Cabdi Xasan (Bekos) Wasaaradda Batroolka iyo Tamarta

16.Xil.Amiin Axmed Sheekh Wasaaradda Maaliyadda

17.Xil.Cali Maxamed Nuur Wasaaradda Degaanka

18.Xil.Xassan Cabdi Guure Wasaaradda Dib U heshiisiinta

19.Xil.Cabdullahi Axmed Cabdille Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka

20.Xil.Cabdiraxman Sh. Ismaaciil Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha

21.Xil.Maxamud Axmed Kulalihi Wasaaradda Arrimaha Dibedda & Iskaashiga

22.Ms.Jamiila Siciid Muuse Wasaaradda Qorshaynta

23.Xil.Maxamed Maxamud Indhageel Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta

24.Xil.Cabdulaahi Bile Nuur Wasaaradda Waxbarashada

25.Xil.Ciise Wehliye Maalin Wasaaradda Caafimaadka

26.Xil.Salaad Cali Jeelle Wasaaradda Gaashaandhigga

27.Xil.Cumar Adan Xassan Wasaaradda Xanaanada Xoolaha

28.Xil.Maxamed Sh. ***** Abaadir Wasaaradda Gadiidka Badda iyo Dekedaha

29.Xil.Xirsi Adan Rooble Afrax Wasaaradda Warfaafinta

30.Xil.Maxamed Xassan Ibraahim (Qoone) Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda

31.Xil.Bashiir Maxamed Aadan Wasaaradda Amniga Qaranka

 

Cali Muxiyaddiin Cali

AllPuntland, Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ra’iisal wasaare Nuur Cadde oo ku dhowaaqay golihiisa xukuumadda

 

Ra’iisal wasaaraha dowladda kmg ah ee Soomaaliya Nuur Xassan Xuseen Nuur Cadde ayaa kudhowaaqay golihiisa wasiirada.

Ra’iisal wasaaruhu wuxuu ku dhowaaqay 31 wasaaradood oo ay qaar ka mid ah ay xilal ka hayaan wasiiro horey uga mid ahaa xukuumaddii Prof. Cali Maxamed Geedi.

 

Hase yeeshee waxaa ku jira wasiiro ku cusub xukuumadda waxaana ka mid ah wasiirka wasaaradda Arrimaha dibadda oo loo dhiibay, Ra'iisal wasaare ku xigeenka ahna wasiirka Hidaha iyo tacliinta sare Saalim Caliyo Ibrow

Share this post


Link to post
Share on other sites

Raisal wasaare Nuux Xassan( Nuur Cadde ) oo ku dhawaaqay golihiisii wasiirada.

 

Raisal wasaaraha Somaliya Nuur Xassan ayaa ku dhawaaqay golihii wasiirada ee xukuumadiisa oo intii mudaa siwayn loo dhawrayay tan iyo intii la magacaabay raisal wasaaraha Somaliya.

 

Golaha wasiirada ayaa caawa looga dhawaaqay xaflad siwayn loo soo agaasimay oo ka dhacday Xarunta Madaxtooyada Somaliya iyadoo wasiirada la magacaabay ay gaarayaan 31 wasiir.

 

Wasiirada oo aanaan wali si buuxda u helin magacyadooda ayaa waxaa wasiirada qaar loo daayay xilalkii ay horay u hayeen sida wasiirka arimaha gudaha Mudane Gacmo dheere oo loo daayay wasiirka arimaha gudaha.

 

Wasiirada Arimaha dibada iyo gaashaan dhiga ayaa lagu badalay rag cusub iyadoo wasiirka arimaha dibada lo magacaabay nin aqoon yahan ah oo banaanka laga soo magacaabay kaasoo aan ka tirsanayn barlamanka Somaliya.

 

Sidoo kale wasiirka Gaashaan dhiga ayaa laga badalay ninkii horay u hayay iyadoo loo magacaabay Mudane Bankax iyadoo wasiirka maaliyadana laga badalay xilkiisii.

 

Hadaba wasiirada magacyadooda oo buuxa waxaan idiinku soo gudbin doonaa wararka yaga dambe inshaa allaah.

 

AllMudug.org kala soco wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Somalidaba.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ra’isul-wasaare Nuur Cadde, oo ku dhawaaqay xubnaha Xukuumadiisa cusub

 

Muqdisho Axad , December 02 2007 SMC

 

Ra’isul-wasaaraha DFKMGS, Kornel Nuur Xasan Xuseen “Nuur Cadde”, ayaa waxa uu caawa ku dhawaaqay Xubnaha Xukuumadda Cusub, oo ka kooban 31-Wasiir.

 

Munaaasabad ballaaran ayaa waxay haatan ka socotaa Xarunta Madaxtooyadda ee magaalladda Baydhabo, iyadoo ay Munaasaabadaasi ay ka soo qeyb galeen Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed, Xildhibaano, Wasiiro, Mas’uul;iyiin iyo marti sharaf aad u badan.

 

Mar aan isku daynay inaan la xiriirno Weriyeheenna ku sugan Xarunta lagu magacaabayo Wasiiradda Cusuub, wey inoo suurtoobi weyday, iyadoo Weriyayaasha oo dhan laga damiyey Telefoonadda ay wateen.

 

Dhinaca kale, Afhayeenka Madaxtooyadda DFKMGS, Md. Xuseen Maxamed Maxamuud “Xuub-sireed” oo aan goor dhow la xiriirnay, ayaa waxaan wax ka weydiinay Magacyadda Wasiiradda la magacaabay, wuxuuna sheegay in Wasiiradda la magacaabay badankooda yihiin kuwa ka tirsanaa Dowladdii hore ee uu Ra’isul-wasaaraha ka ahaa Prpf Cali Maxamed Geeddi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ra’isul wasaraha dalka Soomaaliya Nuur Cadde oo galabta ku dhawaaqay golaha wasiirarda.

 

Kaddib waa tashiyo in mudo ah soconayay ayaa ra’isulwasaaraha dalka Soomaaliya,Nur Xasan Xuseen wxaa uu goor dhoweyto ku dhawaaqay golihiisa cusub ee wasiirra,waxaana dowladan cusub ku jira aqoon yahanno dibada baarlamaanka laga soo magacaabay iyo mudanayaal barlamaan.

 

Kaddib waa tashiyo in mudo ah soconayay ayaa ra’isulwasaaraha dalka Soomaaliya,Nur Xasan Xuseen wxaa uu goor dhoweyto ku dhawaaqay golihiisa cusub ee wasiirra,waxaana dowladan cusub ku jira aqoon yahanno dibada baarlamaanka laga soo magacaabay iyo mudanayaal barlamaan.

 

Galabta abaara 4-tii galabnimo ayaa masuuliyiinta dowladda iyo wariyeyaashuba ay ku wada xaroodeen xarunta amdaxtooyada, waxaana la adkeeyay amaanka goobta iyo dhamaan wadooyinka soo gala,iyadoo qaar ka tirsan xubnaha golaha wsiirardana lagu dhawaaqay

 

Ra’isul wasaaraha cusub ee dalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Cadde) xukuumada cusub ee uu galabta soo bandhigay waxaa ay ka kooban tahay 73 xubood oo isugu jira wasiiro,ku xigeenno iyo wasiiru dowlayaal,waxaana ay u muuqataa in aanay wax badan ka duwanayn tii hore ee Dr Geeddi,iyadoo xubnaha wasiirada qaarkood aan laga badalin xilalkoodii hore Sida gacma dheere iyo kuwo kale,salaad Jeele,Xasan Dhimbil iyo kuwo kale.

 

Wasiirada cusub waxaa ku jira kuwo laga keenay dibada baarlamaanka,iyadoo riingaha xukuumada cusubna aanay ka dhex muuqan rag horay wasiirro u ahaa,magacyaa xubnaha golaha cusubina waa kuwan sida ku cadayd qoraal kasoo baaxay xafiiska ra’isul wasaaraha oo saxaafadana loo qeybiyay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This new cabinet has a new PM who will hopefully allow each ministry to do ist job.

 

The new members will also contribute. I am glad there is no room for Sudi, Qaynyare, nor have the clowns in Asmara been given any position.

 

The TFG represents all Somali clans and has now a great chance to restore law and order to the country.

Share this post


Link to post
Share on other sites

LOOL. The secessionist are the weakest group in Somalia even in Las Anood its no more than a local issue. As we have seen the TFG does not attack anyone but when it responds its enemies cry foul and run of to Asmara.

 

The secessionists are afraid and hence all this effort, but dont be afraid we are not interested in the traingle, not yet.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duke...I see the same men on the list that worked for Geedi. How's this gonna change anything given the TFG backers expect results as Ethiopian muscle and Yank dollars would only be there for ever.

 

P.S. You gotta admit the cult scored a goal when they captured LA.

 

Baashi...Seem to be in celebratory mood. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Adeer, if you take the secessionist seriously then thats you. I dont much care about them and their isolation.

 

The cabinet is capable and represents a cross section of Somalia. Most are commmited long time supporters of the government.

 

The new PM needs the old guards in order to move things, its up to him to lead from the front.

 

Remmeber in Geedi's cabinet we had, Musa Sudi, Qaynyare, Hussain Aydeed, Bootaan Cise Calin and many others they are all gone.

 

We also lost Sharif Xasan Shiekh Adan, the incompetent speaker.

 

Today we have the man Yey, Nur Cade and Adan Nur these men can work together and this will change everything.

 

Ethiopian muscle and the US dollars are making a great deal of difference, dont forget the Chinese support or that of all our neighbours.

Share this post


Link to post
Share on other sites

R/Wasaare Nuur Xasan Xuseen oo soo magacaabay Golihiisii Wasiirada

 

Axad, December 02 (HOL) - R/Wasaare Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa maanta soo magacaabay golihiisii wasiirada. Magacyada Cusub ee kuwii hore ku soo biiray ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Arimaha Dibadda oo loo magacaabey Maxamed Cali Xaamud iyo Cabdiraxman Cabdi Xuseen oo isna loo magacaabay Wasiirka Warfaafinta. Labadan wasiir ayaan laga soo dhex saaran Baarlamaanka Dowladda Federalka.

 

Wasiirada

 

 

Xil. Saalim Caliyow Ibrow Deputy Primer Minister /Ministry of high R/W/X Wasaarada Hidaha & Tacliinta Sare

 

Xil. Ceydiid Cabdulaahi Ilka Xanaf RWX Wasaaradda Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka

 

Xil. Maxamed Cali Xirsi Wasaaradda Howlaha Guud & Guriyeynta

 

Xil. Cali Maxamed Maxamuud Xareed Wasaaradda Dalxiiska

 

Xil. Khadiija Maxamed Diiriye Wasaaradda Haweenka

 

Mr. Cabdiraxman Cabdi Xuseen Wasaaradda Warfaafinta

 

Xil. Ismaciil Maxamuud Hure Wasaaradda Waxbarashada

 

Xil. Xusseen Ceelaabe Faahiye Wasaaradda Qorsheynta

 

Xil . Drs. Qamar Aadan Ali Wasaaradda Caafimaadka

 

Xil. Ismaaciil Axmed Nuur Wasaaradda Gaashaandhigga

 

Xil. Cabdi Xaashi Cabdullaahi Wasaaradda Degaanka iyo Bey’adda

 

Xil. Maxamed Cabdulaahi Kaamil Wasaaradda Warshadaha

 

Xil. Xassan Maxamed Nuur Wasaaradda Amniga Qaranka

 

Xil. Maxamed Nuuraani Bakar Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha

 

Xil Ibrahim **** Yarow Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Awqaafta

 

Mr. Maxamed Cali Xaamud Wasaaradda Arrimaha Dibedda & Iskaashiga C

 

Xil. Maxamed Ibraahim Xaabsade Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka

 

Xil. Madoobe Nuunow M. Wasaaradda Dhallinyada & Isboortiga

 

Xil. Cabdi Mohamed Tarah Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta

 

Xil. Axmed Jaamca Jengeli Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa

 

Xil. Cali Ismaaciil Cabdi Giir Wasaaradda Gadiidka Badda & Dekedaha

 

Xil. Cabdiraxmaan Jaamac Abdalla W/ Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda

 

Xil. Maxamed Yusuf Weyrax Wasaaradda Maaliyadda

 

Xil. Cabdullaahi Yusuf Maxamed Wasaaradda Batroolka iyo Tamarta

 

Xil. Cabdirisaaq ***** Biixi Wasaaradda DibU dhiska iyo Dib U Dejinta

 

Xil. Maxamed Maxamuud Guuleed Wasaaradda Arrimaha gudaha

 

Xil. Abdulaahi Axmed Afrax Wasaaradda Ganacsiga

 

Xil. Xassan Dhimbil Warsame Wasaaradda Garsoorka iyo Cadaaladda

 

Xil. Cabdulqaadir Nuur Caraale Wasaaradda Beeraha

 

Xil. Cali Cabdulaahi Cosoble Wasaaradda Dib U heshiisiinta

 

Xil. Muuse Nuur Amiin Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha

 

Wasiiru- Dawlayaasha

 

 

Xil. Sh. Aden Sh. Maxamed Deer Wasaaradda Dib U heshiisiinta

 

Xil. Cali Maxamuud Cabdi (Langare) Wasaaradda Dib U Dhiska iyo Dib U Dejinta

 

Xil. Maxamed Maxamud Xeyd Wasaaradda Gaashaandhigga

 

Xil. Barre Ugaas Wasaaradda Warfaafinta

 

Xil. Maxamed Axmed Kulan Wasaaradda Beeraha

 

Xil. Ibrahim Maxamud ***** Wasaaradda Qorsheynta

 

Xil. Axmed Cumar Gaagaale Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta

 

Xil. Saalax Ismaaciil Sakaawe Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda

 

Xil. Maxamed Xuseen Caddow Wasaaradda Arrimaha Dibedda

 

Xil. Bootaan Ciise Caalin Wasaaradda Gaadiidka Cirka & Dhulka

 

Xil. Cabdikariin Cige Guuleed Wasaaradda Maaliyadda

Wasiir Ku-xigeenada

 

 

1. Xil. Fahma Axmed Nuur Wasaaradda Arrimaha Gudaha

 

 

2. Xil. Xassan Ibrahim Maxamed Wasaaradda Hiddaha iyo Tacliinta Sare

 

 

3. Sh. Jamac Xaaji Xuseen Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta

 

 

4. Xil. Axmed Ciise Cawale Yare Wasaaradda Dhallinyarada & Isboortiga

 

 

5. Xil. Maxamed Ismaciil Bulbul Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha

 

 

6. Xil. Caasha Cabdullahi Ciise Wasaaradda Haweenka & Horumarinta Qoyska

 

 

7. Xil. Cabdirahman Ismail Dirir Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta

 

 

8. Xil. Maxamed Cabdi Cawad Wasaaradda Dib U Dhiska iyo Dib u Dejinta

 

 

9. Xil.Maxamed Cali Daheeye Wasaaradda Dalxiiska iyo Duur Joogta

 

 

10. Xil. Xassan Buraale Maxamed Wasaaradda Garsoorka

 

 

11. Xil. Sharif Cali Maxamed Abukar Wasaaradda Warshadaha

 

 

12. Xil. Cabdi Kaafi Xassan Wasaaradda Ganacsiga

 

 

13. Xil. Cabdi Xaaji Yariis Wasaaradda Dastuurka iyo Federaalka

 

 

14. Xil. Khaliif Sheekh Cabdullahi Wasaaradda Beeraha

 

 

15. Xil. Maxamud Cabdi Xasan (Bekos) Wasaaradda Batroolka iyo Tamarta

 

 

16. Xil. Amiin Axmed Sheekh Wasaaradda Maaliyadda

 

 

17. Xil. Cali Maxamed Nuur Wasaaradda Degaanka

 

 

18. Xil. Xassan Cabdi Guure Wasaaradda Dib U heshiisiinta

 

 

19. Xil. Cabdullahi Axmed Cabdille Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka

 

 

20. Xil. Cabdirahman Sh. Ismaaciil Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha

 

 

21. Xil. Maxamud Axmed Kulalihi Wasaaradda Arrimaha Dibedda & Iskaashiga C

 

 

22. Ms. Jamila Siciid Muuse Wasaaradda Qorshaynta

 

 

23. Xil. Maxamed Maxamud Indhageel Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta

 

 

24. Xil. Cabdulaahi Bile Nuur Wasaaradda Waxbarashada

 

 

25. Xil. Ciise Weheliye Maalin Wasaaradda Caafimaadka

 

 

26. Xil. Salaad Cali Jeelle Wasaaradda Gaashaandhigga

 

 

27. Xil. Cumar Adan Xassan Wasaaradda Xanaanada Xoolaha

 

 

28. Xil. Maxamed Sh. ***** Abaadir Wasaaradda Gadiidka Badda iyo Dekedaha

 

 

29. Xil. Xirsi Adan Rooble Afrax Wasaaradda Warfaafinta

 

 

30. Xil. Maxamed Xassan Ibraahim (Qoone) Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda

 

 

31. Xil. Bashir Maxamed Aden Wasaaradda Amniga Qaranka

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

LOOL. The secessionist are the weakest group in Somalia even in Las Anood its no more than a local issue. As we have seen the TFG does not attack anyone but when it responds its enemies cry foul and run of to Asmara.

 

The secessionists are afraid and hence all this effort, but dont be afraid we are not interested in the traingle, not yet.

Lets be honest here. Was it the TFG that made the Asmara group run to Asmara?

 

The weakest group? Ironic stuff...You say all these stuff with no shame.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this