Jacaylbaro Posted May 24, 2010 Waxa halkan laga baafinayaa Garaadadii reer Sool ee fadhigoodu ahaa Buurowadal iyo Garowe kuwaas oo markii ugu dambeeyay khilaaf soo kala dhex galay una kala jabay laba qaybood. Garaadada oo markii cid ugu dambaysay xidhnaa koofiyadaha dhaadheer ee suldaanada, macawiso iyo shaadhah safaari ah waxa badankooda laga maqlay dhawaaqooda magaalada Garowe oo ay qaxooti ahaan ku joogeen sandaqad yar oo ku dhow Guriga Faroole. Maalmahan ugu dambaysay ayaa mar qudha hadal laga waayay ka dib markii Xabashidu ay soo galeen Buuhhoodle dagaal ka dhacay awgeedna dad badan lagu laaayay. Arrinkaa oo laga filayay inay Garaadadu wuxuun ka yidhaahdaan ayaad moodaa inaanay noolaynba oo ay beri hore dhinteen. Hadaba walaalayaal cidii aragta Garaaddada ama mid uun ka mid ah fadlan la soo socodsii Jacaylbaro oo aad kala hadli karto 235572028777 ama gee halka saldhig boolis ugu dhow. Waad mahadsan tihiin ,,,,,,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 24, 2010 Damaashaad ayaa ku jirtaa miyaa, maadaama dhoolacaddeynta (" ") ka bixi la dahay. Ogoow laakiin meesha dad aan waxba galabsan ku dhamaanooyo, wax qof Soomaaliyeed walba oo damiir leh ka naxaayo ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 24, 2010 Your and Xaaji's obsession with these men and gentleman called Xaglatoosiye is disturbing and brings many questions to mind? They must be livid in your dreams if you are showering with this much attention. MMA..Asaaba roon compared this one Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 24, 2010 wax qof Soomaaliyeed walba oo damiir leh ka naxaayo ah. Intaas uun baan ka hadlayayba adeer ..... The supposedly traditional leaders who were so daring in declaring wars on Somaliland are now hiding under a blanket once they hear about the stinking xabashis in buuhoodle. How come NONE of them said something ??? at least those Bugland admin waabay kala hadleen oo khalkhaleen laakiin kuwan it looks like they agreed to be silent ............... AND NO ,,, I'M NOT CELEBRATING ,, JUST MAKING A POINT HERE .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted May 24, 2010 Jb, waa xaasid, cuqdad baa ka buuxda waxa uu ku farxayaa shacabka lagu xasuuqayo Buhoodle iyo Widhwidh, lakiin ma oga inay xisaabi ka danbeyn doonto xasuuqa Garaadadu were calling for peace and dialogue for 3 long years, and snm malitia to leave SSC region, and respect the will of SSC people to stay as an integral part of United Somalia Unfortunately, snm didn't want to listen, they preferred to wage war and aggression against people of SSC, they invaded Las Anod in 2007, and now they invaded Widhwidh, it seem that somaliid militia don't want to stop their provocations. The Garaads are still insisting that Peace Door Is Still Open, if somalidiid/snm are ready for peace and prepared to leave SSC region immediately Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 24, 2010 waa markaagii aad maryaha dhigan jirtay ,,,, we are not talking about Somaliland here and Widhwidh adeer .... did any of the Garaads speak about Buuhoodle & Ethiopians ??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted May 24, 2010 What is the difference? both somalidiid and habashi are same, both are killing ssc people somalidiid nomads in here SOL forum like ducaale, xaaji and jb were all celebrating when they heard the news that many people were killed in Buhoodle and widhwidh For sure, Garaads spoke about Buhoodle massacre by habashi and widhwidh massacre by somaliid/snm malitia, Most importantly they are present in Buhoodle, and other towns inside SSC region, they know firsthand about the situation. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 24, 2010 For sure, Garaads spoke about Buhoodle massacre by habashi where ?? ,,,, show me adeer Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted May 24, 2010 Adi maxaa kaa galay, ha ku deeqdo Hargeysa iyo Burco Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 24, 2010 wax aad sheegto ma hayside adeer sug bal baafintan cidii garaadada aragtay ha ka soo jawaabtee .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted May 24, 2010 Baafi Suldaanadiinii kudaba dhuumanayey snm-somalidiid militia ?? Arrintu wey dhaaftay issim, nabad-doon, iyo oday dad waaninaya, nimankiinan snm kuwa wax maqlaya ma tihidin, dagaal uun baad ka heshaan, bal ha la arko waxa aad ka heshaan Hada dagaal baa socda u dhaxeeya daalimiin soo duulay ee maleeshiyaadka snm-somalidiid iyo ciidamada xaq-udirirka SSC Marka ee ku deeqdo Hargeysa iyo Burco, maleeshiyaad beeleedka snm ka baxaan SSC, markaa raadi Suldaanadiinii iyo Garaadada SSC Intaa ka hor haa isdaalin oo haa xiigin, Garaadada waxba u ma aad dhiiban, cadowgooda tahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 24, 2010 Weligaaba kolba gidaar ku xoqo ........ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted May 24, 2010 Waa adi qofka narba gidaar ku xoqo bilaabay Dagaal iyo xasuuq ayee wadaa snm/somalidiid in SSC Markaasaa Garaado ka hadlasaa?? Garaadado, Suldaanadiina hoosta ka galy maamulka Riyaale ayee la hadli lahaayeen, lakiin nasiib daro caqli malaha suldanadiinu, waayo waxa ee dhaheen Maamulka snm/ somalidiidka la hadla arrintu waa arrin maamul, waxba ma qaban karno, Runtii Suldaanadiino bari hore ayee dhinteen oo waa xoolo u shaqeeya Riyaale Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 24, 2010 maxaad la ooyaysaa imika ?? ,,,, cid kalaa soo helii doonta garaadada ee iska aamus oo albaabka xidho markaad ooyayso. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted May 24, 2010 JB Adaa ooyaya oo cabaadaya , maxaa ku daba dhigay oo aad ka rabtaa Garaadada, hadii aadan adigu calaacaleen Baafi Suldaanadaadii caqliga xayawaanka lahaa, ee bari hore dhintay Markii Widhwidh lagu dilay taliyihii snm, ayaa bilowday meeya Garadadii, iyo aad ku hadashid wax aan lagaa akhriseneen sida towba, towba i daaya Adaa awalba diiday inaad dhageysatu baaqyadii nabada ee Garaada SSC, markaa haa kaa saarto Quote Share this post Link to post Share on other sites