Cowke Posted March 13, 2010 Col.Cismaan Diyaano oo Diidey in uu Xilka Wareejiyo March 13, 2010 Wararka caawa naga soo gaaraya magaalada Bosaso ayaa tibaaxaya in ay halkaasi ay ka jirto xaalad kacsanaan ah. Arintan ayaa salka ku haysa kadib markii Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxmaan faroole oo xilka PIS-ta u magacaabey Col.Cali Biingo, wareegtada Madaxweynaha ayaa waxaa ku cad in magicii laga bedelay Hay’addii PIS isla markaasna loo badalay PIA, wareegtada kuma cadda in xilkii laga qaadey Agaasimihii Col.Cismaan Maxamuud Cabdullaahi (Diyaano), laakiin waxaa ku cad in magaca laga badalay hay’adda isla markaana masuul cusub loo sameeyay. Wararka aan ka helayno magaalada Bosaso ayaa sheegaya in Cismaan Diyaano uu diidey xilka qaadis in lagu sameeyay isla markaana sheegay inaanu aqoonsanayn wareegtada Madaxweynaha, ayna tahay wax uu ka maqley saxaafadda, sidoo kale galabta ayaa laga dareemaayey dhaq dhaqaaq ciidan magaalada, waxaana ciidanka PIS-tu ay xireen wadooyinka soo gala halka ay degan yihiin isla markaana ay rasaas cirka u rideen. Dhanka kale waxaa heegan la geliyey ciidamo dhawaan magaalada la keenay kuwaas oo ku sugan madaxtooyada Bosaso iyo Dekadda Bosaso. Dhanka kale war aanu ka helnay magaalada Qardho ayaa sheegaya in Col.Cali Biingo oo ah ninka dhawaan Madaxweynuhu u magacaabey agaasimaha PIS-ta in uu dib ugu noqdey magaalada Garoowe kadib markii uu isku dayey in uu u soo talaabo dhanka Bosaso, waxaana gelbinaayey ciidamo ka tirsan maamulka Puntland, wararka qaar ayaa sheegay in ciidanka PIS-ta ee degan Magaalada Qardho ay u diideen agaasimaha cusub in uu u gudbo magaalkada Bosaso. Cismaan Diyaano ayaa ahaa agaasimaha hay’adda PIS-ta tan iyo sanadkii 2004-tii, waxaana xilka ku wareejiyey Maxamed Adan Bidaar oo ahaa agaasimihii ugu horeeyay ee hay’adda PIS-ta. Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in wareegtada Madaxweynuhu ay ahayd mid si deg deg ah lagu soo saarey isla markaana loo isticmaalay saxaafadda, Sidoo kale war aan rasmi ahayn isla markaana aan la xaqiijin ayaa sheegay in Madaxweynuhu uu ka noqdey wareegtadii uu ku magacaabey Col.Cali Biingo Abdirisaak Shiino Horseed Media Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted March 13, 2010 ma nin rer-bari ah ayaa si sahal ah boos looga qaadaa?!! Mu'addin xitaa haddii masaajid laga badalo, xabbad inay bilaabato filo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted March 13, 2010 Xukun jaceel iska dheh. Let's just hope this issue is resolved peacefully. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted March 13, 2010 Osman Diyano is probably remember when Faroole was sacked as Puntland minister he sent gunmen to parliament in protest and he should do the same thing. I don't see a difference between what happened in 2006 and now! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted March 13, 2010 ^He should be chased out in the same manner But in all seriousness, people like him should dealt with harshly. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted March 13, 2010 I don't know why President Faroole would not make this change when he was in Bosasso! He should have called Osman Diyaano to come in and told him that he's gone. President Faroole did it in Gaalkayo when he made a lot of changes to that city, he should have done the samething! The PIS headquarters in Bosasso, he should have been in Bosasso when he made these changes! Hopefully this will end peacfully, but the President needs to be in Bosasso if he wants this problem resolved quickly! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted March 13, 2010 ^ Maybe he was afraid. The PIS does have a lot of clout. Who knows how he might have reacted in front of him. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted March 13, 2010 Garowe is the seat of the government, so Faroole doesn't have to be in Bosaso to issue a decree.Regardless, the man should step down as commanded. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted March 13, 2010 It doesn't work that way in Africa! Things are far more delicate and they need to be addressed in particular ways. If President Faroole stays in Garowe, I highly doubt Osman Diyaano will step down! In Bosasso you will find Somalis from every corner living there! Including Arabs and Asians. When you leave other Puntland cities for Bosasso you feel like you are entering another country. Garowe is dominated by President Faroole's kinsmen! Bosasso belongs to no one! It's the commerical capital! Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted March 13, 2010 ^you sometimes sound like u r from another planet. What do u think faroole can do if he goes Bosaso? Kick the diano guy out of his office physically? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted March 13, 2010 He will say it to him face to face, explain why he is being replaced! Hold a press conference etc etc! When Faroole was fired as minister, he didnt accept it! The problem was resolved because the President at that time was in Garowe! This situation is similar! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted March 14, 2010 Originally posted by: Abtigiis & Tusbax ma nin rer-bari ah ayaa si sahal ah boos looga qaadaa?!! Mu'addin xitaa haddii masaajid laga badalo, xabbad inay bilaabato filo. Jaahil caqli-xun sidiisa waad u hadli jirtay. You couldn't comment on the individual without lumping a whole region into your usual offensive disgusting language. Cuqdad lee ha u dhiman. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted March 14, 2010 ^reer bariga saxda ma hadlayaan adi maxaa lasoo booddaa horta? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted March 14, 2010 ^Why do I think you're in cohorts with him on this sweeping insult on entire region and its populace? Must you come in his defense xataa on this level? Have you no shame of insulting mu'adimiinta masaajidada? Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted March 14, 2010 ^LOOL. I am not defending anyone, neither I am for attacking an entire community aka qabiil. I just find it amusing that you generally get very upset when the term bari is mentioned. I don't see u get mad when waqooyi, west or other communities are attacked. Per your profile, u ain't reer bari maxaad nimanka sidaas ugu difaacdaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites