Sign in to follow this  
General Duke

Sharif Hotel beggs for help admits his gang are useless

Recommended Posts

"Xukumadeydu waa mid itaal daran"

22 Feb 22, 2010 - 12:19:56 PM

 

Madaxweynaha Somalia Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa ka sheegay xafiiskiisa Muqdisho in xukuumadiisu ay tahay mid aad u awood yar ayna u baahan tahay gargaar caalami ah si ay uga hortagto Islaamiyiinta doonaya inay afka ciidda u daraan.

 

"Xukuumada aan Madaxweynaha ka ahay waa mid aan awood badan lahayn, waxaan u baahan nahay gargaar caalami ah, si dib ugu soo celin kala-dambeyntii iyo amaankii Somalia" ayuu yiri Sh. Shariif.

 

Madaxweynuhu wuxuu sheegay in dowladiisu ay horay uga dalbatay calaamka lacag ay wax uga qabato xaaladaha sii murgaya ee Somalia, balse ay ka helaan in aad u yar, ayna weli ka codsanayaan inay taageero kale siiyaan.

 

"Dowlada ay mas’uuliyad ka saaran tahay inay soo celiso amaanka dalka, waxaan u baahanahay gargaar caalami ah, waayo inaga oo keliya waxba ma qaban karno" ayuu yiri Sh. Shariif oo sheegay in dalkiisa ay kusoo duuleen kooxo argagaxiso ah.

 

Sh. Shariif wuxuu sheegay in xukuumadiisu ay diyaarisay ciidamo badan, balse aysan u hayn mushaaraad iyo qarash ay ku howlgeliso, isla markaana uu sii socdo waqtiga dalkuna uu cagaha la galayo dhibaato cusub oo ay wadaan kooxo fikarado qaldan wata.

 

Madaxweynaha Somalia wuxuu sheegay in dalka ay qas iyo dhibaato ka wadaan kooxo rumeysan fikrado qaldan oo uu sheegay inay sii murjinayaan dhibaatada ka jirta Dalka, wuxuuna sheegay in burburkii xukuumadii Milateriga ay dhibaato u ahayd Somalia.

 

Sidoo kale wuxuu sheegay in dhibaatada kale ee haysata xukuumadiisa ayna waxba ka qaban la’dahay ay tahay burcadbadeeda, isagoo sheegay inay helaan lacago badan ka qaataan maraakiibta ay afduubaan, ayna ka awood badan yihiin DF.

 

"Dhibaatada kale ee aan ka cabanayno waa burcadbadeeda, waxay helaan lacago badan iyagoo ka faa’iideysanaya sharci la’aanta jirta, awoodna uma lihin inaan wax ka qabano inagoo aan gacan ka helayn beesha calaamka" ayuu yiri Sh. Shariif.

 

Madaxweyne Sh. Shariif ayaa sidoo kale qiray in dowladiisu ay gacanta ku hayso qayb yar oo Muqdisho ka tirsan, kooxaha kasoo horjeedana ay gacanta ku hayaan inta badan koonfurta Somalia.

 

Hadalkan ayuu ku soo beegay Madaxweyne Sh. Shariif iyadoo kooxaha DF kasoo horjeeda ay dhawaan sheegeen inay u diyaargaroobeen dagaal ay xukunka kaga tuurayaan dowladiisa.

 

GAROWE ONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somali president seeks world's help, admits shortcomings

22 Feb 22, 2010 - 1:59:53 PM

 

Somalia’s president Sheikh Sharif Sheikh Ahmed has called on international community to assist his fragile government in restoring peace and stability in the war-torn country.

 

Ahmed acknowledged that his government has no powers to pacify the country from the powerful insurgents, urging world to urgently help.

 

“My government has no powers; we need international support to restore law and order in Somalia,” he said.

 

“It is my government’s responsibility to make Somalia peaceful but we can’t do that all alone, we need some backing,” he adds.

 

He however recognized the ‘little help’ his government receives from the world, saying that it allowed them to recruit some forces, which require funds for payment.

 

The weak transitional government controls only a few blocks in Mogadishu, with much parts of Somalia under the hardline Islamist militias.

 

Somali president says the other problem that his government is faced with is the piracy scourge instigated by Somalia-based pirates that is threatening to cripple the world’s maritime activities.

 

“The other problem is pirates, who receive a lot of money and are benefiting from the lawlessness. We can’t do anything about them without the support of the international community,” he said.

 

Since his election more than one year ago, Ahmed, a former Islamist leader faced deadly opposition from the powerful insurgents including his former allies now turned foes, who vowed to unseat him.

 

GAROWE ONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

I see someone is still wishing Somalia to fail for very cheap reasons, i.e. my uncle is not on the top post. Hear me, Somalia shall NOT fail!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by The Zack:

I see someone is still wishing Somalia to fail for very cheap reasons, i.e. my uncle is not on the top post. Hear me, Somalia shall NOT fail!

:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this