Fiqikhayre Posted May 22, 2008 Who is against the exploitation and exploration of the natural resources and OIL in Puntland? It's the hardcore enemies of our state starting with the likes of Abdiqaasim and other criminals below or at calibre with him. I say, the reason being is because down in the south they do not have any OIL that's why they hate to see us get the black OIL and inshallaah we hope that with the beginning of the Dharoor exploitation, that we'll never look back again and from there, there shall be no return nor a questioning for allowance or if it is ok with some people or entities for that matter. The land is mine, I'll not ask anyone for allowance to drill or look for OIL and specially so not from the people of the south who don't want see us getting that OIL because that would mean that we would have much self-determination for us and be self-reliant. The Dharoor Valley of Puntland is an mirror-image of the Yemeni-peninsula where vast amounts of OIL have been found, it's the same just across the sea. I commend President Abdullahi Yusuf Ahmed for faciliating all this for us and the determination by President Adde Muuse who was never wavering and I hope all his struggle bears the fruits he so wants. Adde is not the main driver as he naively believes OIL is the solution to all the problems but I commend the Oil Minister Mr. Alloore for work to and all the companies especiall so Africa Oil and others for the help and support they showed us and inshallah rain will reign on us only we have to work on the unity and inshallaah Puntland will return even better. Watch this coming months, this place right here right now inshallah. I shall update you ofcourse expect a mighty undertaking inshallah. OIL and it's exploration and exploitation will commence and all the other stuff will be dealt soon as well. Khair inshallah. Sakhar Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted May 22, 2008 Originally posted by Sakhar: Who is against the exploitation and exploration of the natural resources and OIL in Puntland? It's the hardcore enemies of our state starting with the likes of Abdiqaasim and other criminals below or at calibre with him. I say, the reason being is because down in the south they do not have any OIL that's why they hate to see us get the black OIL and inshallaah we hope that with the beginning of the Dharoor exploitation, that we'll never look back again and from there, there shall be no return nor a questioning for allowance or if it is ok with some people or entities for that matter. What's with the "They" vs "US thing? You can expect the secessionist to say that but.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 22, 2008 Nice one Sakhar. Those who celebrate bombings and killings and fake clan Jihad, have no right to cry about the forward movement of the state. Its about creating a new Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted May 23, 2008 Some people still believe in Boogey Men! Quote Share this post Link to post Share on other sites
wacdaraha_aduunka Posted May 23, 2008 Abu Geel jire stop being jeleous man lool just because southerners including me cos am born and raised there doesnt have many PROVEN natural resources does not mean they haven got any. They might become the next nigeria flood delta and been to that place and u cant tell difference between that and afgooye so duke and sakhar when and inshalaah we get all this wealth we're going to share this wealth with other somalis as when we were poor we didnt loose our somalinimo like somalilanders but when we get to the riches even show more somalinimo. But it's sad today that somalilanders that dont have any real development after 16 yrs of dreaming just lost the somaliweyn dream but puntlanders who are in the same situation never lost their brotherhood with other somalis. May this resource not only help to stabilise somalia but to educate,treat and crate a better life for not only somalis in somalia but in the horn also. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted May 23, 2008 Originally posted by wacdaraha_aduunka: Abu Geel jire stop being jeleous man lool just because southerners I see you missed the point.....and you too seem to me thinking in a boogey man like mentality....... hence your rush to label as a man inspired by " jealousy". Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted May 23, 2008 Originally posted by General Duke: Nice one Sakhar. Those who celebrate bombings and killings and fake clan Jihad, have no right to cry about the forward movement of the state. Its about creating a new Somalia. The child who was born the day you guys started claiming Oil and wealth in Puntland is well into his primary school and you guys have yet to say Eureka, it is not that we are against the explorations - but are tired of the continuous false claim and declaration. Start the exploration and if you discover, produce it and feed the rest of the nation - qalas. Lakiin malin walba wa so socdaa kow dheh - waxna waan sida labo dheh - aan waxna wehliin saxiib loma dulqadaan karo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted May 23, 2008 ^Meesha maxaa mooday ceel biyo laga dhaansanaayaa... ------------------------------------------ Sahaminta Macdanta Shidaalka oo la sheegay in ay ka bilaabaneyso Dooxada Dharoor Subaxnimadii Arbaca (May 21, 2008) waxaa magaalada dekedda ah ee Boosaaso ka ambabaxay gaadiid ay saaran yihiin qalabka lagu dhiso guryaha kaamamka oo loogu talo galay sahaminta macdanta/shidaalka dooxada Dharoor oo ay leedahay shirkadda Africa Oil iyo jaalkeed IMC oo ku raran baabuurta xamuulka oo ay hareeraha ka waardiyaynayaan gaadiidka dagaalka oo xooggan. Qalabkaas laga dhisayo kaamka ayaa la geeyey meesha lagu magacaabo Labo Rugleey oo ku taal aagga Ufayn iyo Kobdhexaad oo Bosaaso kaga beegan Koonfur Bari. [Kobdhexaad waxay Boosaaso u jirtaa 90km, halka magaalada Ufayn ay Boosaaso u jirto qiyaastii 115km oo khariidadda ah.] Magaalada Ufayn waxaa degmo loo magacaabay 2000 Sahaminta hadda la samaynayo ayaa ah nooca loo yaqaan "seismic" taas oo hore aaggaas looga sameeyey qarnigii tegey horraantiis. Laakiin shirkadihii hore sahaminta haalkaas uga sameeyey aysan Soomaalida siin wax xog ah oo ku saabsan wixii ay daah-fureen ama ay ku arkeen gaar ahaan aagga Kalabayr, Ufayn, Kobdhexaad, Meeladeen ama Dharoor, Iskushuban iyo guud ahaan dhulka loo yaqaan UUR-CALEED. Dhulkaas oo ilaa maanta lagu arki karo jidadkii ama wadooyinkii ay jeexeen shirkadihii qarnigii 20aad horraantiisii sahaminta ka sameeyey aaggaas. Sahaminta cusub ee hadda (horraanta qarnigan 21aad) ayaa dadka ku xeel dheer arrimaha Soomaalida iyo dadka la socda qaabka ay arrimahan u maaraynayaan madaxda Puntland, waxay muujiyeen in sidii tii qarnigii hore oo kale xogta laga ogaado sahaminta ay toos gacanta ugu haynayaan shirkadaha sahaminta samaynaya oo aan dadka Soomaaliyeed ama aqoon yahanada Soomaaliyeed wax xog rasmi ah ama nuqullo rasmi ah laga siin doonin ama la tusi doonin, aan ka ahayn marka ay shirkadahaasi dalalkooda ku laabaan warbixinada ay ka qoraan inta ay rabaan in xogtaas la ogaado. Sahaminta cusub ee aagga Uur-Caleed iyo Dharoor waxaa lagu soo beegay xilli uu Gen. Cadde ku soo laabtay Boosaaso kaddib markii uu safar ku maqnaa muddo 52 maalmood oo waqtiga ugu badan uu joogey Addis Ababa - meelaha kale oo uu tegeyna ay ahaayeen London, Nairobi iyo Jabuuti. Waxa kale oo sahaminta hadda lagu soo beegan xilli ay aad hoos ugu dhaceen saamiyada shirkada Range Resources ee Suuqa ganacsiga Australia. Waxa kale oo sahaminta xilligan lagu soo beegay xilli laga hor degayo kal fadhiga baarlamaanka DGPL ee furmaya bisha Juune. Waayo, waxaa jira in muran weyn ka dhex taagan yahay baarlamaanka DGPL, murankaas oo ku aadan in ay khalad ahayd qaabka loo maray codbixintii lagu ansixiyey heshiiska lala galay shirkadaha sahaminta shidaalka - waxaa cod bixintaas loo bixiyey 21-21 oo markaas hal-dheeri uu markii koowaad ku ansixiyey guddoomiyaha baarlamaanku halkii laga rabey in cod bixinta lagu celiyo laba jeer. Xubnaha baarlamaanka qaarkoodna ay rumaysan yihiin in hogganka sare ee baarlamaanku uu ku milmay xukuumadda, sidaas daraadeedna ay luntay qaabkii loola xisaabtami laha xukuumadda iyo inwixii la doono laga fushado baarlamaanka. Dhowaan ayay ahayd markii ay shirkadda Africa Oil ee jaalka la ah Range Resources ay sheegtay in ay joojisey qoditaankii ceelka batroolka loogu tuhunka badan yahay ee Nugaal. Markaasna ay sheegtay inay sahamin doonto dooxada Dharoor. Nugaal waxay ahayd meeshii ay shirkaddaha Africa Oil iyo Range Resources muddo dheer warbaahinta u sheegi jireen in ay shidaal qodista ka bilaabi doonaan, waa meeshii ay shirkadahaasi ku faani jireen in ay hayaan xog badan oo ay lahayd Conoco oo ceelkaas baari jitey. Laakiin sidii loo sugayey bilowga qoditaanak ceelkaas ayaa Africa Oil sheegtay in ay joojiyeen qorshahaas Nugaal oo ay u weeciyeen sahaminta Dharoor. Wasiirka uu Gen. Cadde Muuse u xil saaray wasaarada Macdaanta iyo Tamarka DGPL, Xasan Cusmaan Maxamuud 'Aloore' oo la socdey gawaarida galbineysey xubno ka socdey shirkadda Africa Oil/IMC oo May 21, 2008 tegey meesha kaamka laga dhisayo oo saxaafadda la hadlay ayaa yiri: "Muddadaas dheer ee soo socotey ee maanta aan halkan isugu nimid natiijadeedii haddana mustqabalka socon doonta haddii Ilaahay yiraahdo waxaa ka soo shaqeeyey xukuumadda iyo dadweynaheeda in badan oo taageera iyo warbaahinta iyo dad aqoon yahan ah oo reer Puntland ah si ay u garab galaan ay noqoto wax soo saar natiijo leh ee shaqo isu bedela. Waxaa jirey dhibaatooyin badan oo dadka hawsha wadey ay kasoo mareen taas oo been-abuur leh, taas oo lahayd is hortaagid, taas oo lahayd cid walba mid dad Soomaali ah iyo dad reer Puntland ah, dad aan dooneyn in aan maanta halkaas soo gaarno ay hor istaagnaayeen." Waxaa kale oo isaguna goobta ka hadlay Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Yaasiin Cartan Maxamed oo ka soo jeeda degaanka kaamka laga dhisayo waxana uu yiri "Dhulkiinii hooyo kusoo dhawaada, oo baara, sheega waxa ku jira, ka soo saara, ha is martiyaynina, ma tihin marti ee soo dhawaada, cid kasta oo timaada haddii ay deegaankan u wado hal sibir ah waanu guddoomeynaa waana qaadaneynaa, waa xabbad sibir ah haddii ay wado, waanu qaadaneynaa waa guddoomeynaa, cid alla iyo cidii wax qabaneysa oo u diyaarsan inay wax ka qabato ama wax ka baartona waanu soo dhaweyneynaa sida maanta oo kaleeto." Kim Watson oo ka socdey shirkadda Africa Oil/IMC ayaa isaguna warbaahinta u sheegay in sahamintu ay aaggaas ka socon doonto lix bilood oo ah ilaa laga gaarayo December 2008, kaddibna la bilaabi doono qoditaanka shidaalka ayuu yiri. Hadalkaas waxaa lagu beegay in lix bilood ay ka harsan tahay doorashadii madaxweynaha DGPL. Waxay ahayd May 3, 2008 markii madaxweyne ku xigeenka DGPL, Xasan Daahir Maxamuud "Afqurac" isaga oo ku sugan Garoowe uu waraysi siiyey TV reer Minnesota uu sheegay ilaa la soo celiyey Gobolka Sool in aanay suurta gelayn in shidaal la soo saaro, isagoo arrintaas ka hadlayeyna waxa uu yiri: "waa loo baahan yahay in dad wax loo soo saaro oo ay ka baxaan baahida badan weligeedna waa la rajeynayey in Soomaalidu soo saarto khayraadkeeda, laakiin ilaa amniga wax laga qabto lana soo celiyo gobolka Sool ma suurta gelayso in shidaal la soo saarayo." Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Carmooyin.com Bossaaso Puntland Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted May 23, 2008 Originally posted by Emperor: ^Meesha maxaa mooday ceel biyo laga dhaansanaayaa... Maya sxb idinka howshi ka dhigaya dinki so dhanshey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted May 23, 2008 No my brother, there are a lot processors and stages involved in getting oil out of the land, we are in the first stage, expoloration which we have had yet to really really commense but will kick start soon Insha'alah... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted May 24, 2008 Lakiin malin walba wa so socdaa kow dheh - waxna waan sida labo dheh - aan waxna wehliin saxiib loma dulqadaan karo. Saxiib waa iga qoslisay. War jiraaba cakaaruu iman. As Duke say we wait and see. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted May 24, 2008 Qalabkii lagu baarayey Macadanta oo ka soo degay Dekkada Magaalada Boosaaso Posted to the Web May 25, 00:13 Boosaaso:-Waxaa soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari Markab weyn oo sida qalabkii lagu baari lahaa dhidaalka iyo macdanta waxaana la yiraahdaa Markabkan Jumbo Express Cap Ferrat waxaa uuna ka soo baqoolay dalka Imaaraadka. Markabkan ayaa waxaa uu sidaa Gawaari waaweyn nooca loo yaqaan iska rogaha iyo Booyado kala duwan iyo gawaari yar yar oo kala duwan . Gawaarida iyo qalabka ka soo degay Dekkada magaalada Boosaaso ayaa waxaa iska leh shirkada I,M,C oo qandaraas ku qaadatayin ay macdan iyo dhidaal ka baarto deegaanada Puntland. Wasiirka wasaarada Macdanta iyo tamarta ee maamulka Puntland Xassan Cismaan Allore ayaa waxa uu sheegay in mashruucan haduu najaxo ay reer Puntland ay wax weyn ka faa,idaysan doonaan. Madaxweynaha Puntland Cadde Muuse Xirsi ayaa waxaa uu sheegay in badan in Maamulkiisa uu soo saaran doono Batrool iyo Macaadin waxaana haatan soo muuqda Ifafaalo ay Puntland ku soo saarayso khayraadka ku jira deegaanada hoos yimaada M_M Deeq Halgan.net Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 25, 2008 Why the nemesis of Puntland are against the Oil exploration You never said WHY ,, yaa Sakhar ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 26, 2008 lol. This post is important. My brother Juje th constant posts and updates are for everyone, those naysayers and those who want progress. It takes time, effort and resources. Its a grand undertaken, with a great deal of risk involved, like my brother Emperor stated, we aint diggin no well. Quote Share this post Link to post Share on other sites