Sign in to follow this  
General Duke

Washington: CIA blames Hargaysa Bossaso bombing on Al Shabaab terror network

Recommended Posts

Madaxa Sirdoonka Mareykanka oo cadeeyay in Alshabaab ka dambeysay Qaraxyadii Hargeysa iyo Boosaaso

 

Agaasimaha Hey'adda Sirdoonka Mareykanka ee CIA Michael Hayden ayaa hadal uu baahiyey wuxuu ku tilmaamay in qaraxyadii ka dhacay magaalooyinka Boosaaso iyo Hargeysa ee maamulada Somaliland iyo Puntland ay ahaayeen kuwa ay ka danbeeyey Ururka Al-Shabaab oo Mareykanku ku xiriiriyo shabakada Al-Qaacida ee uu hogaamiyo Osama Bin Ladin.

 

Agaasimaha hay’ada CIA ayaa waxa ay sheegay in weeraradaasi ay ahaayeen kuwa kooxaha Shabaabku ku doonayeen inay kaga helaan Al-Qaacida wax uu ugu yeeray Qandaraasyo dhaqaale iyo taageero caalami.

 

Michael Hayden ‘Weeradii dhawaan ka dhacay Soomaaliya waxay ahaayeen kuwa looga dan lahaa in lagu xoojiyo is tus tuska la isku xiriirinayo hogaamiyeyaasha Al-Qaacida,

waxayan u egyihiin in kooxda Shabaab iyo Al-Qaacida ay ku siiyaan dhaqaale xagjiriinta Soomaaliya” sidaasi waxaa yiri Agaasimaha hay’ada CIA-da Mareykank.

 

Ma jiro wax war ah oo ku aadan beenin ama rumeyn oo ka soo baxay xoogaga Al-Shabaab oo ku aadan warkan ka soo yeeray sarkaalkan Mareykanka ah ee ee xagooda ku riixay qaraxyadaasi.

 

Michael Hayden mar uu ka hadlayey hogaamiyaha Shabada Al-Qaacida ayuu sheegay in uu yahay hada nin go’doon ka ah sida hadalka uu yiri ninkaasi hawlahii maskaxdiisa ka soo maaxay ee iminka ka soconaya meelo kala duwan oo caalamka, isla markaana aanu waxba kala socon hawlaha maalinlaha ee ay Al-Qaacida ka wado aduunka.

 

Madaxa hay’ada sirdoonka Mareykanka ee CIA-da wuxuu xusey in ay si xoogan uga socdaan meelo kala duwan hawlgalada Al-Qaacida, isagoo soo qaatey dalalka Filipiin, Ciraaq, Indonesiya, iyo Sacuudi Carabiya, waxaana uu sheegay in hawlgaladaasi aanu waxba kala socon Osama Bin Ladin, wuxuuna farta ku fiiqay in dilka ama qabashada Bin Ladin ay wali u tahay yoolkooda ugu weyn.

 

 

Hooyga wararka Somaliyed

Jowhar.com & Jowharnews.com

Jowharcom@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maraykanka Oo Warbixin Kasoo Saaray Qaraxyadii Hargeisa Iyo Bosaso

 

{Hargeisa} 14-11-08"Agaasimaha Hey'adda Sirdoonka Mareykanka ee CIA Michael Hayden ayaa hadal uu baahiyey wuxuu ku tilmaamay in qaraxyadii ka dhacay magaalooyinka Boosaaso iyo Hargeysa ay ahaayeen kuwa ay ka danbeeyey Ururka Al-Shabaab oo Mareykanku ku xidhiidhiyo shabakada Al-Qaacida ee uu hogaamiyo Osama Bin Ladin.

 

 

Mas'uulkan ayaa ku tilmaamay qaraxyadaas mid dhoolatus ah oo ay alshabaab ugu muujineysay Al-Qaacida inay taageero caalami iyo mid dhaqaale uga hesho, waxaana uu muujiyay in alshabaab aanay ka marneyn weerarkaas.

 

Michael Hayden ‘Weeradii dhawaan ka dhacay Soomaaliya waxay ahaayeen kuwa looga dan lahaa in lagu xoojiyo is tus tuska la isku xidhiidhinayo hogaamiyeyaasha Al-Qaacida, waxayan u egyihiin in kooxda Shabaab iyo Al-Qaacida ay ku siiyaan dhaqaale xagjiriinta Soomaaliya" sidaasi waxaa yidhi Agaasimaha hay’ada CIA-da Mareykank.

 

Ma jiro wax war ah oo ku aadan beenin ama rumeyn oo ka soo baxay xoogaga Al-Shabaab oo ku aadan warkan ka soo yeedhay sarkaalkan Mareykanka ah ee ee xagooda ku riixay qaraxyadaasi.

 

Michael Hayden mar uu ka hadlayey hogaamiyaha Shabada Al-Qaacida ayuu sheegay in uu yahay hada nin go’doon ka ah sida hadalka uu yidhi ninkaasi hawlahii maskaxdiisa ka soo maaxay ee iminka ka soconaya meelo kala duwan oo caalamka, isla markaana aanu waxba kala socon hawlaha maalinlaha ee ay Al-Qaacida ka wado aduunka.

 

Madaxa hay’ada sirdoonka Mareykanka ee CIA-da wuxuu xusey in ay si xoogan uga socdaan meelo kala duwan hawlgalada Al-Qaacida, isagoo soo qaatey dalalka Filipiin, Ciraaq, Indonesiya, iyo Sacuudi Carabiya, waxaana uu sheegay in hawlgaladaasi aanu waxba kala socon Osama Bin Ladin, wuxuuna farta ku fiiqay in dilka ama qabashada Bin Ladin ay wali u tahay yoolkooda ugu weyn.

 

Widhwidh Online News Desk..Media Center

Share this post


Link to post
Share on other sites

Red Sea must be proud of the Al Shabaab strike at the heart of infidal in Hargaysa huh...

 

Also others will also tell us these folks were just angry and they misplaced their anger they [Al Shabaab] should not be blamed it was so what if a civilaisn die in their clan "jihad" .

Share this post


Link to post
Share on other sites

:D @ Duke ... refresh my mind a lil bit sxb.

 

aren't these .. the same incompetent fools who claimed WMD were in Iraq.

 

but you already had your mind made up didn't you ?

 

it was the boogie man !

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^And your point is? The Al Shabaab are the target now just like Sadam was then, do the math lads. Or claim this will have no effect because they will fight the US as well.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Washington also accused Saadaam Xuseen to have weapons of mass destruction. They are also the same who targeted poor, old geeljires in Jubbooyinka, thinking some Qomoros and Sansibaari men were among them. I guess they are always correct on their intelligence.

 

Reer Wardhiigleey soo xasuustee, oo dhihi jiray:

 

Wardhiigleey wasaarad waaye

Inta kalena wakaalad waaye

Washingtona waab waaye

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this