Abwaan Posted March 11, 2010 Originally posted by xiinfaniin: loooooool@ Dhaga-bacayr waa puntlander Ducaysane mee? lol...Dhegabacayr wuxuu ahaaba waa dhitay, kii aan aqaanney hadduu yahayna early 80s wuxuu ahaa isbatoore labandaayiiste ah, markii dowladdu burburtayna(Jan 1991) isagoo kornayl ah buu dhintay. Waxaan ku xasuustaa inuu dad Soomaaliyeed oo meelo kala duwan ka soo jeeda uu kula kacay falal arxandarro ah qaar uu xiro, kuwo uu laayo, xoolaha nool ka dhaco, baraagaha biyaha ka gubo, hantidooda sida baabuurta, lacagta iyo dukaammada guryaha ka bililiqaysto isagoo adeegsanayey Urur ciidan oo la dhihi Jirey DAROOGO. Wuxuu ahaaba xisaabtii Ilaah ayaa sugeysa. Keligiis ma ahayn wixii Soomaaliya burburiyey oo maantadan kuwo ayaa ka shaqaynaya, hortiis iyo xilligiisiina burburku dalka waa ku socday. I think Baashi ayaa si fiican u soo gunaanaday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Muriidi Posted March 11, 2010 a trial ? ...but what if we "can't handle the truth" ??!! a brother in arms from kenyaland(=somai.us.com) Quote Share this post Link to post Share on other sites