Cowke Posted October 7, 2009 Qurba jooga 18'ka Ardaa Ee deleted Oo Taageeray Xukumada Madaxweyne Rayaale Iyo Xisbiga UDUB Wednesday, 07 October 2009 Doha (Somalilandnation)-Anagoo ah dhamaan Odayaasha iyo Aqoonyahanada beesha deleted ee ku dhaqan dalka Qatar kana kooban 18 ardaa ee reerka waxaanu ugu horayn idiin soo qadimaynaa taageeradayada ku wajahan heshiiskii 6 qodob ee ahaa mid shaafiya oo qanciya dhinacyadii is khilaafsanaa,Sidaasna ay ku damtay xiisadii oognayd dhamaadkii bishii aynu soo dhaafnay. Waxa intaas noo raaca nuxur ka soo baxay shir aanu yeelanay kuna gorfaynay xaalada reerka. Beeshu waxay ku abtirsataa xisbiga UDUB xisbigaasoo aanu qiimaynay faa’iidada uu u leeyahay masiirka beesha iyo Qarankaba. Markii aanu lafa gurney arimo badan waxaanu talo usoo jeedinaynaa walaalahayaga aanu haybta wadaagno in ay xoojiyaan xisbiga aynu isku raacnay oo ay taageero Af iyo Adin ba ah siiyaan xisbiga UDUB kaas oo ah xisbi dan weyni ugu jirto beesha oo dhan iyo Xukumada Daahir Rayaale Kaahin oo ah xukumad tayo leh. Waxa iyana jirta in ay dhawr jeer beenawday kutidhi kuteen odhanaya khilaaf baa soo kala dhex galay Wasiir Cawil iyo Rayaale si aanu u xaqiijino arintan oo shalayna lasoo qoray ayaanu su’aal ka waydiinay Gudoomiyaa UDUB ee Qatar Sanwaa cumar Yare oo nooga faradhuudhuuban xogta dawlada iyo xisbigaba waxanuu noogu jawaabay hadalkan “ADEER WAA DACAAYADA SIYAASIYIINTA DAALAA DHACAYAA KU HADAAQAANE WAXBA KAMA JIRAAN OO WUU BEENIYAY WASIIR CAWIL”. Hadaba waxa naga dardaarana waar wax aan jirin yaan la sheegin oon layska been abuurin nabadana halaga wada shaqeeyo. Magacyada Odayaasha iyo Aqoonyahanka Deleted ee soo qoray maqaalkan: 1. SHEEKHAL SOMAL: SHEEKH MOOGE. 2. MAXAMED AXMED (HAMASHARI). 3. MAXAMED CALI DIIRIYE (GEEL MA GAADH). 4. YUUSUF XAASHI. 5. BIIXI MAXAMED SHABEEL. 6. MAXAMED JAAMAC. 7. CLAAHI XASAN FURE. 8. MUBAARIK MAXAMED SICIID. 9. MAXAMED CABDI YUUSUF. 10. FAARAX FADUUL. 11. MAXAMED MUUSE CAYNAANSHE (BAROON). 12. YUUSUF XASAN NUUR. 13. AXMED BARE. 14. CABDI CALI. 15. JAAMAC MAXAMUUD (JAAMAC YARE). 16. XUSEEN NUUX. 17. MAXAMED NUUX. 18. CISMAAN MAXAMED NUUX (HEERYO). 19. CABDI YUUSUF AXMED (CABDI CAATO). 20. FAARAX IBRAAHIN XIRSI. 21. DEEQ CABAASE. 22. AXMED IBRAAHIN. 23. C/RAXMAAN XASAN CLAAHI (DHAKA FAAR). 24. MAXAMED AXMED YUUSUF. 25. CALI MAXAMED AYAX. 26. CABDI X XASAN (CUTAYBI). WASALAAMU CALYKUM WA RAXMATU LAAHI WA BARAKAATU Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted October 7, 2009 Qaybi oo Xukun as always Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 8, 2009 26 people how the hell are those reer oodweyne oo dhan lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted October 8, 2009 Mr. Oodweyne, I feel sorry for you that these folks made the press release without your consent. Shit happens, just learn some ways to live with it. Quote Share this post Link to post Share on other sites