General Duke Posted December 17, 2008 Shirkii kooxda Xiriirka Caalamiga ah (Somali Contact Group) oo ka Furmay New-york Loona Diiday ergo ka Socotay Dhinaca Ra'isulwasaare Nuur Cade. Shirkii Kooxda la xiriirka Soomaaliya ( Somali Contact Group) ayaa maanta ka furmay magaalada New-york ee dalka Mareykanka iyadoo looga hadlayo arrimaha murugsan ee soomaaliya.Halkan ka Daawo The situation in Somalia Live. Shirkaan oo ay ka qaybgalayso Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Mareykanka Condolesa Rice iyo Xubno ka socda 18 dal iyo Urur Goboleedyo gaaraya ilaa lix ayaa waxaa durbaba hadalo ka jeediyay dawlado dhawr ah oo uu mareykanku ka mid yahay. Shirkaan ayaa waxaa sidoo kale ka qayb galaya Xubno ka kala socda Dawlada Federaalka Soomaliya iyo isbahaysiga Dib u xoreynta Garabka Jabuuti oo ay isku dayeen garabka sida daahsoon oga midka ah isbaheysiga garabka Jabuuti Axmad C/salaam xaaji iyo wafdi uu hogaaminayey in ay ku fadhiistaan magaca dowlada fedaralka kmg ah ayaa waxaa ay kala kulmay UNka diidmo iyo ishortaagid ka dib markii lagu amray in ay daba fadhiistaan wasiirka arimaha dibada soomaalia Cali Jaamac Jangali. Intii aanu shirku furmin ayaa waxaa shirka tagay Xubno uu horkacayo wasiirkii hore ee warfaafinta Axmed Cabdi Salaan iyadoo loogu jawaabay in aanay jadwalka ku jirin islamarkaana ay aqoonsanyihiin xubnaha uu soo magacaabay Madaxweynaha Soomaalia Md Yusuf. Shariif xassan Shiikh Aadan Axmed Cabdi Salaan ayaa loo ogalaaday oo kaliya in ay shirka oga qeybgali karayaan iyaga oo daba fadhiya wasiirka arimaha dibada soomaalia cali jaamac Jangali . Email Story Printable View Quote Share this post Link to post Share on other sites
roobleh Posted December 17, 2008 Saaxiib xaaladahan cusubi jahawareer bay kugu rideen ma istidi? Bal heart attack Haka qaadin! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted December 17, 2008 LOOL your attempt to twist the story is pathetic, in fact it was the a/y spokesman who was refused the meeting yesterday.. and he was interviewed here http://www.bbc.co.uk/mediaselector/check/somali/me ta/tx/somali_1800? and he is saying why he was not allowed Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 17, 2008 ^^^So if Nur Cade has a cabinet why is Jengeli still the minister. Its a farce lads and all this talk about the international community is the same as the talk about Gen gabre... hot air. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted December 17, 2008 ^^^ What happen to your love for the international community? You're the same dude that had countless threads about the International/C support for you uncle (With pictures)lol. What happen to all that boasting? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 17, 2008 ^^^The international community is a great thing saxib. We want to be members of the community and their support is essential. However the NGO's in Nairobi fighting to keep their loot are not the International Community. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted December 17, 2008 Originally posted by General Duke: ^^^So if Nur Cade has a cabinet why is Jengeli still the minister. Its a farce lads and all this talk about the international community is the same as the talk about Gen gabre... hot air. Listen to Jengeli's interview before going berserk. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 17, 2008 ^^^Thats not the point old boy, who is Jengeli and why was here there if there was a new cabinet. Anyhow this shamm is coming apart as we speak. Quote Share this post Link to post Share on other sites