General Duke Posted June 6, 2007 Mudaharaad lagu tageerayo Dawlada Federalka Somaliya oo kadhacay Magaalada London.(Daawo Sawirada) (WYNET)London:-Mudaharaad ay Soo agaasimeen “Ururka Somali Peace Council” oo ay kasoo qayb Kaleen Dadweyne Aad u fara badan oo isugu Jira Dhaliyaro, Odayaal, Haween iyo Caruur sida Calanka Somaliya,kuna dhawaaqayry hal ku dhigyo lagu taageerayo FKMG ah. Banaanbaxaas ayaa waxa kaoo qaybkalay Dadweyne aad ufara badan ayaa wuxuu daba joogay mudaharaad kale dhacay Asbuucii hore magaalada London kaas oo lagu taageerayo Dawlada Federalka Somalia. Banaan baxaa Ayaa waxa Khadka telofonka kaka soo qayb kalay Raiisul wasaraha Somaliya Cali Maxamed Geedi oo isagu hadda Muqdisho ku sugan. Cali Maxamed Geedi ayaa Shacabka somaliyeed Ee ku dhaqan Magaalada London Usoo jediyay Amaan isla markaana u mahadceliyay waxa uu ugu yeeray Halganka ay wadaan iyo sida wanaagsan oo ay utaageersanyihiin Dawlada federalka Somaliya. Waxaa kale oo Banaanbaxaas Joogay Fanaaniin Waa wayn oo halgaas ka qadayay Heeso ay kamid yihiin Soomaliyeey Toosoo Toosoo isku diirsada iyo Hantiyay Macaan waa midan hoy lagaa orane…. ugu danbayn Mudaharaadkaan ayaa waxaa kale oo lagu doonayey in fariin taageero xambaarsan lagu gaarsiiyo ururka Xiriirka Somaliya oo barri kulan ku yeelan doona magaalada London,isla markaana kaga hadli doona arrimaha Somaliya Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 6, 2007 Xubno Ka tirsan Ururka Somalia Peace Council Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 6, 2007 DHEGEYSO:-Warbixintii mudaharaadkii maanta ka dhacay magaalada London London:- Mudaharaad balaaran ayaa ka dhacay magaalada London ee xarunta wadanka UK oo ay soo abaabuleen ururka Somali Peace Council oo lagu muujiyey taageerida Dowlada ku meel gaarka ah iyadoo ay mudahaaraadkani kasoo qeybgaleen dad tiro badan oo ay isugu jiraan Aqoon yahano, Dhalin yaro, Haweenka iyo caruurba. Boocame.com iyo Radio Laasqoray ayaa iska kaashatey warbixintan HALAKANNA KA DHEGEYSO WARBIXINTII. AUDIO (Dul qaado waa dheer yahay e) Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted June 6, 2007 so here is where they spent the money that they should be using for somali re-constructions! give it to cluless clan memebers!! what a joke. 5 guys earning their jaat money. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 6, 2007 lol. Why make accusation? Oh I forgot thats whast the defeated groups are good at. Orderlyn pro Somali demo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted June 6, 2007 oh God it shows from their faces....alow fool xumo diinta ma ogala baxday buu yidh ninkii jiray. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 6, 2007 ^^^lol. the motive arguments continues. The peopel of Somalia sre in support of their governemnt and your days of delusions are over. Prepare to come to Mogadishu at the court of Yusuf yey and Somaliweyn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted June 6, 2007 loool....sida Halkani waa Radio Laasqoray loo dhahayo oo loo kala jiidayo baan la yaabay, caadi maa loo dhaho maxaa la iskaga soo riixayaa?! Waxaan ka helay qofka da'da yar (Ashraf?) ee sida xaqiiqda ku dhisan u hadlay oo dhahay TFG is not good. "They are nog good people, they are..." Did you hear that? that says all! Durbadiiba MIC-ga waa lagala orday. Maasha Allaah I hope da'yarta soo koreysa oo dhan inay sidaan uga madax bannaanaadaan qabyaaladda oo aan laga dhex hadlin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted June 6, 2007 Duke let us compare afarta is taqaan ee leh waa mudaaharadaaynaa iyo dadkaan some of them all the way from Manchester ka yimid: Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 7, 2007 All those people for the governemnt, nice Quote Share this post Link to post Share on other sites