Sign in to follow this  
General Duke

UK: Demo in support of governance; PICS + Audio

Recommended Posts

Mudaharaad lagu tageerayo Dawlada Federalka Somaliya oo kadhacay Magaalada London.(Daawo Sawirada)

 

 

(WYNET)London:-Mudaharaad ay Soo agaasimeen “Ururka Somali Peace Council” oo ay kasoo qayb Kaleen Dadweyne Aad u fara badan oo isugu Jira Dhaliyaro, Odayaal, Haween iyo Caruur sida Calanka Somaliya,kuna dhawaaqayry hal ku dhigyo lagu taageerayo FKMG ah.

Banaanbaxaas ayaa waxa kaoo qaybkalay Dadweyne aad ufara badan ayaa wuxuu daba joogay mudaharaad kale dhacay Asbuucii hore magaalada London kaas oo lagu taageerayo Dawlada Federalka Somalia.

 

Banaan baxaa Ayaa waxa Khadka telofonka kaka soo qayb kalay Raiisul wasaraha Somaliya Cali Maxamed Geedi oo isagu hadda Muqdisho ku sugan.

 

Cali Maxamed Geedi ayaa Shacabka somaliyeed Ee ku dhaqan Magaalada London Usoo jediyay Amaan isla markaana u mahadceliyay waxa uu ugu yeeray Halganka ay wadaan iyo sida wanaagsan oo ay utaageersanyihiin Dawlada federalka Somaliya.

 

 

Waxaa kale oo Banaanbaxaas Joogay Fanaaniin Waa wayn oo halgaas ka qadayay Heeso ay kamid yihiin Soomaliyeey Toosoo Toosoo isku diirsada iyo Hantiyay Macaan waa midan hoy lagaa orane….

 

 

ugu danbayn Mudaharaadkaan ayaa waxaa kale oo lagu doonayey in fariin taageero xambaarsan lagu gaarsiiyo ururka Xiriirka Somaliya oo barri kulan ku yeelan doona magaalada London,isla markaana kaga hadli doona arrimaha Somaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

DHEGEYSO:-Warbixintii mudaharaadkii maanta ka dhacay magaalada London

 

London:- Mudaharaad balaaran ayaa ka dhacay magaalada London ee xarunta wadanka UK oo ay soo abaabuleen ururka Somali Peace Council oo lagu muujiyey taageerida Dowlada ku meel gaarka ah iyadoo ay mudahaaraadkani kasoo qeybgaleen dad tiro badan oo ay isugu jiraan Aqoon yahano, Dhalin yaro, Haweenka iyo caruurba.

 

Boocame.com iyo Radio Laasqoray ayaa iska kaashatey warbixintan HALAKANNA KA DHEGEYSO WARBIXINTII. AUDIO (Dul qaado waa dheer yahay e)

Share this post


Link to post
Share on other sites

so here is where they spent the money that they should be using for somali re-constructions! give it to cluless clan memebers!!

 

what a joke. 5 guys earning their jaat money.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

oh God it shows from their faces....alow fool xumo diinta ma ogala baxday buu yidh ninkii jiray.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lol. the motive arguments continues. The peopel of Somalia sre in support of their governemnt and your days of delusions are over. Prepare to come to Mogadishu at the court of Yusuf yey and Somaliweyn.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

loool....sida Halkani waa Radio Laasqoray loo dhahayo oo loo kala jiidayo baan la yaabay, caadi maa loo dhaho maxaa la iskaga soo riixayaa?!

 

Waxaan ka helay qofka da'da yar (Ashraf?) ee sida xaqiiqda ku dhisan u hadlay oo dhahay TFG is not good. "They are nog good people, they are..." Did you hear that? that says all! Durbadiiba MIC-ga waa lagala orday. Maasha Allaah I hope da'yarta soo koreysa oo dhan inay sidaan uga madax bannaanaadaan qabyaaladda oo aan laga dhex hadlin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Duke let us compare afarta is taqaan ee leh waa mudaaharadaaynaa iyo dadkaan some of them all the way from Manchester ka yimid:

 

 

BL1.jpg

 

dscf1033.jpg

 

BL4.jpg

 

BL3.jpg

 

 

BL5.jpg

 

BL6.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this