Sign in to follow this  
Liibaan

Qaramada MidoobaySomaliland Dowlad Maaha Lakiin Waa M/mul Goboleed

Recommended Posts

Liibaan   

president%20Dahir%20Rayale%20Kahin.jpg

 

Qaramada Midoobay"Somaliland Dowlad Maaha Lakiin Waa M/mul Goboleed

 

{Hargeisa} 11-09-09"Danjiraha u qaabilsan qaramada midoowbay arimaha somaaliya ayaa manta amanay maamul gobaleedka somaliland isaga oo sheegay in ay tahay dhulalka ay mamulaan mamulkasi barta kaliya ee la isku haleen karo dhulalka kale ee ku yaal geeska afrika wargayska Tha African Stander ayaa faahfaahinaya.

 

 

Waxana waraysi uu maanta siiyay Ahmaduu Wallad Abdalla wargayska Tha African Stander oo arimaha afrika ka falooda uu ku sheegay in aysan dhag jalaq u siinin maamulka labaxay somaaliland hadlakii hanjabadda ahaa ee ka soo yeedhay hogaamiyaha xarakada shababul mujaahidiin ee ahaa in aysan wax xaalad amni ah aysan ka jirin dhulalalka ay mamulaan mamul goboleedka somaaliland.

 

Dhanka kale Ahmaduu Wallad Abdalla aya waxa wax laga weydiiyay in ay aqoonsatahay qaramada midowbay maamul goboleedka somaaliland iyo inkale ayaa waxaa uu sheegay in ay u aqoonsantahay qaramada midoowbay dhul ka mid ah dhulalalka ku yal dalka somaaliya balse uu ka jiro maamul goboleed doonaya in uu helo madax banaani.

 

Dhanka kale Hadalkan maanta ka soo yeedhay Danjiraha u qabilsan Qaramada midoowbay Arimaha somaaliya aya waxa u ku soo beegmaya xili ay malintii shalay aheyd ay warqad ka soobaxay xafiiska madaxweynaha mamul goboleedka somaliland Dahir Riyale Kaahin kasi oo looga codsaday Qaramada midowbay iyo Beesha calamka in ay il gooni ah ku fiiriyaan hadalkaasi ka soo yeedhay Hogaamiyaha xarakadda shabaabul mujaahidiin oo ah mid loogu hanjabayo jiritaan maamulka

 

Widhwidh Online News Des..Media Center

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this