Sign in to follow this  
Jacaylbaro

XUUBSIREED SHOT IN MOGADISHU

Recommended Posts

MOGADISHU, June 19 (Reuters) - Somalia's presidential spokesman was shot twice at close range in the latest assassination attempt on government officials in the Horn of Africa nation, officials said on Tuesday.

 

"He was shot in the neck and near the jaw," a security source told Reuters. "I think the gunman was aiming for the head. He wanted to eliminate him."

 

Speaking on condition of anonymity, the security source who saw Hussein Mohamed Mahamud "Hubsired" recuperating in a hospital run by AU peacekeepers in Mogadishu, said he was in stable condition and was to be flown to Nairobi for treatment.

 

Insurgents from a militant Islamist movement ousted from Mogadishu routinely attack government soldiers and their Ethiopian backers, and have increasingly used Iraq-style tactics including assassinations, suicide bombings and roadside blasts.

 

The assault came barely hours after two civilians died when a remote-controlled landmine detonated on a road as government vehicles passed on Monday.

 

The blast was near the venue of a peace conference which has already been postponed twice over insecurity. The conference is now scheduled to start on July 18.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dhaawaca afhayeenkii madaxtooyada Somalia oo saacadaha soo socda la qorsheynayo in loo duuliyo Nairobi ka dib markii xaaladiisa caafimaad laga deyriyey

 

Waxaa warar iskhilaafsani ay ka soo baxayaan Xaaladda caafimaad ee afhayeenka madaxtooyada dowladda federaalka Soomaaliya Xuseen Maxamed Max’uud (Xuubsireed) oo fiidnimadii xalay kooxo ku hubeysan Bastoolado ay rasaas ku fureen xilli uu marayey isgoyska H/wadaag ee magaalada Muqdisho isagoo wata gaari Mark 2 ah oo ay la socdeen rag ilaalo ah.

 

Qaar ka mid ah mas’uuliyiinta dowladda federaalka Soomaaliya ee ku dhow dhow madaxtooyada Soomaaliya oo aynu xiriiro kala duwan la sameynay ayaa ka gaabsaday iney warbixin naga siiyaan xaalada afhayeenka iyo sida uu u dhacay shilka uu ku dhaawacmay intaba, iyagoo warkoodana ku soo koobay in haatan dhaawaciisu yaalo isbitaal ay ciidamada AMISOM ku leeyihiin garoonka dayuuradaha Aadan cadde Internatational Airport ee magaalada Muqdisho xaaladisa caafimaadna ay si aad ah u wanaagsan tahay, iyagoo beeniyey in afhayeenka dhaawaciisa oo markii hore la geeyey isbitaalka Madiina looga soo celiyey sababo la xiriira dhaqaatiirta isbitaalkaasi oo ka deyriyey xaaladiisa.

 

Hase ahaatee warar hoose oo laga helayo ilo ku dhow ku dhow xarunta madaxtooyada Somalia ayaa iyana waxay sheegayaan in xaalada caafimaad ee afhayeenka ay si aad ah u liidato oo isla markaana la qorsheynayo in saacadaha soo socda loo duuliyo magaalada Nairobi ee dalka Kenya, si halkaasi loogu soo daweeyo, waxaana imika soconaya dedaalo fara badan oo ay wadaan qaar ka mid ah mas’uuliyinta dowladda oo arintaasi la xiriira, waxaana la sheegay in afhayeenka ay rasaastu ka haleeshay qeybo halis ah oo ka tirsan jirkiisa oo warar soo baxaya ay sheegayaan in dhowr xabadood ay haleeleen, Mana jiraan ilaa hadda war rasmi ah oo ka soo baxay dhinaca dowladad federaalka oo ku saabsan dhaawaca afhayeenka.

 

 

dayniile.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Afhayenka M.DF oo dhawacmay

18 Jun 18, 2007 - 12:34:10 PM

 

 

 

 

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in afhayeenkii Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Md. Xuseen Maxamed Maxamuud (Xuub-Sireed) ay galabta kooxo hubeysani ku dhaawaceen agagaarka isgoyska Howl-Wadaag ee magaalada Muqdisho.

 

Dhaawaca afhayeenka ayaa yimid kadib markii kooxo hubeysan ay rasaas ku fureen gaari uu la socday, afhayeenka oo xiligaa marayey Isgoyska Howl-Wadaag kadibna ay tacshiirad isweydaarsadeen ilaalada afhayeenka.

 

Dhaawaca Xuseen Xuubsireed ayaa lagu waramayaa inuusan aheyn mid culus, waxaana lagu daweynayaa isbitaalka ay gaarka u leeyihiin ciidamada Ugandha sida lagu helayo warar lagu kalsoon yahay.

 

Xuubsireed ayaa horey u haan jirey tafatiraha Wsbsite-ka Idamaale.com kaas oo si aan gabasho aheyn u tageeri jirey Madaxweynaha DFKMG ah Cabdulahi Yusuf Axmad.

 

 

Ma aha markii ugu horeysay oo weeraro gaadmo ah lala beegsado sarakisha dowladda Federaalka.

 

 

Garoweonline.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muqdisho: Dhaawaca afhayeenka Madaxaweynaha oo la filayo in maanta loo duuliyo Nayroobi.

19. June 2007

 

 

Muqdisho(AllPuntland)- Wararka laga helayo Mas’uuliyiinta dowladda ayaa sheegaya in maanta ay suurtagal tahay dhaawaca afhayeenka Madaxweynaha Xuseen Maxamed Maxamuud (Suubsireed) in loo duuliyo magaalada Nayroobi ee dalka Kenya.

 

Afhayeenka oo dhaawacaasi xalay lagula talacaalayey isbitaal ay leeyihiin ciidamada Ugandha ayaa lagu waramayaa in uusan aheyn mid aad u culus oo u baahan daaweyn casri ah.

 

Afhayeenka Madaxweynaha ayaa shalay kooxo hubeysan oo rasaas ku furay gaari MarkII uu saarnaa ku dhaawacmay xili uu marayey isgoyska Howlwadaag oo ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan Booliska dowladda Federaalka.

 

Ma ahan markii ugu horeysay ee Isgoyska Howl-Wadaag oo ka tirsan meelaha ugu halista badan magaalada Muqdisho lagu weeraro mas’uuliyiinta dowladda iyadoo horay nawaaxigaasi ay ugu dhaceen dilal iyo qaraxyo sababay waxyeelada ciidamada dowladda iyo dad rayid ah.

 

Cali Muxiyaddiin Cali

AllPuntland, Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

"He was shot in the neck and near the jaw," a security source told Reuters. "I think the gunman was aiming for the head. He wanted to eliminate him."

A lesson to all warlord mouthpieces out there. Just when you think it's safe enough to get a pint of of milk.... bang! in the neck! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^This the guy who call Abdulqadir Nadaraa for an interview and lock him up for nothing. he abused his position before he even started his main job.

 

now he is marked man, i dont think he will escape the next hit.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I'm not happy for the death or anyone regardless of his believes and what he is doing ,,,, he is another somali we lost among those hundreds we loose everytime ,,,,,,,,,,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this