Liibaan Posted September 12, 2009 SOOYAAL.COM: XASUUQ KII UGU XUUMA OO KA SOCDA MAGAALADA HARGAYSA Waqtikan oo lagu jiro bisha barakaysan ee ramadaan ayaa ciidanka daahir riyaale iyo xisbiga udub ay go,aansadeen inay xasuuqaan shacbiga somaliland. Waxaan xasuustaa mar uu magaalada hargaysa ka talin jiray nin la odhan jiray maxamed xaashi gaani oo haystay ciidanka 26. ayaa mudaharaad ka dhacay suuqa dhaxe ee hargaysa ka dibna waxa lagu war galiyay gaani in arday fara badan mudaharaad wado. gaani wuxuu yidhi adeer waa bil ramadaan waana la sooman yahay marka wax ciidana uma tagi karaan ardayda cabanaysa waxa gaani ka xishooday ayaa maanta riyaale moodayaa sharaf, alayle dadku kala sharaf badan kalana aqoon badan kalana mudakarsan. Xasuuq kii ugu xumaa oo ka socda magaalada hargaysa. Askarta fakhashta ayaa rasaas aan naxariis lahayn la dhacaaya shacabka magaalada hargaysa. waxa shahiiday laba qof halka dhaawacu tiro beelay . shacabka ayaa ku qaylinaaya [ ALAAHU AKBAR ]ayagoo tuuraaya dhagxaan aad u tiro badan. Magaalooyinka burco, bebera , ceerigaabo. boorame, salaxlay baligubadle , gabilay ayaa iska hurda oo aan ka qayb qaatan jihaadka hargaysi ku jirto. Magaalada hargaysa ayaa waxay nqotay ta kaliya ee jihaad xaqa kula jirta askarta daahir riyaale. Raga rasaasta hoos u dhigaaya ee shacabka dilaya ayaa la sheegayaa inay yihiin ciidamo laga soo kiraystay jabhada onlf iyo kooxda alshabaab. Tan iyo markii maamulka diiday inuu doorashada qabto ayaa waxa dalka soo galaayay ajaanib fara badan oo calooshood u shaqaystayaala, kuwaas oo laga soo kiraysanaayo daafaha afuunka. Hal xildibaan oo aanan rabin inaan qoro magaciisa ayaa dhimasho lagu sheegayaa balse wali waan hubinayaa. Dumar iyo caruur badan oo ku qaylinaya [ ALAAHU AKBAR SAHACBKAA GUUSHA LEH ] oo maraayay saldhiga hortiisa ayaa si aan naxariislahayn askartu ugu fureen rasaas shacabka ayaa markiiba u gurmaday dumarkaa iyo caruurtaa rasaasta lagu furay. hase yeeshee hooyo ka mida dumarka oo dhabta ku haysa wiil ay dhashay oo 8 jira oo xabadi kaga dhacday caloosha dhiiguna xoog uga socdo ayaa tidhi [ALAAHU AKBAR WAAR WIILKAYGU WAA SHAHIIDE RAGA INAGA DHICIYA WAXNA KA DILA] Halmar ayaa shacabkii iswada eegay kadibna waxa la boobsiiyay shiid iyo dhagxaan askartii daahir riyaale . Cabdiraxmaan xoog oo ah xildibaankii pastoolada la soo galay barlamanka ayaa la sheegay asagoo xidhan dharka ciidan pilayska inuu sitay qori ak 47 ah . Ciidanka daahir riyaale ayaa ku gaashaamaan qoryaha culculus ee saaran gawaadhida tiknikada loo yaqaaan. halka shacabku tuurayo dhagxaan iyo inay gubaan taayiro ayagoo cuskanaya kalmida tawxiidka eebe ALAAHU AKBAR Waqtikan oo lagu jiro bisha barakaysan ee ramadaan ayaa ciidanka daahir riyaale iyo xisbiga udub ay go,aansadeen inay xasuuqaan shacbiga somaliland. Waxaan xasuustaa mar uu magaalada hargaysa ka talin jiray nin la odhan jiray maxamed xaashi gaani oo haystay ciidanka 26. ayaa mudaharaad ka dhacay suuqa dhaxe ee hargaysa ka dibna waxa lagu war galiyay gaani in arday fara badan mudaharaad wado. gaani wuxuu yidhi adeer waa bil ramadaan waana la sooman yahay marka wax ciidana uma tagi karaan ardayda cabanaysa waxa gaani ka xishooday ayaa maanta riyaale moodayaa sharaf, alayle dadku kala sharaf badan kalana aqoon badan kalana mudakarsan. Jihaadka hargaysa ku kali nqotay oo ku sii fidaya magaalada daafaheeda ayaa hada waxaad moodaa in shacbiga lagu qasbay inay ayaguna hubka qaataan. AXMED QOORGEES qoorgees-maqosle@hot mail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted September 12, 2009 Somaliland.Org: Riyale is not a dictator! Please don’t call him what he is not! The guy is an enemy, pure and simple! Take him as an enemy! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted September 12, 2009 Somaliland.Org : Riyaale and His Thugs Resort to Violence Out of Desperation and Cowardly Act Quote Share this post Link to post Share on other sites